Deegaano ka Tirsan Gobolka Bakool oo ay Ciidamada Dawlada Federaalku la Wareegeen
Bakool 16.October 2013 (SDN)- Ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Bakool, ayaa lagu waramayaa in ay saakay waabarigii howl-gallo ka sameeyey qaar ka tirsan demooyinka gobolka Bakool ayeey kula wareegeen deegaanno ay horay u maamuli jireen xoogagga Al-shaabaab. Saraakiisha gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ay saakay weerareen deedaanno hoostaga magaalada Xudur…
