Daawo:Warkii Oct 17,2013 TV-ga Somaliland ee SLNTV

    Hargeysa Oct 17,2013(SDN)-Daawadeyaal waxaad ku soo dhawaataan Baahinta warakii ka baxay TV-ga Qaranka Somaliland ee SLNTV Oct 17,2013. Wararka waxa ka mida qodbada Ololaha dhismaha wadada Ceerigaabo iyo Burco,Qado sharaf uu wasiirka warfaafintu u sameeyay fanaaniinta Gesska iyo qodobo kale,DAAWASHO HABOON.   <iframe width=”640″ height=”360″ src=”//www.youtube.com/embed/5Vb0cCrpQlQ?feature=player_detailpage” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

    Read More

      Daawo:Barnaamijka Maqal Dadkaaga oo uu marti ku yahay Wasiirka Macdanta Somaliland

      Hargeysa Oct 18,2013(SDN)-Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa todobaadkan marti ku ahaa barnaamijka Maqal Dadkaaga oo uu suaallo uga jawaabay. Barnaamijka oo xiiso badnaa ayaa waxa daadihinaya Xuseen Cabdilaahi Deeqsi ayaa wasiirka suaallo daran doori ah Wasiirka lagu hafiyay intii lagu gudo jiray baahinta Barnaamijka ee daawasho Haboon.  

      Read More

        Fanaaninta Xidigaha Geeska oo Hees Cusub oo wadani ah oo ka tarujumaysa Midnimada Somaliya ku soo bandhigay tvka qaranka somaliland iyo Hodan Cabdiraxman oo gashan Calankii Somaliya Dawasho wacan

        London 18Oct13(SDN) Fanaaninta Xidigaha Geeska oo Hees Cusub oo wadani ah oo ka tarujumaysa Midnimada Somaliya ku soo bandhigay tvka qaranka somaliland iyo Hodan Cabdiraxman oo gashan dhago ku sawiran yahay Calankii Somaliya Dawasho wacan halkan kaa daawo iyo fananada Hodan Cabdiraxmaan oo gashan dhagaha oo ku sawiran yahay calankii soomaliya iyo heesta oo aan…

        Read More

          Ogaden Whistleblower Alleges Ethiopian Abuses

          Stockholm, Oct 17, 2013 (SDN) -Swedish journalists Martin Schibbye and Johan Persson were subjected to mock executions, and imprisoned for a year, after trying to report on Ethiopia’s troubled Ogaden region. Now a man has defected to Sweden bringing what he says is over 100 hours of filmed evidence. Stellan Gärde is a lawyer at…

          Read More

            Warbixin Hor leh iyo Macluumaad ku saabsan Qaabkii ay Kooxda argagixisada ahi u Galeen Xarunta Westgate Mall {DAAWO}

            Nairobi 17.October 2013 (SDN)- Telefishanka CNN ayaa soo bandhigay Qaabkii ay Kooxda argagixisada ahi u Galeen Xaruntii Ganacsi ee West Gate Moll ee Magaalada Nairobi taas oo Muujinaysa Rag dablay ah oo si toos ah u soo gelaya Gudaha Xaruntaas isla markaana laynaya dadkii ku jiray qaarkood. Muuqaalkan waxaa kale oo uu Muujinaya dad ay…

            Read More

              Ciyaar lagu Maamuusayo 29 Guuradii Dagaalkii Burco Duuray oo Galabta ku dhex martay Garoonka Caasimada Gobolada Maroodi Jeex iyo Daad Madheedh

              Hargaysa 17.0ctober 2013 (SDN)- Ciyaar kubadda cagta ah oo lagu xusayey munaasabadda 17 OCT ayaa galabta dhex martay xulalka kubadda cagta ee Gobolada Maroodijeex iyo daad-madheehd.   Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Hargeisa stadium ayaa waxaa soo qabanqaabiyey ururka samafalka wadaniga aa ee ODXA, waxaana lagu xusayey maalinta shuhadada SNM oo ku beegnayd maanta 17…

              Read More

                Kulankii Golaha Wasiirada oo Diirada lagu Saaray Adeegga Asaasiga ah ee Caafiamaadka Dalka

                Muqdisho, October 17, 2013(SDN)–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan diirada lagu saaray qorshaha adeega Caafimaadka ee Aasaasiga ah, heshiis Millateri oo ay kala saxiixdeen dawladdaha Soomaaliya iyo  Talyaaniga iyo warbixin laga dhegeystay Wasiirka Arrimaha Dibadda…

                Read More

                  Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka Hadlay Tabashada Mujaahidiintii SNM {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxana uu muujaahidiinta tabashada qaba kula taliyey inay samir yeeshaan, waxana uu carrabaabay inaanu madaxweyne siilaanyo aqbalaynin in mujaahidiintii ay halganka soo wada galeen qaar ka mid ahi maanta darxumo qabaan, waxana uu sheegay inay jiraan baahiyo kala duwan oo lagaga mashquulay  wax u qabashada…

                  Read More