Duqay ka soo Jeeda Gobolka Shabeelaha hoose oo ka Horyimid dhismaha Maamulka Konfurta Galbeed ee Somalia

    Baydhaba 02.October 2013 (SDN)- Waxgarad iyo odayaal ka soo jeeda maamulka gobolka Shabeellaha hoose e ayaa si weyn uga soo horjeestay olole ay wadaan xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle kaasoo ku saabsan in dhismaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya. Odayaasha ayaa ku eedeeyay xildhibaanada ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle…

    Read More

      Mas’uul ka Tirsan Ciidamada Booliska Somalia oo lagu Khaarajiyay Magaalada Muqdisho

      Muqdisho 02.October 2013 (SDN)- Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya ayaa saaka lagu dilay magaalada Muqdisho xilli uu ku sii jeeday goobtiisa shaqo . Rag ku hubeysnaa bastoolado ayaa la sheegay inay dileen marxuumka oo magaciisa lagu sheegay Shariif Aadan. Maleeshiyada dilka geysatay ayaa la sheegay inay ka baxsatay goobta, ciidanka dowladda oo meesha gaaray ayaa…

      Read More

        Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo Hab Maamuus sare loogu qaabilay Magaalada Istaanbuul DAAWO

        Istaanbuul 02.October 2013 SDN .Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo waftigii uu hogaaminaayo ayaa si rasmiya u cago dhigtay garoonka diyaaradaha ee magaalada qadiimiga ah ee istaanbuul. Halkaas oo uu Madaxweynaha iyo weftigiisu ay habeenkii xalay ka waxaana madaxweynaha ku qaabilay kuna soo dhaweeyey garoonka  masuuliyiinta wadanka turkiga, waxaana weftiga madaxweynaha la dejiyey hotel…

        Read More

          Masuuliyiin Ka Qayb Galay Shirkii Beljium-ka Oo Iska Dhiibay Waddamada Yurub iyo Sumcad-xumada ay Keeneen

          Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)- Wararka ilaa iyo Haatan aanu Helayno ayaa sheegaya  in Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya kana qeyb galay shirkii dhawaan ka dhacay Magaalada Brussels ee Dalka Biljimka in ay ku dhax dhuunteen dalkaasi ayna iska dhiibeen Dalal katirsan Qaarada Yurub. Xubno ka qeyb galay Shirka Brussels ayaa lagu waramayaa in la waayay halka ay jaan iyo…

          Read More

            Uhuru Kenyata oo Jawaab isku mid ah siiyay Dawlada Soomaaliya iyo Al Shabaab:Ciidamadeenu kama baxayaan Soomaaliya

            Nairobi Oct 02,2013(SDN)-Maadaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka jawaabay dalabaad ka soo yeeray kooxda Al Shabaab iyo dawlada Soomaaliya oo uu sheegay in labaduba doonayaan in ciidamada dalka Kenya ay Soomaaliya isaga baxaan. Madaxweynaha oo hadalkan ka jeediiyay kulan uu Nairobi kula qaatay culimada dalkaasi ee diimaha kala duwan ayaa hadalkiisu caro ka muuqatay….

            Read More

              Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta Oo Wali Shacabka La Hortaagan Indho La’aantii Uu Ku Daawanayey Xildhibaanada ku Eedaysan Sharcijabinta

              Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta Ururrada iyo Axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale ayaa wali sii wata inuu Aamusnaan ku daawado  muranka sharci ee ku saabsan xildhibaannadii dhawaan sheegay inay ka Baxeen xisbiga Ucid kuna Biiray Xisbul-xaakimka kulmiye.   Guddidan uu Horjoogaha u yahay Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale, ayaa  illaa iyo Hadda  ka cago jiidaysa inay jawaab Sharci ka…

              Read More

                WasiirKa Maaliyadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Fiican yahay Mansabka Madaxweyne Ee u Harraaddan yahay

                Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii ugu Horraysay ka Hadlay sababta ku kalliftay inuu Odoroska Miisaaniyadda Qaranka soo Gudbiyo Xilligii ku Haboonaa. Wasiir Samaale oo Maalintii shalay u warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta dalka ayaa sidoo kale qaab dadban u sheegay inuu aaminsan yahay inay jirto shaqo ka ballaadhan tan uu…

                Read More

                  Xildhibaan Rayte Oo Ayaan Darro Ku Tilmaamay In Madaxweyne Siilaanyo Amar Ku Bixiyo Inuu Kaligii Hollodo Hadallada Munaasibadaha la Isku Arko

                  Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Xildhibaan Ibraahim Cali Rayte ayaa markale ka Hadlay Lacagta Wasaaradda Madaxtooyada loo Ansixiyey oo uu hore cod ugaga soo horjeestay iyo Qaabkii Dhawaan Xukuumaddu u afduubatay Xafladdii Qalijabinta ahayd ee Jaamacadda Hargeysa.  Xildhibaan Rayte oo Maalintii shalay u Warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta somaliland, ayaa wax laga xishoodo ku tilmaamay in xukuumaddu ku amar…

                  Read More

                    Badiba Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo Oo Maalintii shalay Wakhtigooda Ku Qaatay Garoonka Diyaaradaha Iyo Shaqooyinkoodii Oo Dayacnaa

                    Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Safarkii maalintii shalay ee Madaxweyne Siilaanyo Dalka kaga Baxayey, ayaa waxa uu  Keenay in Inta Badan Xafiisyada Dawladdu ay Gebi ahaanba Joojiyaan Shaqooyinkii ay Bulshada u hayaan, waxana Masuuliyiintoodii ku Mashquuleen Kala HororsiGa iyo u kala dheeraynta Ka Ag muuqashada Madaxweynaha.   Badi wasiirrada ayaa  xilka ka haya wasaaradaha Somaliland, ayaa  Aroortii horeba u soo…

                    Read More

                      Visit by Somali minister relaunches ties to Canada

                      OTTAWA – Foreign Affairs Minister John Baird proclaimed the start of a new era in Canada’s ties with Somalia Tuesday, one week after a Somali terrorist group’s brazen attack on a shopping mall in neighbouring Kenya, and 20 years after Canadian soldiers left the country in disgrace. Ties between Canada and Somalia have been practically non-existent…

                      Read More

                        (DHEGEYSO)Xuseen Cadhoole:Afhayeenka Dalada Mucaaridka ee USN sababta ay dawladu u xirtaa waa hogaamiye hadalo cad cad

                        Ottawa Oct 02,2013(SDN)-Siyaasiga mucaaridka ah ee reer Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa warbixin uu naga siiyay xaaladihii siyaasadeed ee u danbeeyay dalka Jamhuuriyada Jabuuti waxa uu uga waramay mudaharaad ka dhacay magaalada Belbela ee dalka Jubuuti. Md Cadhoole ayaa sidoo kale nooga waramay xarig xukuumada Jabuuti u geysatay shicib iyo siyaasiyiin caana oo…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo: Talaabo ay 2005 Cadho ka keentay ayuu Dambarsaday doraad, bal akhri una fiirso sawiradan!!

                          Hargeysa 01, October 2013 (SDN)- 17 Oktoober, 2005, ayaa munaasibad loogu baroor diiqayay shuhadadii SNM, waxa lagu qabtay fagaaraha beerta xorriyadda ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb galay Madaxweyne Siilaanyo oo wakhtigaas ahaa guddomiyaha KULMIYE, wasiirkii arrimaha dibadda ee xukuumadii hore Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo masuuliyiin kale. Wasiirkii arrimaha dibadda Cabdillaahi Maxamed Ducaale, oo…

                          Read More

                            Wado laami ah oo laga Hirgalinayo Magaalada Garoowe iyo Madax ka hadashay Dhagax dhigeeda

                            Garowe 01.October 2013 (SDN) Mamulka Dowlada hoose ee magaalada Garowe ayaa maanta  dhagax dhigay wadada Islaan Maxamad oo loo qorsheeyay in laga dhigo wado laami ah,waxana munaasibada lagu dhagax dhigayay wadadaasi kasoo qayb galay wasiiro ka socda Dowlada,waxgarad,mamulka magaalada Garowe,haweeni yo qaybaha bulshada. Wadadan ayaa ka soo bilaabmaysay Barxada caanka ee Garowe ilaa jidka Sodonka….

                            Read More

                              Wasaarada Warfaafinta ee Dawlada Federaalka oo Shaacisay inay dib ula soo noqotay Hawada Somalia iyo Dhaqaalaheedaba

                              Muqdisho 01.October 2013 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo safar shaqo kujooga dalka Canada, magaalada Montreal ayaa dadaal badan iyo shirar badan kadib ku guuleystay in si kama dambeys ah loo soo wareejiyo hawada Soomaaliyeed maamulkeeda iyo dhamaan waxii dakhli ah ee laga hayana lagu soo wareejiyo dawladda Federaalka Soomaaliyeed….

                              Read More