Xukuumada Somalia oo Shaacisay shirweyne qaran oo beri ka furmaya Muqdisho
Muqdisho 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdikariim Xasan Guuleed ayaa maanta daboolka ka qaaday in maalinimada beri ah uu furmi doono shirweyn qaran kaasi oo uu sheegay inay ka soo qayb galayaan dadweyne fara badan isla markaasna looga hadli doono waxyaabo ay ka mid yihiin federalismka,Dastuurka…
