Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Somaliland oo ka Hadlay Xil Cusub oo loo Magacaabay iyo Nuxurka Kulan uu la qaatay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO
Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar oo dhawaan xilal ay u magacaabeen Midawga Yurub iyo Midawga Afrika ayaa socdaal ku yimid Caasimada Hargaysa,isagoo kulan la yeeshay Madaxwayne Axmed Siilaanyo. Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa waxa uu sheegay in qaarada Afrika meelo ka mid ah oo ay ka jirto…
