“Dawladdi Intay 40 Baabuur Cashuurtii Danyarta Ku Kaxaysatay Ayay Tidhi Waan Ku Soo Dhaweynaynaa” Jamaal Cali Xuseen

    Swden 30Sep13(SDN)Murashaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa si kulul u naqdiyay ku-biiritaanka KULMIYE ee Maayarka Berbera C/Shakuur Maxamed Xasan (Cidin) iyo Xildhibaan C/Rashiid Maxamed Xaaji Yuusuf oo labadooduba ka soo baxay UCID, balse dhawaan u diga-rogtay Xisbiga Talada haya. Sidoo kale-na waxa uu si weyn u duray hannaanka loo maray xero-gelinta…

    Read More

      Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo oo lagu wado inay beri u kicitimaan Turkiga ,Xogaha Socdaalkooda iyo Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Turkiga ku sugan

      Hargaysa 30.Sep 2013 (SDN)- Waxaa Maalinta beri ah lagu wadaa inay dalka ka ambo baxaan Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo kuwaas oo u sii jeeda wadanka Turkiga . Warar lagu Kalsoon yahay oo Shabakada Somalidiasporanews.Com  ka heshay Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha ay booqashadan ku wehelin…

      Read More

        Wasaarada Caafimaadka oo soo Gabo gabaysay Shir lagaga arrinsanayay Waxqabadka 3 Bilood ee tagay gaar ahaan Caafimaadka Taranka

        Hargaysa 30.Sep 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka Md:Cismaan xuseen wasame ayaa shir howled soconaayey muddo labo cisho ah  oo ku saabsanaa waxqabadkii sadexdii bilood ee laga soo gudbay waxyaahihii laga qabtay caafimaadinta  taranka ,waxa uu maanta ku soo gabogabeeyey  Huteel  maansoor   ee   Magaalda  Hargaysa. Shirkaasi wax aka soo qaybgalay  Agaasimaha Guud ee wasaaradda…

        Read More

          Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka oo Weli Ku Guda Jira Wax ka Bedelka Xeer Hoosaadka ay ku Shaqeeyaan

          Muqdisho 30.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen wax ka bedelka xeer hoosaadka Golaha Shacabka. Ajandaha fadhiga Baarlamaanka maanta ayaa ku koobnaa wax ka bedelka xeer hoosaadka Golaha Shacabka, waxaana shir gudoominayey kulanka Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad,…

          Read More

            Nuxurka Warbixinta Wasiirka Arrimaha Dibadu ka Jeediyay Fadhigii Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

            Hargaysa 30.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta Warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka Jeediyay fadhigii Golaha Guurtida ee Somaliland. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibadu Wuxuu Mudanayaasha  warbixin ka siiyay wasaaradiisa iyo waxyaabaha ay qaranka u qabato  waxaanu intaa raaciyay in wasaarada arimaha dibadu in ay tahay muraayadda dalka…

            Read More

              Baydhaba oo uu ka socdo Shir Maamul hoosaad loogu samaynayo Gobolada Konfur galbeed ee Somalia

              Baydhaba 30.Sep 2013 (SDN)- Qabanqaabada shirka maamul u sameynta gobollada koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa si xoog leh uga socota magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo qabanqaabada ay wadaan odayaasha, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Baydhabo. Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiiino oo ka mid ah malaaqyada wada qabanqaabada ayaa sheegay in qaar ka mid ah…

              Read More

                Golaha Guurtida oo Warbixin ka dhagaystay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland

                Hargaysa 30.Sep 2013 (SDN)- Golaha guurtida ee j s l ayaa fadhigoodii  maanta warbixin kaga dhagaysatay wasiirka wasaaradda arimaha dibada md maxamed biixi yoonis Fadhigan oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha guurtida j s l mudane siciid jaamac cali ayaa wasiirka wasaarada arimaha dibadu warbixin ka siiyay wasaaradiisa iyo waxyaabaha ay…

                Read More

                  Shir Caalami ah oo Hargaysa ka Furmay kaas oo dib u eegis loogu samaynayo Waxqabadka Hay’ada Unicef

                  Hargaysa 30.Sep 2013 (SDN)- Xubno ka tirsan golaha wasiirada Somaliland iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta ka qayb galay Shirweyne ku saabsan dib u eegis lagu samaynyo waxyaabaha ka qabsoomay qorshayashii Hay’adda UNICEF ee mudadii shanta sano ahayd ee 2011-2015 , shirweynahas oo ka dhacay Hotel maansoor ee magaalada Hargaysa. Shirweynahan oo ay ka soo qayb…

                  Read More

                    Dawlada Federaalka oo Maalin Cusub u aqoonsatay Xidhiidhka Turkiga iyo Somalia

                    Muqdisho 30.Sep 2013 (SDN)-Raysul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo xalay la kulmay ardayda Soomaalida ee wax ka barata dalka Turkiga ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya  ay Agoosto 19 u aqoonsatay maalinta xiriirka dalalka Soomaaliya iyo Turkiga. Shirdoon ayaa tilmaamay in maalintaas ay tahay markii raysul wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan uu booqday magaalada…

                    Read More

                      Xukuumada Federaalka Somalia oo Shaacisay in la Midaynayo Beelaha ku dhaqan Gobolada dhexe ee Somalia

                      Muqdisho 30.Sep 2013 (SDN)- Iyadoo bilihii ugu danbeeyayba uu socday guux la xiriira dhismaha dhismaha maamul la doonayo in ay ku midoobaan maamulada kala duwan ee ka dhisan gobollada dhexe, ayaa waxaa muuqata in arintaa ay hadda xoojineyso ama ku soo biirtay wasaarrada arrimaha gudaha iyo ammniga Qaranka. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdikariin…

                      Read More

                        Bangiga Barlays oo albaabada u laabay Xisaabaadkii Xawaaladaha Somalida

                        London 30.Sep 2013 (SDN)-Bangiga Barclays ayaa maanta xiraya akoonkii ugu dambeeyay ee xawaaladaha Soomaalida oo dadka ku nool inigiriiska u suura gelin jiray inay lacag u diraan ehelkooda ku nool gudaha Soomaaliya. Madaxa Ololaha siyaasadda ee Oxfam Ben Phillips ayaa sheegay in maanta Soomaalidu ay u tahay maalin murugo, kaddib go’aanka Bangigu uu ku xirayo…

                        Read More

                          Somalia and Kenya: Blood Brothers

                          In the aftermath of the violent shopping centre siege that left dozens of people dead, many in Kenya and neighbouring Somalia are searching for answers about why and how the attack could happen. A few months ago, I was sitting in Dr Yaseen Nur’s kitchen, above his private hospital in Mogadishu. Some wounded soldiers had…

                          Read More

                            Somalia’s strife merits global attention

                            Somalia has become an increasingly unstable region in recent years. The international community needs to help bring law and order to help the struggling population of Somalia and cut down on the piracy plaguing world markets. The recent attacks on a Kenyan mall by al-Shabab militants from Somalia illustrate the need for international attention in…

                            Read More

                              Sadex Dawladood oo Codka Vito Power-ka leh oo isu abaabulaya Weeraro Xididada loogu Siibayo Kooxda Alshabaab

                              Washington 30.Sep 2013 (SDN)- Dowladaha Maraykanka, Ingiriiska iyo Faransiska  ayaa la sheegay in ciidamadooda ay wadaan qorshe ay isku-bahaysanayaan inay si wadjir weeraro ugu qaadi doonaan Saldhigyada ay Al-Shabaab ku leeyihiin gudaha Soomaaliya Sidaas waxaa lagu soo qoray Wargeyska The Daily Star ee ka soo baxa wadanka, sidoo kale wargeyska waxaa lagu sheegay in weerarkaas…

                              Read More

                                ”Madaxweyne Uhuru Kenytta si toos ah ayaan arinta uga wada hadalnay, runtiina waa uu naga aqbalay” Danjire Maxamed Ameeriko

                                Nairobi 30.Sep 2013 (SDN)- Danjiraha dowladda Soomaaliya u jooga dalka kenya Max’ed Cali Ameeriko oo ka hadllayay wal walka ay qabaan dadka Soomaalida ah kadib weerarkii Westgate Mall ayaa sheegay in wax baqdin ah oo ku aadan in la dhibaateeyo dadka Soomaalida ah xiligan jirin. Waxaa uu sheegay in uu ka mid ahaa diblumaasiyiin ka…

                                Read More