XISBIGA KULMIYE: BEESHA CIISE MAXAY KA YEELI DOONTAA XUBNAHEEDA U SACAB TUMAYA SILANYO/SAYLICI?
Xisbiga KULMIYE, waxaa musharaxnimada madaxweynimada isku haya Madaxweyne Siiraanyo iyo Guddoomiye Xisbiga, Muusa Biixi. Labada ninna, Beesha Ciise uma sinna. Nin dakano iyo dhiig ayaa uu dorraad ka galay. Midna, hadal baa uu maalintaas ugu hiiliyey. Doorashadii dorraad lagu dhacay Ciisaha Bari, Siiraanyo ayaa aabbo ka ahaa. Saylicina abbanduule ayaa uu uga ahaa. Qayladii Ciisaha…
