Ciidanka Soomaaliland oo hawlgalo ay ka fuliyeen Guddaha Itoobiya ku soo qabtay Duqii hore ee Magaalada Laascaanood

    Eerigo Sept 01, 2014(SDN/QJ)-Ciidamada dawlada Somaliland ayaa hawlgalo ay ka fuliyeen guddaha dalka Itoobiya waxa ay ku soo qabteen maxaabiis uu ka mid yahay duqii hore ee magaalada Laascaanood Kayse Maxamuud Xaaji Xuseen (Tungub)oo Khaatumo u goostay. Hawgalada ay ciidamada Somaliland ka fuliyeen degaanka Eerigo ayaa ah kii u horeeyay ee noociisa ah ee sanadihii…

    Read More

      Kenya Oo Soo Saartay Tirada Weerarradii Argagixiso ee Dalkeeda Lagu Qaaday

      Nairobi:Aug,01,Sep,2014(SDN/QJ)-Ciidamada ammaanka Dalka Kenya ayaa shaciyey tirada Weerarrada Argagixiso ee Dalkeeda lagu qaaday laga soo bilaabo markii ciidankeedu gudaha u galeen dalka Somalia. Warkan ayaa waxa uu si gaar ah uga soo baxay Waaxda gaarka u ah la dagaallanka Argagixisada, taas oo sheegtay in liiskani yahay mid sheegaya weerarrada dalka ay ka fuliyeen Kooxaha Argagixisada…

      Read More

        Safaaraddii Maraykanku Ku Lahaa Tripoli Oo Kooxo Hubaysani La Wareegeen

        Tripoli:Aug,01,Sep,2014(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan  oo aan cidna ka amar qaadan, ayaa la wareegay Xaruntii Safaaradda u ahayd Maraykanka eek u taallay Magaalada Tripoli. Xilliga ay kooxdani la wareegaysay Dhismaha safaaradda, ayaanay joogin shaqaalihii Halkaas joogi jirey, maadaama Bilk a hor loo daad-gureeyey Dhinaca Dalka Tunisia. Weerarkan  oo Maalintii shalay lagu qaaday safaarada Maraykanka ayaa yimid kadib markii…

        Read More

          Baqo Cararkii iyo Habkii uu u dhacay Caleemo Saarka Prof Cali Khaliif Galaydh Madashii la Joogay iyo Muuqaal Dhamaystiran DAAWO

          Toga Ergo 01.Sep 2014 (SDN/QJ)-Inkastoo Qorshahoodu ahaa inay Tuulada Saax dheer ku qabtaan Caleemo saarka Hogaanka Khaatumo ayaanay u Suuro gelin isla markaana ay Nafahooda la carareen kadib markii ay ku waa bariisteen Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee Somaliland oo ka soo dhaqaaqay Tuulada Kala baydh ee  Gobolka Sool.Waxay Cali Khaliif iyo Mas’uuliyiintii la…

          Read More

            Muqdisho iyo Xaalad Cusub Haweenka Muqayiliinta ah oo ku soo batay DAAWO

            Muqdisho 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kolkii ay Dawlada Ingiriisku dalkeeda ka Mabnuucday Isticimaalka qaadka Isla markaana ay ku dartay Liiska Maandooriyeyaasha Sharci darada ah ayaa wadanka Kenya oo ahaa halka laga soo waarido qaadku waxa uu Suuq ka helay Somalia. Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo Waramayaa inay Kordheen Tirada Haweenka ah ee Muqayiliinta ah ,Sidoo kale…

            Read More

              “Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),markii uu ahaa Guddoomiyaha KULMIYE, waxa uu ku doodayay in Sagaal xubnooda komiishanka laga dhigo anaguna taas ayuunbaa weli ku taaganay” C.raxmaan Cirro

              Hargaysa 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland,isla markaana ah, guddoomiyaha Xisbiga Mucaarikd ah ee WADDANI Md.. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), ayaa ka hadlay, tirada komiishanka doorashooyinka iyo sida uu u arko taagta fariimaha siyaasadeed ee Somaliland ee ku waajahan beesha Caalamka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) waxa uu ku celiyay inay ku adkaysanayaan…

              Read More

                Kormeer Taliye Ku Xigeenka Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Ku Tegay Laascaanood iyo arrimaha uu Safarkiisu daaranaa Daawo

                Laascaanood 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) oo uu weheliyo Hoggaanka Hawlgelinta Ciidanka Birmadka ee Booliska, ayaa gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay kulammo kula yeesheen Saraakiisha Booliska iyo Badhasaabka gobolka, iyagoo ujeeddada socdaalkooda ku sheegay mid la xidhiidha dardar-gelinta hawlaha ammaanka ee…

                Read More

                  Shiidaal La’aanta Hargaysa,Aamusnaanta Xukuumada iyo Cabashada dadweynaha Daawo

                  Hargaysa 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Somaliland oo ka dhacday Shidaal la’aan ay cabasho ka muujiyeen gaadiidlayda,wasaarada ganacsida oo ka hadalka arintaasi ku riixday shirkado tiro yar oo keena shidalka. Kaalmaha lagu iibiyo Shiidaalka oo ku guda jira marxalad gabaabsi ah ayaa Kor u kiciyay Qiimaha iibka Shiidaalka ay hayaan iyagoo ka faa’iidaysanaya fursadan mar la araga…

                  Read More