Baarlamanka Somalia oo laalay Qaadashada Kaadhadhka Aqoonsiga

    Muqdisho 08.April 2014 (SDN)- Xildhibaannada golaha baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay fadhigii 8-aad ee kalfadhiga afaraad, ayaa waxa ay ka soo saareen qaraar lagu joojinaayo qaadashada kaararka aqoonsiga dalka. Xildhibaannada oo ka dooday qodobkan shalay iyo maanta ayaa isku raacay in shacabka ay dhib ku qabaan qaadashada kaararka aqoonsiga. Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee…

    Read More

      ” Xukuumadda talada haysaa way naga mamnuucdayba inaan ka hadalno jaamacadaha iyo inaan ka soo qayb gallo midnaba.” Musharax Jamaal Cali Xuseen Daawo

      Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Musharaxa  Jagada Madaxweynaha  Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen oo  safar ku jooga dalka kanada,ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay arrimo  badan. Musharax Jamaal Cali Xuseen oo u warramayay TV-ga UNIVERSAL,waxaa kaloo uu ka hadlay farqiga u dhexeeya Xukuumaddii uu hoggaamiayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  xilligii uu talada dalka…

      Read More

        “Wargayskii Hubaal oo inta xaruntiisii lagu weeraray oo Gudoomiyihiisa la layku dayey in la toogto ayaa cidii weerartay ay dalacaad ku heshay” Xoghayaha Waddani {DHAGAYSO}

        Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Maxamed C/Laahi Uurcade Waxaana Uu Sheegay In Uu Xukumada Ku Dhaliilayo Sida Ay Ula Dhaqmayso Isla Markaana Ay U Burburinayso Xoriyatulqowlka Isagoo Xukumada U Soo Jeediyey Una Baaqay In Ay Iska Ilaaliso Wixii Waxa U Dhimaya Madax Banaanida Xariyada Hadalka . Geesta kale…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudida Qabanqaabada Xuska 18 May

          Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu Digreeto Madaxweyne ku magacaabay Guddida Qaban-qaabadda Xuska 18 May, oo uu gudoomiye u yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Cali Maxamed Warancade. Warsaxaafadeedkan oo uu Ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleeban Dhuxul soona Gaadhay Shabakada Qubejoog.com  ayaa Waxaa Xubno ka…

          Read More

            “Ciidankan Ay Sida Guracan U Isticmaalayso Xukuumaddu Ha Joojiso Haddii Intaas Laysla Dhaafo Wixii Soo Baxayana Waa Laysla Garanayaa”. Xoghayaha Guud ee Waddani

            Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Maanta Shir,Jaarid Ku Qabatay Xafiiskooda Ayaa Waxaa Ay Kaga Hadleen Kuna Canbaareeyeen Falkii Lagula Kacay Wargayska Haatuf  Oo Maalintii Shalay  Ay Ciidamada Booliska Somaliland Gabi Ahaanba La Wareegeen . Waxaana Ay Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Xuseen In Ay Xukuumada Ku Tahay Talaabadaasi Ceeb Iyo Wax Laga…

            Read More

              Maareeyaha TV-ga Qaranka Oo Uu Maanta Xafiiskiisa Ku Dhex Garaacay Midka mid Shaqaalaha Wasaaradiisa Oo Xaqiisii La Duudsiyey

              Hargeysa:08-April-2014(SDN)-Waxa Maanta Dagaal Gacan-ka-hadal ahi Dhex Maray Maareeyaha Telefishanka Qaranka Somaliland iyo Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, iyadoo Dagaalkaasi Ka Dhacay Gudaha Xafiiska Maareeyaha. Dagaalkan ayaa ka bilaabmay Markii uu Maareeyuhu dhawaan Soo Saaray Amar uu Lacago Gunno ah kaga Joojinayo Xubno shaqaalaha        Wasaaradda ka tirsan oo uu ku tuhmay inay Si…

              Read More

                “Xisbiga Kulmiye Waxaan u Malaynayaa inuu Ilaaway Guushii ay Saxaafadu Gaadhsiisay” Gudoomiye Xigeenka Xisbiga Waddani

                Hargaysa 08.April 2014 (SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa  si adag uga hadlay xadhigga Wargeyska HAATUF oo Shalay galab ay Xukuumaddu  xidhay  isla markaana ay Xaruntii Wargeyska la wareegeen ciidammo boolis ahi,tallaabadaas oo ay ku tilmaameen nasiib darro Qaran oo ku habsatay dalka Somaliland haddii Xukuumaddii  ku tacadyayso saxaafadda Madax bannaan. Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee Xisbiga…

                Read More

                  Maanso Cusub Oo La Baxday Silanyo Siyaasi, Lagu Hungoobay Siyaadka Sanadka.Waxa Curiyey Wariye Cabdiraxmaan Dhadhere.

                  Halkan Waxaan idinku soo gudbinayaa Maanso Gaaban Oo La Baxday (Silanyo Siyaasiga Lagu Hungoobay Siyaadka Sanadka) oo aan Curiyey 8/4/204,taasi oo aan kaga damqaday ama ugu dhalatay markaan arkay xaaladaha qalafsan ee haatan ka jira Dalkeena Somaliland,taasi oo ay kow ka tahay tacadiyada Saxaafada Xorta ah,xoriyatul qawlka iyo musuq-maasuqa hadheeyay Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxwayne Axmed…

                  Read More

                    Xubno ka Mid ah Fannaaniintii Xidigaha Geeska ee Doolaalada Muqdisho u Tagay oo Ku Xidhan Madaarka Hargaysa

                    Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Waxa Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargaysa Goor Dhawayd Lagu Xidhay Guddoomiyaha Fanaaniinta Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Iyo Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Oo In Muddo Ah Ku Maqnaa Magaalada Muqdisho. Guddoomiayaha Kooxda Xidigaha Geeska  Ayaa Sheegay In Wixii Ugu Horeeyey Ee La Waydiiyey Lagana Dalbaday Ay Noqotay In Uu Soo Saaro…

                    Read More

                      Khilaaf ka Taagan Cida Masuul ka ahayd Burbur ku Yimid Dhismaha Waddada Kala Baydh ilaa Wajaale

                      Gebilay 08.April 2014 (SDN-khilaaf ka dhashay bur bur ku yimi jidka wajaale oo dhismihiisu socday ayaa ka dhex taagan Maamulka Gobolka Gabilay, Hay’adda Horumarinta Wadooyinka iyo Kastamka Kalabaydh kadib markii Jaadlayaal iyo gaadiid Xamuul ah oo Banka galay Taliyaha Booliiska Qaybta iyo Madaxda Kastamku amar ku bixisay in ay soo dul maraan jidka Laamiga ah…

                      Read More

                        Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Suuqa Soo Geliyey Lacago Doollar ah Qiime Jaban Lagu Iibinayo iyo Sarriflayaasha Oo Safaf Dhaadheer La Galay Lacago Kaash ah Oo ay Beddelanayaan

                        Hargeysa:08-April-2014(SDN)-Baanka Dhexe Ee Somaliland, ayaa Qaaday Tallaabooyin uu kula Dagaalamayo Qiimo korodh ku Yimi Lacagta Dollarka oo ayaamahanba Hargeysa si weyn Looga Dareemayey. Baanka ayaa si uu Hoos ugu dhigo Qiimaha Lacagta Dollarka oo Dadka Dhibaato ku Haysay, waxa uu Suuqa Dhexe Keenay Gaadhi ay Saaran tahay Lacag Doollar ahi, waxana uu  Dadka Lacagta Kaashka…

                        Read More

                          Ciidanka Booliska Somalia Oo Xabsiga Dhigay 15-nin Oo Ka Tirsan Firqo-diimeedda Takfiirka

                          Muqdisho:08-April-2014 (SDN)-Ciidanka Ammaanka Somalia, ayaa Hawlgallo ay Habeenkii Xalay Ka Sameeyeen Magaalada Muqdisho ku soo Qabqabtay 15-Ruux oo ka mid ah Firqo-diimeedda Takfiirka loo yaqaano. Salaaddii Cishaha kadib ee xalay, ayaa raggaan laga soo qab qabtay Masaajidka Sheekh Xasan Eebow, oo ku yaala Degmada Kaaraan, gaar ahaan agagaaraha Isgoyska Kaaraan. Xadhigooda, ayaa ka dambeeyay markii…

                          Read More

                            Wariye Xalay Isku Day Dil Kaga Badbaaday Magaalada Galkacyo Oo Xaalladeedda Ammaan Laga Warwarsan Yahay

                            Galkacyo:08-April-2014(SDN)-Magaalada Galkacyo ee Xarunta Maamulka Galmudug oo Maalintii shalay lagu Dilay Laba Sarkaal oo Qaramada Midoobay u shaqaynayey, ayaa Habeenkii xalayna waxa Isku day dil loogu Geystay mid ka ah wariyayaasha Halkaas ka Hawlgala. Wariyaha la Beegsaday ayaa magaciisu yahay Cabdilaahi Yare, waxana uu ka Hawl galaa Radio Galkacyo oo isla Halkaas ku Yaallo. Wariyaha…

                            Read More

                              Dooni ay Saarnaayeen 700 Qof Oo Tahriibe Oo Ciidanka Talyaanigu soo Badbaadiyeen iyo Maydad laga Dhex Helay

                              Laambaduusa:08-April-2014(SDN)-Ciidamda Badda ee Dalka Talnaaniga ayaa Saacadihii ugu dambeeyey Badweynta ka Soo Badbaadiyey Dooni sidday Tiro Tahriibayaal Xad dhaaf ah oo kasoo Kicitimay Dalka Libiya. Doonnidan ciidamadu soo Badbaadiyeen, ayaa waxa Dadka Saaran lagu Qiyaasay ilaa 700, qof, waxana la sheegay in qaarkood ay Mayd ahaayeen xilligii doonta la Badbaadiyey. Dadka Doontan Saarnaa ayaa ay…

                              Read More

                                Ciidanka Ammaanka Kenya Oo Bilaabay Olole ay Gaadiidka Dadweynaha Kagala Degayaan Dumarka Soomaalida iyo Haweenaydii ugu HOrraysay Oo Xaamilo ah Oo ay Kaxaysteen

                                Nairobi:08-April-2014(SDN)-Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya, ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka ay Haatan Bilaabeen Inay Haweenka Soomaaliyeed kala Degaan Gaadiidka Dadweynaha ee ay Saaran yihiin. Galabnimadii Shalay ayey Ciidanka Booliska Kenay Gaadhi Bas ah oo ay Saarnayd Kala Degeen Haweenay Soomaaliyeed, xilli ay Maraysay Xaafadda Islii, waxana Arrintaasi aad…

                                Read More