Sidii loo Joojiyay Qaadka UK yo marxaladii dheerayd ee loo soo maray arrinta
Waxan halkan marka hore ka salaamaya dadka dhamaan maqaalkan akhrisanaya. Inta ka dib, waxa bishii hore 31 March 2014 , maalinta isniinta ahayd ka dhacay shir magaalada London shir taariikhi ah. Kaaso uu barlamanka UK kaga arrinsanayeen sidii go’an looga qaadan lahamaan dooriyaha Qaad ee UK. Arrintaasi oo ku saabsanayd sidii loo jiijin laha ama…
