KULANKI AQOONYHNKA GOBOLKA HARGAYSA IYO SALLAXLEY EE DALKA UGANDHA OO DEEQ BUUGA UGU DEEQAY MOOGE REDEARS CLUB +SAWIRO
(KampalaSDN) Aqoonyhnka beesha hargaysa iyo salaxley ee wax ka barata dalka ugandha gaar ahaan casimadiisa kampala ayaa waxay xaflad wayn oo ay kusoo bandhigaayen deeq buug ah iskugu yimi hotel wayn ku yaala caasimada dalka ugandha waxay deeqdani ka koobnayd 80 buugagta noocyadooda kala duwan ah si loo dhigo Mooge readers club ku taala dagmada…
