Xisbiga Kulmiye Oo Qaab Aan Carruurtu u Hadaaqin Uga Jawaabay Sharci-jabinta Loo Haysto Xildhibaannadii Doolka Ugu Tegay
Hargeysa:3-0ct-2013(SDN)-Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Haatan ku soo Hambabaray inuu Badhtanka u fadhiyo Sharci-jabin iyo Darjiidhid uu ku sameeyey Xeerarka Dalka u yaalla, waxana uu soo saaray Bayaan looga jeedo in lagu jaahwareeriyo ku soo biiriddii xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Ka Soo jeeda Xisbiga Ucid. Xisbiga Kulmiye oo Haatan haya Hoggaanka Dalka, islamarkaana…
