Wardegdega;Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID oo laga horjoogsaday Gobolka Gabiley si ay ugu soo dhaweyaan tagerayaal cusub iyo qoraalkii oo nuqul na soo gadhay iyo xisbiga ucid oo canbaryey
Hargaysa 1Oct14(SDN/QJ) Gudoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Gabiley Shuceyb Maxamed Muuse ayaa joojiyey xaflad tageerayaal xisbiga ucid lagu soo dhawaynay qoralkan oo nuqul ka mida soo gadhay shabakada qurbejoog oo uu soo gadhsiyiey xoghayaha warfaafina yusuf kayse ayaa u qorna sida tan. Ujeedo/Canbaareyn Iyo Shaci_Jabin Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID Waxaa Soo Gaadhey Warqad Sharci_Jabin Ah Oo Uu…
