Tababare Van Gaal Muxuu Ku Soo Kordhin Doonaa Man United? (By Jaahuur)

London-31-May-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa tababaraha reer Holland Van Gaal oo loo magacaabey tababaraha cusub ee Man United halka uu ku dhamaado koobka kubadda cagta ee aduunka. 62-ba jirkan Van Gaal oo koobab badan ku soo guuleystey intii uu soo tababarayey naadiyada kala ah Bayern Munich,Barcelona iyo Ajax,wuxuuna badali doonaa David Moye oo…

Read More

    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      Female soldiers join army ranks in Somalia

      MOGADISHU, Somalia — With an AK47 automatic rifle slung over her shoulder, Naeemo Abdi frisks people coming into a Mogadishu police station. When she holds back a man who tried to enter unchecked, he scowls at her and barks: “Woman and soldier?” She did not respond but directed the man to the security checkpoint. It’s…

      Read More

        The Bahati Mamas : Seeds for Change

        The Bahati Mamas are a group of five Somali Bantu women living in City Heights who started their own farming business. The women are Somali Bantu Refugees who were forced to leave their home in 2004 to seek refuge in the United States because of the civil war in Somalia. The Somali Bantu refugees had…

        Read More

          Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ka Hadlay Kulan Maanta ay La Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Arrimihii Lagu Go’aamiyay {DHAGAYSO}

          Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Ayaa ka Hadlay Kulan dhex  maray Maanta ergadii Golaha Guurtida Iyo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxmaed Maxamud Siilaanyo. Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Warbaahinta kula hadlayay Xafiiskiisa ayaa Sheegay in Madaxweynuhu ka Ogolaaday inay Garabkiisa Kulmiye Joojiyaan Shir loo qaban lahaa Golaha Dhexe…

          Read More

            “Golaha Guurtida Waxaan Ilaahay uga Baryaynaa inay ku Guulaystaan Khilaafka Kulmiye Mid ayaanse uga Digaynaa…” Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

            Hargaysa 31,May,2014(SDN/QJ)- Waxa Maanta Xaflad balaadhan loogu qabtay Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargaysa  Taageerayaal Cusub oo ku soo biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xaflad aad u heer saraysay oo lagu qaabilayay Cududan Taageero ayaa wax ka soo qayb galay Madaxda ugu saraysa Xisbiga Waddani sida: Gudoomiyaha,Xog-hayaha Guud,Xildhibaanada Golaha Wakilladda ee Golaha Wakiiladda iyo Saaraakiil…

            Read More

              Xildhibaan Rayte Oo Su’aal Galiyay Sharcinimada Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

              Hargaysa 31,May,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali oo ka tirsan Golaha  Wakiiladda Somaliland Gaar ahaana,Xisbiga Waddani,ayaa Maanta si Kulul Eeedaymo is-huwan ugu jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo,waxaana uu Su’aal Galiyay Sharcinimada Xisbiga Kulmiye. Xildhibaanku waxa uu sheegay in Xukuumadani ay Khatar ku tahay Amaanka Iyo Xasiloonida Dalka. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XILDHIBAAN RAYTE [peckplayer id=”1″…

              Read More

                Xisaabta Kulmiye Halkay Ka Xidhmi Weyday???

                Sidaa kawada war qabtaan ama intiina badani la socotaan waxa dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay iyo inta sanadkan aynu ku jirnaba marba soo baxayay khilaaf hadheeyay xisbi xaakimka kulmiye waxaana khilaafkaasi in badan kazoo muuqday warbaahinta, hadaba akhriste qalinka umaan qaadan inaan u gar qaado ama aan idhaahdo cidaas ayaa qaldan sidoo kale qalinka uma aqaadan…

                Read More

                  “Shir Waxaa Go’aamadiisa Saxeexa Gudoonkii Shirka,Cidii ka Baxsani Waa Waxba kama Jiraan” Xasan Macallin {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Mudane Xasan Axmed Ducaale Xasan Macallin oo ah Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa maanta waxa uu faahfaahiyay Qaraar ay Gudidoodu ku Sharciyaysay Go’aamadii ka soo baxay Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Kulmiye kaas oo ay u soo Gudbiyeen Shir Gudoonkii Shirweynahaas oo ahaa Halkii uu ka Unkamay Khilaafka…

                  Read More

                    Tv-yada Madaxa Bannaan Oo Madaxtooyada Horteeda Ku Burburiyey Cajalado Hadalkii Madaxweynaha Oo Tifaftirani Ku Duubnaa Oo Loo Xambaariyey

                    Hargeysa:May,31,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Madaxa Bannaan ayaa si weyn uga cadhootay  Habkii loo  Nidaamiyey Khudbad xilligii la duubay la garan la’yahay oo uu madaxweyne Siilaanyo kaga Hadlayey Xaaladda Dalku Marayo. Warar sheegaya inuu madaxweynuhu    Taariikhda Markiisii koowaaad si toos ah saxaafadda u wajahi doono ayaa soo Ilaa iy Shalay, waxase Maanta Abaaro 2:00pm Saxaafadda looga Yeedhay Aqalka…

                    Read More

                      “Arinta Musharaxnimada madaxweynaha ee xisbiga kulmiye ma jirto balan noo dhaxaysay aniga iyo Muuse Biixi habayaraatee” Madaxweyne Siilaanyo {DAAWO/DHAGAYSO}

                      Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa daboolka ka Qaaday in aanu Jirin Heshiis hoose oo dhex maray Isaga iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi,Isagoo ogolaaday inuu Muuse Biixi kula Tartamo Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu Jaangoynayo Murashaxa Xisbiga ee doorashada soo socota. Waxaa kale oo Mudane Siilaanyo Xusay in Isaga iyo…

                      Read More

                        Gudida Ansixinta Ururada Siyaasada oo Sharciyeeyay Qaraarkii Xudun Xidhka u ahaa Muranka Xisbiga Kulmiye.

                        Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Guddida Diwaan Gelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka Somaliland ayaa sheegay in Guddida Fulinta iyo Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee ay magacaabeen Shir gudoonkii Shirweynaha Kulmiye yihiin kuwa Sharciga ah ee Xisbiga Kulmiye. Go’aan Guddidu soo saartay ayaa Golaha dhexe iyo Guddida Fulinta sida weyn Garabyada Kulmiye iskugu hayaan…

                        Read More

                          WAR DEG DEG AH:-Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Afkiisa ka Sheegtay Murashaxnimadiisa,Ogolaadayna inuu Gudoomiye Muuse la Tartamo,iyo arrimaha Nabadgalyada

                          Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ilaa Xalayba laga sugayay Shir Jaraa,id oo uu qaban lahaa ayaa Maanta si qarsoodi ah oo Warbaahinta loo diiday Khudbad Kooban uu ugu duubay Telefishanka ay Madaxtooyadu maamusho. Mudane Siilaanyo Waxa uu Daboolka ka Qaaday inuu u Taagan yahay Murashaxnimada Shanta Sanno…

                          Read More

                            Madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir Riyaale iyo Madaxda xisbiga Ucid oo kulan ku qatay Dubai

                            Ka London31May14 (SDN) gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe iyo musharaxa madaxwaynaha jamaal cali xuseen AYAA waxay kulaN la qateen MADAXwayanhIi hore ee soMalilaNd mudane Dahir Riyale KaahIn kulankan  oo aan loo Ogalayn Saxafada  ayaa Waxa laysla Soo qatay sidii dalka loo badbadin  Laha IyO khilaafka ka dhexeya xisbiga Kulmie iyo sidii shirwayne qaran loo…

                            Read More

                              Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay ciidamada Somaliland u qorsheyso Shirkadaha Shidaal baarida

                              Washington May 31,2014(SDN/QJ)-Xeel dheereyaasha Qaramada Midoobey ayaa ka digay ciidamo Somaliland ay sheegtay in ay sugi doonaan  amniga shaqaalaha shidaalka ka baaraya Somaliland. Jarat Chopra oo ah Khabiir dhanka amaanka talooyinka amniga siiya ayaa shir ilbaabadu u xiran yihiin oo uu la yeeshay Gollaha amaanka ee QM waxa uu ka warbixiyay khataraha ciidamada shirkadaha Shidaalka….

                              Read More

                                Ciidamadda AMISOM Iyo Kuwa Jubba Oo Badbaadiyey Ganacsato Shabaabku Afduubteen

                                Kismayo:May,31,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Amisom iyo kuwa Maamulka Jubba, ayaa Shalay Galabtii Kooxda Al-shabaab Xoog kaga Soo Furtay Tiro Haween iyo Rag isku jira oo ay ka Afduubteen Aagga Kismayo, kuwaas oo ahaa Ganacsato Qaadka Iibisa.   Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Maxamed Saalax Annadif qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay in ciidamada AMISOM iyo ciidamada maamulka…

                                Read More

                                  Gobollada iyo Degmooyin ka mid ah Somaliland ay Ka Socdaan Ololeyaal Muuse iyo Madaxweyne Siilaanyo Lagu Kala Taageerayo

                                  Hargeysa:May,31,2014(SDN/QJ)-Waxa  sii xoogaysanaya Xamaasadda u dhexeysa Madaxweyne Silanyo iyo Guddoomiye Muuse Biixi, taas oo la xidhiidha cidda Noqon doonta  Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye. Inta Badan Degmooyinka Somaliland shacabka ku dhaqani waxa ay si weyn u hadal hayaan tartanka  sida lama filaanka ah uga  dhex bilaabmay Labadan nin oo muddo saaxiib soo ahaa, isla-markaana Duruufo…

                                  Read More