Daawo:” Reeraha Dega Galbeedka Somaliland Oo Dhami Maaha Dadan Aqoon Mahada Ilaahay Lkn Waxay Yeshen Todoba Waalan”Wasiir Cukuse

    Hargeisa 1/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Warfaafinta iyo wacyi galinta somaliland c/laahi  maxamed daahir  cukuse ayaa ayaa madal  uu maagaada burco  kaga furaayey radyaow  hargeisa  ka sheegay  inaan  dadka rer  galbedka somaliland  ahaynndadaan aqoon  mahada ilaahay  lknse  ay leyihiin  todoba waalan https://www.youtube.com/watch?v=6X0NT1ZeDss&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews,com

    Read More

      Daawo:Ninka Maanta Taagera Xukuumada Axmed Siilanyo Xanjaa meel Ugu Dhagsan Cidan Dan Ku Qabinina Ma Taagerto

      Hargeisa 1/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiye ku xigeenka sadexaad  ee xisbiga cadaalada iyon daryelka  ucid  cali  guraya ayaa ayaa qaar  ka  mida golahiisa  wasiirada   ku  tilmaayay  inay  hantidii  umada u  urursanayaa  dalka yurub  iyo  america   https://www.youtube.com/watch?v=gtwqETfHKGM#t=252   Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

      Read More

        Tacsi geerida naxdinta leh ee ku timi marxuuum Jamac Xuseen Diiriye

        Innaalillaah wa innaa ilayhi raajicuun Haddaanu nahay Jaaliyada Reer UK ee Beesha Ciidagale. Dhamaan Xubnahan Hoos ku xusan oo Wakiil ka ah Qurbajooga  Reer UK Ee Beesha.   Waxanu tacsi tiiraneyo leh u direyna dhamaan reer Xuseen Diiriye(ina diiriye curad) Geerida naxdinta leh ee ku timid Jamac Xuseen Diiriye oo ku geeriyoodey isaga oo shaqadiisa gudanaayey maanta magaalada leicester ee…

        Read More

          Labakacleyntii Qabyaaladda (from Dekad to Saldhig)

          Inkasta oo duufaanadii qabyaaladeed ee maalmahan magaalada Hargeysa ka dhex socdey, ay foolxumaayeen dhamaantoodba, haddana waxaa soo ifbaxayey in sidii lagu sheegi jiray cudurka HIV/AIDS marxaladaha ay dadkiisu maraan, ay ugu xuntahay marxalada dafiraada ama isdiidsiinta. Taas oo noqotey ta ugu xun ee qarisa in xalka la helo. Kuwa qabyaalada la badheedhay aad ulamaan sii…

          Read More

            Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

            Mogadishu 01, Nov 2014(SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyey Baraawa, Dekedda Muqdisho oo Walxaha Qarxa lagu qabtay, Shirka Maamul u sameynta Koofur Galbeed, Qorshaha Xasilinta Dalka, Xafladda Wadajirka…

            Read More

              Weekly Press Conference on the Progress of the Government

              Mogadishu, 01 November 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: the delivery of food aid to Barawa; details of the explosives and military equipment intercepted at Mogadishu seaport;…

              Read More

                Somalida Reer Kuwait Oo Lagu Arkay Cudurka Ebola

                Kuwait:Nov,1,2014(SDN/QJ)-Jariiradda Arab Times, ayaa daabacday in nin kamid ah soomaalida ku Nool dalka Kuwait lagu karantiimeeyey kadib markii lagu arkay astaamaha cudurka Ebolaha. Maamulka Isbitaalka Cadan ee magaalada Kuweit City ee dalka Kuweit faahfaahin dheer meysan ka bixin qofka soomaaliga ah ee lagu arkay xumadda caabuqa Ebolaha,Waxaase warka ka soo baxay maamulka sare ee Isbitaalkaasi…

                Read More

                  Isra’el Oo Masaajidka Qudus u Diidday inay Ku Tukadaan Dadka Da’doodu 50-sano Ka Yartahay

                  Qudus:Nov,01,2014(SDN/QJ)-Yuhuudda Gacanta ku Haysa Masaajidka Barakaysan ee Qudus, ayaa la sheegayaa inay soo rogeen amar cusub oo masaajidka loogu diidayo dadka Da’doodu Kontanka sano ka Yartahay. Masaajidkan ayaa ayaamo kooban xidhnaa, waxana dib loo furay shalay, waxase la raaciyey shuruudahan cusub. Kumannaan askeri oo Israa’iiliyiin ah oo aad u hubeysan ayaa masjidka u ogolaanayey inay…

                  Read More

                    Qaramada Midoobay Oo Shaacisay In 15-kun Oo Dagaalyahanno Shisheeye ahi Ku Biireen Kooxda Daacish

                    Washington:Novem,012014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay, ayaa soo saartay Warbixin ay ku shaacinayso tiro sii  kordhaysa oo kamid ah Dhallinyaro jibaysan oo si joogto ah ugu biiraysay Ururka Awoodda Badan ee Daacish. Warbixintan oo ah mid  cusub, ayaa waxa lagu sheegay in shan iyo toban kun oo qof ay ilaa imika u safreen Suuriya iyo Ciraaq si ay ugu…

                    Read More