Halkan Ka Daawo: Xukumadu Way Ogtahay Sababta Loo Xidhay Xuduudaha Anaguna Waanu Ognahay, Cali Guray

    Hargeisa 2 8 2014 (SDN/QJ)Gudoomiye Ku xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Maanta Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta ugu Waramay Magaalada Hargeisa Ayaa Ka Hadlay Wada Hadalada Somalilanbd Iyo Somaliya U Dhexeeya Iyo Sidoo Kale Xidhitaanka Wadamada La Jaarka Ah Somaliland Ay U Xidheen Xuduudaha Ay La Wadaagaan SOmaliland Hargeisa SDN/QJ Maxamed…

    Read More

      Dawladaha la Jaarka ah Somaliland oo Bilaabay Hawlgalka Ka Hortaga Faafitaanka Cudurka Ebola

      Addis Ababa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dalalka Kenya iyo  Ethiopia,  ayaa ku dhaqaaqay howgallo looga hortagayo inuu cudurka halista ah  ee Ebola  soo gaadho dalalkooda. Sida ay werisay shalay wakaaladda wararka ee Walta dalalkaasi oo  ah meelaha ugu ballaadhan Afrika ee ay    ku badan yihiin  socdaalada dadku ayaa waxa ay qaadeen  tallaabooyin lagaga hortagayo sidii looga…

      Read More

        Guddida Fulinta Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Ku Dhawaaqay Inay Xilkii Ka Qaadeen Gudoomiyahoodii

        Hargeysa 2 8 2014 (SDN/QJ):-xubnaha guddida fulinta ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa ku dhawaaqay inay doorteen gudoomiye ku meel gaadh ah inta laga gaadhayo shirweynaha shanaad ee ururkaasi. Gudoomiye ku xigeenka,xoghayaha guud iyo xubno ka mid ah guddida fulinta ururka Solja oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskooda magaalada Hargeysa ayaa waxay sheegeen inay…

        Read More

          “Xukuumada Qabyaalad ayaa Burburinaysa,Xisbi ahaana Qabyaalad ayaa Burburinaysa,Kooxda Xidigaha Geeskana..” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

          Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Sheegay in Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Xisbiga ay ka dhalatay ee Kulmiye ay Labadaba Burburinayaan Qabyaalada iyo Qof Jeclaysi. Boobe Yuusuf Ducaale Waxaa kale oo uu Tilmaamay in Madaxweyne Siilaanyo looga fadhiyo inuu Meel…

          Read More

            Khilaaf soo Kala Dhex Galay Hogaanka Sare ee Ururka Solja iyo Gudoomiyaha oo ka Hadlay DAAWO

            Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Khilaaf iyo kala Qaybsanaan dhinaca aragtida iyo awood kala riixasho ay soo dhex gashay Mudooyinkii u danbeeyay. Khilaafkan ayaa Waxay Ubucdiisu tahay kadib markii Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Solja iyo Xoghayaha Guud ee Ururkaas oo dhinac ah iyo Gudoomiyaha Ururka Solja ay soo kala Saareen…

            Read More

              Culimada Qaadiriyada Ee Beesha Suber Aawal oo Booqanaya Maqaamkii Suber Aawal

              Hargeisa 2 agos 2014 (SDN/QJ) Culimada qaadiriyada ayaa maanta shir  jaraaid ayaa maanta ooy  ku  qabten magaalda haregisa ayaa ku  baaqay  inaan  laga siyaasadayn  siyaaarada ay  u  qabanayaan  sheekh  suber  oo ku  aasan deeganka  jiidali  iyagoo sheegay  inay  siyaradasi  logu  ducaynaayo sheekha  ay  ka soo jeedan  iyago  sidoo kale  sheegay  inay  u soo ducaynayaan guud…

              Read More

                Caddaymo Muujinaya Tacaddiyo Taliyaha Cusub Ee Bilayska Somalia Uu Ka Geystay Hargeysa Oo Warbaahinta Caalamku Soo Bandhigtay

                Ottowa:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Eedaha loo jeedinayo Taliyaha Cusub ee Booliska Somalia, ayaa waxa qoraallo cadaymo u ah Daabacay Wargeyska The Star oo ka soo Baxa Dalka Canada oo ah Goobta uu Taliyahan degenaan Jire. Eedahan la soo bandhigay ayaa dhammaantood ah qaar uu taliyahani ka galay Shacabka Reer Somaliland sanadihii Dhibaatada ay ku Haysay Dawladdii Militeriga ahayd ee…

                Read More

                  Magacyada Afar Hoggaamiye Reer Afrika ah Oo Laga Reebay Casuumadda Maraykanku Uu Shirka Kula Leeyahay Madaxda Qaaradda Afrika

                  Washington:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Shirweynaha Toddobaadka Soo Socda ka Qabsoomaya Dalka Maraykanka ee u dhexeeya Madaxweyne Obama iyo Hoggaamiyayaasha Reer Afrika, ayaa  qabanqaabadiisu socotaa xilli aanay Dhammaan Madaxweyneyaasha Reer Afrika Halkaas ka heli doonin casuumad rasmi ah. Kulankan oo muddo la qorshaynayay waxa uu Maraykanku ku casuumay 50 ka mid ah madaxda qaaradda Afrika, kuwaas oo badankoodu u ambobaxay…

                  Read More

                    Ururka Xamaas Oo Deedafeeyey Inay Gacanta Ku Hayaan Askari Yuhuudi ah

                    Qaza:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Kooxda Dagaalka kula Jirta Dawladda Yuhuudda ee Xamaas, ayaa beeniyey inay Maalintii shalay Gacanta ku dhigeen Askari yuhuudi ah oo la waayey. Garabka Milateriga ee Xamaas ayaa sheegay inay waayeen xidhiidhkii qaar ka mid ah dagaalyahanadooda, isla markaana laga yaabo inay dileen Hadar Goldin oo ay Israel baadigoobeyso. Askarigan la qabtay ayaa sababay inay bur…

                    Read More

                      Hawlgallo Eyda Wax Urisa Loo Adeegsanayo Oo Saaka Ka Socda Qaybo Muqdisho ka Mid ah

                      Muqdisho:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba saaka Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir wax aka socda Hawlgallo cusub oo ciidamada AMISOM iyo kuwa Dawladda oo Adeegsanaya Eyda u Tababaran Waxyaabaha qarxaa ay ka qayb qaadanayaan. Wararku waxa ay tilmaamayaan in Ciidamadu ay xidheen wadooyinka gala garoonka diyaaradaha, Buulaxubeey iyo wadooyin kale, kuwaasi oo baadhaya gaadiidka iyo dadka wadooyinka isticmaalaya. Howlgalka…

                      Read More

                        Aabaha Dhalay Marxuumad Nafiisa Cismaan Oo Sheegay inuu Ka Badbaaday Weerar AL-shabaab ku soo qaadday, Dalkana ka dhoofay

                        Muqdisho:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Cismaan Salaad oo ah Aabaha Dhalay Marxuumad Nafisa Cismaan ooh ore Kooxda Al-shabaab ugu dileen Degmada Yaaqshiid, ayaa sheegay inuu ka Badbaaday isku day di loo ay Kooxaha Shabaabku doonayeen inay ku dilaan. Cismaan Salaad ayaa intaasi ku daray in inta aan la soo weerarin ka hor telefonka loogu hanjabay, isla-markaana loo sheegay in qudha…

                        Read More

                          Maraykanka Oo Kooxda Al-shabaab Ku Tilmaamay Mid Ka Khatar Badan Dhiggeeda Al-qaacida

                          Washington:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Admiran Eric T. Olson ooh ore taliye ugu ahaa Ciidamada gaarka ah ee Maraykanka, ayaa sheegay in Kooxda Al-shabaab ay ka shiddo badan tahay Kooxda Al-qaacido marka la eego weerarradii ay geysteen wixii ka dambeeyey dilkii Usama Bin Laden. Sarkaalkaasi waxa uu ka digay in Hawlgalladda Alshabaab fuliyaan noqon karaan kuwo khatar badan, isagoo sheegay…

                          Read More

                            “Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu nagula dardaarmay oo uu nagu yidhi Dadka Somaliland ee Baasaboorada idiin soo doonta…” Taliyaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia

                            Muqdisho 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dawladda Federaalka Soomaaliya Jen. Cabdillaahi Gaafow Maxamuud, ayaa shaaciyey dardaaran Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud ku siiyey qaabka ay ula dhaqmayaan dadka reer Somaliland ee doonaya inay qaataan Baasaboorka Soomaaliya. Generaal Gaafow oo xaruntiisa magaalada Muqdisho ugu warramay Saxaafadda shalay, waxa uu sheegay in dadka reer Somaliland…

                            Read More

                              Muuqaalada Dhiilo Sidka leh Iyo Gumaadka Israa’il ku Hayso Rayidka Magaalada Qasa Daawo

                              Gaza 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada Yahuuda Israa’il ayaa labadii maalmood  ee lasoo dhaafay waxa ay xoojiyeen xasuuqa ay u geysanayaan Shacabka Reer Falastiin ee ku dhaqan Magaalada Gaza. Muuqaalo uu soo duubay Telefishinka Al-Jazeera ayaa muujinaya gantaalo ay rideen Ciidamada Yahuuda  ah oo ku dhacay dad rayid ah oo u badan dhalinyaro kuwaasoo dhaawacyadooda iyo…

                              Read More

                                Isku-shaandhayn Ballaadhan Oo Xalay Lagu Sameeyey Golaha Wasiirrada DDS Ethiopia

                                Jigjiga:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Fadhi ay Xalay Yeesheen Capinet-ka DDS Ethiopia oo uu Shirguddoominayey Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa isku shaandhayn Ballaadhan loogu Sameeyey Golaha Wasiirrada ee Deegaankaas. Xukuumadda DDS ayaa lagu soo kordhiyey Wasiirro cusub, halka qaar hore xilal u hayeyna loo Beddelay Goobo kale oo ka Tirsan Isla-maamulka DDS.   Isku-shaandhaynta ayaa sidatan u dhacday: 1-Cabdi Geedi…

                                Read More

                                  DAAWO:Garaad reer Khaatumo ah oo ka dhex toosay munaasibadii sanad guurada 16aad ee Puntland

                                  Garoowe Aug 02,2014(SDN/QJ)-Garaad Abshir Saalax ayaa munaasabadii sanad guurada 16aad ee asaaska Puntland ka jeediyay khudbad uu ku dhaliilay madaxdii hore ee Puntland oo uu sheegay in ay garab siin waayeen si ay ula dagaalamaan Somaliland. Garaadku waxa uu aad ugu celceliyay in uu reer Puntland ka doonayo kaalmo ay kula dagaalamaan Somaliland,HALAKAN HOOSE KA…

                                  Read More

                                    DAAWO:Madaxweynaha Puntland oo ku goodiyaya in uu dib u la soo noqonayo Sool iyo Sanaag

                                    Garoowe Aug 02,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasabadii sanad guuradii 16aad ee asaaska maamulkaasi waxa uu uga waramay arrimo ay ka mid ahaayeen Xiriirkii ay u jareen dawlada dhexe iyo dib ula soo noqoshada gobolo uu sheegay madaxweynuhu in ay Somaliland ka heysato. HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADA GAAS…

                                    Read More

                                      “Maaha Wax La aqbali Karo Diwaangelinta Jujuubka Ah Ee Ay Wado Xukuumadu,Taas Oo Noqoneysa Jar Iska Xoornimo Iyo Indha Adeyg Loo la Badheedhayo Bulshada Somaaliland” Xildhibaan Maxamed F.Qabile

                                      Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay inaanay la aqbali karin diwaangelinta jujuubka ah ee ay wado xukuumadu,taas oo uu ku tilmaamay inay noqonayso jar iska xoornimo iyo indha adeyg loo la badheedhayo reer Somaliland. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile waxa uu sidaa ku sheegay qoraal…

                                      Read More

                                        China sends 18th escort fleet to Somali waters

                                        A Chinese fleet departed for an escort missions in the Gulf of Aden and Somali waters on Friday. This is the 18th convoy fleet sent by the Chinese People’s Liberation Army Navy for these missions since 2008. It comprises three destroyers, with three helicopters and 800 crew. Chinese fleets have escorted more than 5,670 ships…

                                        Read More