MADAXWEYNAHA Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Wareysi gara siyey Wariyaha Mustafe Cabdi Xuseen {Shaafi} isaga oo ka hadlay arimo badan oo khuseeya Somalida Itoobiya Dawasho wacan

    London24Jan13(SDN) MADAXWEYNAHA Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Wareysi gara siyey Wariyaha waa Mustafa Cabdi Xuseen {Shaafi} isaga oo ka hadlay arimo badan oo khuseeya Somalida Itoobiya Dawasho wacan

    Read More

      Qarax Khasaare Geystay Oo Gilgilay Xarunta Ciidamada Booliska Qaahira iyo Mudaharaaddo Dalkaasi Ka Bilaabmay

      Qahira:24-Jan-2014(SDN)-Wararka ka imanaya Dalka Masay ayaa sheegaya in Qarax weyni  saacado ka hor uu   Gilgilay Xarunta Guud ee Booliska Masaaridu ku leeyihiin Xarunta Qaahira. Mas’uuliyiinta ammaanka ee Masar ayaa sheegay in qarax weyn uu ka dhacay meel dibedda ka ah xarunta boliiska ee magaalada Qaahira, iyadoo Halkaasna uu khasaari ba’ani ka dhacay.   TV-ga…

      Read More

        Maraykanka Oo Ku Dhawaaqay inuu Kor U Qaadayo Dhaqdhaqaaqyadiisa Ciidan ee Somalia uu ku Leeyahay

        Washington:24-Jan-2014(SDN)-Waxa wali meel sare maraysa Dedaalka uu maraykanku ugu jiro inuu dagaal xooggan la galo Kooxaha islaamiyiinta ah ee ka dagaalama somalia oo ku fidaya meelo badan oo Gobolka ka mid ah. Warbixin lagu qoray wargeyska Los angeles Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa muujineysa in dowlada Mareykanku ay  Haatan qorshaynayso inay Ballaadhiso…

        Read More

          Ciidamada Naafada Soomaaliyeed Oo Ka Dhiidhiyey Ku Biiritaanka Ethiopia ee AMISOM, Baaqna u diray Dawladda

          Muqdisho:24-Jan-2014 (SDN)-Waxa isa soo  taraya Dhaleecaynta ay Bulshada Somaliyeed u soo jeedinayso Ku Biiritaanka Ciidamada Ethiopia ee Amisom, waxana Haatan Arrintaas ka Dhiidhiyey Nadiibdarrona ku Tilmaamay Ciidamada Naafada soomaaliyeed. Afhayeenka ciidamada naafada xoogga, Cabdi Mahad Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ayaan daro ay tahay ciidamada Ethiopia oo la ogyahay cadaawada kala dhexeesa…

          Read More

            Somalia iyo Dunida Kale (Halkan Ka Akhri Halka ay Marayaan Toddoba Dal Oo Soo Maray Xaalad Ka Xun Midda ay Somalia Soo Martay)

            Reerkoodu waxey leeyihiin 500 oo geel ah, asaguna carab ayuu 5 geel ah u raacaa! Muqdisho:24-Jan-2014(SDN)-Nin Somali ah oo reerkoodu leeyihiin 500 oo geel ah ayaa ushaqeeya nin Saudi ah oo leh 5 geel ah.  5-taas geela ah ayuu u raacaa. Somalia dhaqaale weyn oo la horumarin karo ayey leedahey haddii nabad iyo daacadnimo loo…

            Read More

              Madaafiic Khasaare Geysatay Oo Xalay Lagu Weeraray Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Muqdisho

              Muqdisho:24-Jan-2014(SDN)- Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ayaa Xalay lagu weeraray Madaafiic geysatay Khasaare Nafeed iyo mid maalba. Madaafiicda ayaa la sheegay inay ku habsatay Aqal ay deggenaayeen dad rayid ahi, waxana la xaqiijiyey dhimasho iyo dhaawac halkaas ka dhacay. In ka badan laba qof ayaa lagu warramay tirada wax gaadhay xalay waxaana dhacdadani…

              Read More

                Munaasibadda Xilwareejinta Madaxda Puntland Oo Qabanqaabadii Ugu dambaysay Ku jirta iyo Kala Fadhiisinta Wufuudda Oo Meel Fiican Maraysa

                Garowe:24-Jan-2014(SDN)-Waxa Maanta Saacadaha soo Socda Lagu Wadaa inay Magaalada Garowe ka Qabsoonto Munaasibadda Uu Xilka kula wareegayo Madaxweyne Cabdiweli iyo ku xigeenkiisu. Munaasibaddaas ayaa haatan qabanqaabadii ugu dambaysay ku jirta, waxana halkaas gaadhay oo si weyn loo soo dhaweeyey madax kala duwan oo ka socota maamulada kala duwan ee dalka ka jira, madaxda ka socota…

                Read More

                  “Xamarji Oo Badhasaab ah ayuu Nin Cadayga Burco ku Iibiyaa Xirsi Telefoon u soo Diyarayaa Oo Odhanayaa….” Guuleed Daahir

                  Hargeysa:-24-Jan-2014(SDN)-Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Sababaha Rasmiga ah ee uu Guddoomiye Xamarji uga Tegay Xilkii uu u Hayey Bulshada Gobolka Togdheer. Guuleed Daahir oo maalintii shalay Warbaahinta kula Hadlayey Magaalada Hargeysa, ayaa xusay inuu Xamarji shaqadiisii u gudan kari waayey oo u ga tegay Gacan-togaalayn…

                  Read More

                    Deeq yare iyo waayihii dugsigiisa(SHEEKO)

                    Waa maalin cusub iyo aroor cusub. Nabad iyo naruuro ayaa lagu waabariistay. Jawiga saaku waa mid deggan oo cagta iyo jabaqdu ku yar tahay. Laamida burburka iyo godadka badan ee uu lugaynayo waxaa ku weheliya oo si teelteel ah u maraya noole dumar u badan oo u jeeda jihada uu u jeedo; Waxaa soo tarraxa…

                    Read More

                      Somali PM meets Yemen’s embassy chargé d’affaires

                      MOGADISHU, Jan. 23 (Saba) – Somalia’s Prime Minister Abdul-Wali Sheikh Ahmed met on Thursday in Mogadishu with chargé d’affaires at the Yemeni embassy Fouad al-Zurqah. In the presence branch manager of Cooperative and Agriculture Credit (CAC) International Bank in Djibouti Ahmed al-Dhib, Ahmed and al-Zurqah discussed the economic relations between the two brotherly countries, the…

                      Read More

                        Somali Spice

                        East African Restaurant is the quiet but self-assured new kid in Spenard. While its décor is dominated by remnants of the space’s previous German restaurant identity — walls coated in red and black striped wallpaper, an old piano, a stein for a tip jar, even the tables and chairs — the new tenant’s additions of…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Jaamacada Camuud oo taariikh nololeedkiisa ka waramay

                          Hargeysa Jan 23,2014(SDN)-Professor Saleebaan Axmed Guuleed oo ah Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud ee ku taalla magaalada Boorama ee Gobolka Awdal oo ah Xaruntii koowaad ee lagu dhigo tacliinta sare ee Somaliland ayaa wareysi taariikhi ah kaga warramay sooyaalkiisa nololeed sida gu’gii iyo goobtii uu ku dhashay, dhismahooda qoysnimo sida waalidiinta, guulaha u qabsoomay iyo caqabadaha uu…

                          Read More

                          Labada Xiddig ee Reer France Ribery Iyo Benezma oo Lagu oogey dacwad Iney u Galmoodeen Gabadh Aan qaan gaadhin.(By Jaahuur)

                          Paris-23-Jan-2014-(SDN)Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa labada xiddig ee reer France Ribery iyo Benzema una kala ciyaara Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa la maxkamadeynayaa,markii lagu soo oogey iney u galmoodeen gabadh aan qaan gaadin oo lagu  magacaabo Zahia Dehar, Rebery oo 30-don jir ah kaalinta 3-na ka galeyna abaalmarinta Baloon d’Or iyo Benzema oo…

                          Read More

                            Prime Minister chairs first Cabinet, telling ministers: “We must rise to and overcome challenges that lay ahead”

                            His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today chaired Cabinet for the first time since appointing his Cabinet.  The Prime Minister set out his plans and vision for Somalia and told Cabinet that the expectation and responsibility resting on their shoulders is great. “My Cabinet and I are in no doubt of the challenges that…

                            Read More