Mysterious Dutch Coast Guard Being Formed

    August 1, 2013: The peacekeeping force now consists of 4,040 Kenyan, 6,223 Ugandan, 5,432 Burundian, 850 Sierra Leonean and 999 Djiboutian troops. There are also several thousand Ethiopian troops who constantly move back and forth across the Somali border as needed. There are a few hundred other foreign military and paramilitary personnel in Somalia, but…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Soo Saaray Wareegto kor Loogu qaadayo Bilicda Magaalooyin Dalka

      Hargeysa:1-Aug-2013 (SDN)Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali maxamed Warancade, ayaa Goor dhaweyd soo saaray Wareegto uu ku Amray in kor loo qaado la Bilicda Magaalooyinka, isagoo amar ku siiyey dadka Guryaha Goobaha Faras-magaalayaasha ah  inay Hortooda Dhigaan Mar-mar si quruxda Magaalooyinku u muuqato.   Wareegtadani uu maanta soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed…

      Read More

        Puntland oo maanta 15-jirsatay iyo Xaflad la filayo inay Caawa Qasriga Madaxtooyada ku qabsato

        Garowe:1-august-2013 (SDN)Maamul-goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland, ayaa tan iyo markii la Aasaasay 1-dii Bishii August 1998-kii, Waxa ay haatan jirtay muddo shan iyo Toban sano ah, iyadoo muddadaana ku soo martay Duruufo siyaasadeed,kuwo dhaqaale iyo kuwo dhaqaale oo kala duwan. Xuska 1-da Ogos afartii sano ee la soo dhaafay waxaa loo xusayey si balaadhan marka la…

        Read More

          Cabdi-wali Gaas Lagu wado inuu Jimcaha ka soo Dego Gaalkacyo iyo Mucaaradka Puntland oo Taageeradiisa ka midaysan

          Gaalkacyo:1-august-2013 (SDN) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas,   oo la sheegay inuu quud-darraynayo sidii uu madaxweyne uga noqon lahaa Puntland,ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Jimcaha ah ee labada bisha August uu ka soo dego magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Cabdi Weli Gaas oo la filayo inuu isu sharxo…

          Read More

            KENYA oo La Ogaaday inay Maxaabiistii Shabaab sii Daysay DHaafsatay Shuruudo ay u fulisay Kooxda Haysatay

            Nairobi:1-august- 2013(SDN) xogo ka soo baxaya Boggaga ay Internet-ka ku leeyihiin kooxda Al-shabaab, ayaa sheegaya in sii daynta Saraakiil Kenyaan oo gacanta ugu jiray Al Shabaab ay ay ku timid wada hadal dhexmaray dowladda Kenya iyo kooxda  Al Shabaab. Kooxda Al Shabaab ayaa hore shuruud ugu xidhay sii daynta labada Sarkaal Yesse Mulle iyo  Fredrick …

            Read More

              Kulankii xalay ay u ballansanayeen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Golaha Wada-tashigu oo Dhinaca Madaxtooyada Dib uga Dhacay.

                Hargeysa:1-augost-2012 (SDN)Kulankii ay soo qaban qaabiyeen Kooxda Salaadiinta Is-xilqaantay ahi ee Habeenkii xalay qorshaynaa in la isugu keeno Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Golaha Wada-tashigu ayaa dib u dhacay. Ilaa iyo Haatan lama caddayn Ujeedada Rasmiga ah ee Keentay in kulankani uu Baaqdo, balse waxa ay wararku sheegayaan in Dubu-dhacu ka yimi dhinaca…

              Read More

                DAAWO:Soomaalida ka Ganacsata Dahabka Dubai

                Dubai Aug 01,2013(SDN)-Barnaamij muuqaal ah oo laga diyaariyay ganacsatada Soomalaida ee ku nool magaalada Dubai ayaa waxa si gaar ah diirada uu u saaraya kuwa ka ganacsada Dahabka. Barnaamijku waxa uu si gaara ah uga hadlayaa Meherad ay leedahay Farxiya Islow Adan oo leh Dukaan lagu iibiyo Dahab,DAAWO.

                Read More

                  Chinese Scientists Grow Teeth from Urine

                  Guangzhou, Aug 1, 2013 (SDN) —Scientists in China have successfully grown teeth out of stem cells found in urine, possibly leading the way towards being able to regenerate our dental structures. Researchers from the Guangzhou Institutes of Biomedicine and Health removed stem cells from urine, and used those cells to grow teeth in a laboratory. The…

                  Read More

                    Daraasad : Lunsiga dakhliga soo Gala tvga qaranka Somaliland ee Aan ku Dhicin Qasnada Dawlada

                    Hargeysa 1Augst13(SDN) Tvga qaranku waxa uu ka midyahay haayadaha dawliga ah ee madaxa banaan, waxaa Miisaaniyada sanadkii ku baxda lagu qiyaasaa ku dhawaad sadex milyan oo doolar (3 milyan). Hadaba tan Iyo intii tvga qaranka laga dhigay haayad ka madax banaan wasaararada warfaafinta’ ayaa Wasaarada maaliaydu waxa ay bilawday qorshayaal kor loogu qaadayo dakhliga dawlada….

                    Read More