Ra’iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada(SAWIRO)

    Muqdisho, January 23,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dhaariyay, waxaana kulankan diirada lagu saaray qaabka ugu haboon ee ay golaha Wasiiradu ula wareegi lahaayeen Xafiisyada Wasaaraddahooda.   Kulankan ayaa markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta la…

    Read More

      Somaliland: So Corrupt We Are

      By: Aden Deeq Help comes in the form of teaching, showing and leading by example. The people running the country misuse the money just as they have done with their existing funds that our country often ignores its own poor. Worse still, the government is corrupted and do not spend enough money in education to…

      Read More

        Wufuud Tiro Badan Oo Si Xawli ah ugu Qulqulaysa Garowe Oo Berri ay Ka Dhici Doonto Munaasibad Ballaadhani Iyo Dalalka Jaarka Oo Cid U soo Diri Doona

        Garowe:23-Jan-2014(SDN)-Waxa Dhaqdhaqaaqyo badan laga Dareemayaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland Oo Maalinta Berri ah lagu qaban doono Munaasibadda Caleemosaarka madaxda Cusub ee Puntland.   Maanta Oo Khamiis ah ayaa la filayaa in Garoowe ay gaadhaan wafuud ka kala socota Maamulada Juba, Ximan & Xeeb, Galmudug, & dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo aan wali la…

        Read More

          Ra’sial wasaaraha somalia Oo Ballan Ku Qaaday Inuu Wasiirradiisa Ka Ururin Doono Baasaboorrada Ajaanibka ah ee ay Sitaan

          Muqdisho:23-Jan-2014 (SDN)-Ra’isal wasaaraha cusub ee Somalia Cabdiweli Sheekh Maxamed, ayaa markii ugu horraysay Afkiisa kaga Dhawaaqay Tallaabo Hirgelinteedu Wax Badan ka tari karto Shaqo xumada lagu sheego Qurbejoogga wasiirrada ka noqda Somaliya. Ra’isal wasaaraha oo habeenkii xalay ka Hadlayey munaasibad madaxtooyada loogu qabtay Baarlamaanka oo fasax dheer gelaya, ayaa isagoo ka jawaabay su’aalo laga weydiiyey…

          Read More

            Kooxda Al-shabaab Oo Habeenkii Xalay Madaafiic ku Tuurtay Goobo Xaasaasi ah Oo Ku Yaalla Magaalada Kismayo iyo Warwar cusub oo Maamulkaas Soo Foodsaaray

            Kismaayo:23-Jan-2014 (SDN)-Kooxaha islaamiyiinta ah ee Alshabaab ayaa Maalmahan dambe  Faro Baas ku haya Magaalada Kismayo iyo Deegaanada ku xeeran.  Kooxahan ayaa habeenkii xalay weerar culus ku ekeeyey magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, waxana ay halkaas ku tuureen Hub culculus ee waliba ay la Eegteen Goobo Xaasaasi ah. Goobjoogayaal ku sugan Kismaayo ayaa  sheegaya  in…

            Read More

              Nuxurka Khudbado Madaxda Soomaalidu Xalay K a Jeedisay Munaasibad Ballaadhan Oo Lagu Sagootinayey Fasaxa ay Galeen Mudanayaasha Baarlamaanka

              Muqdisho:23-Jan-2014(SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Xarunta Aqalka Madaxtooyada Somalia lagu qabtay Munaasibad Ballaadhan oo lagu sii sagootinayey Xidhitaanka Kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka Somaliyeed oo Haatan Fasax Gelaya.   Munaasabadda oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxa uu u sameeyey XIldhibaannada Golaha Shacabka…

              Read More

                Guuleed Daahir Oo Aakhirkii Damiin Lagu Daayey iyo Xukuumadda Oo Diidday inay Caddayso Kiiska ay Ku Haysato

                Hargeysa:23-Jan-2014(SDN)-Waxa Shalay Galab Xorriyaddiisa dib u helay Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar oo Muddo Bil ku dhaw Xabsiga ku Sugnaa. Wararka la Xidhiidha Sii Deynta Guuleed ayaa sheegaya in kaliya lagu sii daayey Damiir, walina si rasmi ah Xorriyad buuxda looma siinin. Sii dayntiisa ayaa ku timi culays badan oo waxgarad iyo…

                Read More

                  Guddoomiye ku-xigeenka UCID oo ka Jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya:GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY!

                  Hargeysa Jan 23,2014(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadeaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Gurey ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada Soomaaliya ay tahay muqadas. Cali Gurey ayaa hadalkiisan oo uu dhigay facebook waxa uu u qoraa sidan: Somalia waxa la yidhaa Somalia. Midnimadeedu inay…

                  Read More

                    Dubai to host Somalia Investment Summit 2014

                    The second Somalia Investment Summit 2014 takes place in Dubai in April 6th to 7th. This year’s summit theme is ‘Opening new possibilities’. Hosted by Somalia Economic Forum, Somali Investment Summit 2014 will focus on the abundant opportunities and exciting future prospect in rebuilding the State of Somalia. With widespread support from the Somali Government,…

                    Read More

                      It’s Somali vs Somali at TDSB

                      “We are tired of being marginalized. We came to Canada to integrate, but it seems officials at the TDSB would like us to segregate ourselves into ghettoes.” Those are the words of Suban Abdullahi, mother of two kids in the Toronto school system and three more who have graduated and are now in university. She…

                      Read More

                        Hogaamiyihii Jarmal ka Bari Erich Honecker iyo Fidel Castro oo 1977 kii u dhagar-maleegaaya Soomaaliya

                        Turjumaad: Maxamed Haaruun (mbiixi@gmail.com) Fiiro gaar ah: (Qoraalka aan halkan ku turjumay wuxu wax ka iftiiminayaa dhacdooyin taariikheed oo Soomaalida iyo dadyawga Geeska Afrika ba dhibaato ka soo gaadhay. Dhibtaas inteeda u badan, (naf iyo maalba) waxay ku habsatay Soomaalida, ilaa maantadan na dhacdooyinkaas raadkoodii waan la noolnahay. Arinta koleyba aniga si gooni ah ii…

                        Read More