Caabuq Sidaha Keena Xanuunka Ebola Si Si Xawli ah ugu Sii Fidiya Gobolada Ku yaala Madaqada Galbeedka Africa Iyo Cabsida taagan.
Sierra Leone 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dawladaha Galbeedka Afrika, ayaa la daalaa-dhacaya wax-ka-qabashada Cudurka Ebola oo si xawli ah ugu fidaya waddamada Galbeedka Afrika, iyagoo isku-dayaya inay hakiyaan isu-socodka duullimaadyada u kala goosha waddammadaas. Dawlada Liberia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday Talaabooyin ay rabto inay Wax kaga qabato cudurka Ebola,Waxayna amartay in la xidho dhamaan…
