Successful personalities like Hersi Hajji motivated the whole Somaliland and a moment of choice is a moment of truth and as we cannot hide the sun, the moon and the truth, equally competence and the resourceful of Hersi Hajji Ali cannot be hidden‏

    A number of Somaliland websites published an article written by Abdihakim Musa Ali against the hardworking competent minster Hersi Hajji Ali. I have read noted Abdihakim’s article. Even though everybody is free and open to express his point of view in the way he believes, however, Abdihakim’s commentary is remote from the reality in the…

    Read More

      Xildhiban C/qaadir Indho,indho Ayaa Maanta Ka Hadlay Isku Shaandhayntii Madaxwayne Siilanyo Ku Sameeyey Qaar Ka Mida Golahiisa Wasiirada Iyo is Casilaada Samaale

      Hargeisa 1/3/2015(SDN/QJ)xildhiban c/qadir  indho indho oo ka mida xildhibanada golaha guurtida somaliland  ayaa maanta ka hadlay isku shaandhaynta madaxwayne silanyo qaar kamida golahiisa wasirada ku sameeyey  isagoo sheegay inay siku shaandhayntu thay  wax suna ah  uu madaxwaynaha somaliland xaq u leeyahay  awood dastuurka somaliland siinayso inuu ciduu doono magacaabi karo kuu doonan ka qaadi karo…

      Read More

        13-kamid ah Dadkii Dhawaan Ku Dhaawacmay Hutel Central Oo Saaka Dibadda Loo Diray

        Muqdisho:March,01,2015(SDN/QN)-Xukuumadda Somalia, ayaa saaka diyaarad gaar ah ku qaadday 13-qof oo kamid ahaa dadkii dhawaan ku dhaawacmay Qaraxii Hutel Central, kuwaas oo xaaladdooda caafimaad aad u liidatay. Saaka ayaa dadkan laga qaaday Magaalada Muqdisho, waxaana loo qaaday dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo xaaladooda caafimaad lagu soo dabiibaayo, maadaama dhaawacyadooda ay cuslaayeen. Wasiirka caafimaadka Xaawo Xasan…

        Read More

          “Odayga xigtadiisu way garanayeen inay lama taabtaan yihiin. Tabashadii Awdal-na ma Col. Cumar oo adeerkii xanuun saday iyo Madaxwayne xigeenka ayaa…..”Muj, Cali-gurey

          Hargeysa:March,01,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey), ayaa ka falceliyey Isku shaandhaynta Madaxweyne Siilaanyo Habeen hore ku sameeyey Xukuumaddiisa, waxana uu tilmaamay inaanay ahayn wax la aqbali karo. Mujaahid Cali-gurey  oo qoraal Kooban soo dhigay Bartiisa Face-book-ga, ayaa tilmaamay in isku shaandhayntani noqotay mid aan loo fadhiyin oo ka duwan…

          Read More

            Wada-hadalladii Somaliland Iyo Somalia Oo Maanta Furmaya Iyo Wasiir Biixi Ku Adkaystay Inaanay La Fadhiisan Doonin Xubno ay Saluugsan Yihiin Oo Dhanka Kale Kasoo Jeeda

            Stanbul:March,01,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa Ka Hadlay Wada-hadalka Somaliland Iyo Somalia  ee Lagu wado inuu maanta ka furmi doono Magaalada Stanbul ee Dalka Turkiga. Wasiir Biixi oo la Hadlay BBC-da, ayaa ka Hadlay warar sheegaya in Dhinaca  Somalia ay ka socdaa Xubno dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo sheegay inaanay la…

            Read More

              Jarmalka Oo Shaqadii Ka Caydhiyey Askari Muslim ah Oo Diintiisa Lagu Faquuqay

              Munchen:March,01,2015(SDN/QJ)-Askari muslim ah oo u dhashay dalka Jarmalka, ayaa shaqadii uu hayey laga caydhiyey, kaidb markii lagu eedeeyey inuu sameeyey Cibaado la xidhiidha diinta Islaamka. Askarigan oo Da’diisa lagu sheegay 21-sano jir, Maxakamada ciidamada ee dalkaa ee loo yaqaano Bundeswehr, ay soo saartay Amarka shaqada lagaga caydhinayo. Askarigan oo laga soo bilaabo 2009-kii ka shaqeynayay…

              Read More

                “Xilkaas Maan Aqbalin, Mana Aqbalayo,Diyaar Uma Ihi inaan Xilkasii Qabto Xukuumadda Uu Hoggaamiyo Madaxweyne Siilaanyo” Samaale

                Hargeysa:March,01,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Markii ugu horraysay si rasmi ah u shaaciyey inuu iska casilay Xilka Wasaaradda Waxbarashada oo uu Habeen Hore Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay. Mudane Samaale oo Xalay La Hadlay Idaacadda VOA-da, ayaa  si cad u sheegay inaan xilkaas diyaar u ahayn, isla-markaana aanu qabanaynin oo uu…

                Read More

                  Ayaamihii Libin Ku Taxaashka Samaale,Weedho uu Ku Ganay Boobe iyo Tusaalaha Maanta Jooga (Xukumtu Nafsak)- DAAWO.

                  Hargaysa 01.March 2015 (SDN/QJ)- Inkasta oo Madaxweyne Siilaanyo uu soo saaray Wareegto isku shaandhayneed oo ka dhigtay Wasiirkiisii Hore ee Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale oo uu u bedelay Wasiirka Cusub ee Waxbarashada ayaa Waxaa durba Suuqyada Siyaasada soo galay Saluug uu Wasiir Samaale ka qaaday Xilkan Cusub ee loo igmaday kaas oo la sheegay…

                  Read More

                    Saluuga Wasiir Samaale,Aragtida dabaysha Isbedel ee Wasiir Samsam,Suul daarada Marwada Siilaanyo iyo Saadaasha Bulshada

                    Hargaysa 01.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ku gacan-saydhay, isla markaana diiday inuu noqdo ama aqbalo xilka cusub ee uu Madaxweyne Axmed-Siilaanyo niskii dambe ee Sabtidii xalay u beddelay, isagoo ku dooday sida la sheegay inaan wax wada-tashi ah lagala yeelan beddelka  Madaxweynuhu sameeyey. Wasiirkii Maaliyadda Mr. Samaale,…

                    Read More

                      “Waxa ka muuqata isku shaandheyntani cadaalad daro kale oo hor leh,waa sideeddii. Wasiiraddii laga cabanaayey ee dhinaca madaxweynaha ahaa lama taaban” Jamaal Cali Xuseen

                      Hargeysa 01.March 2015 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay isku shaandheyntii uu madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) xalay ku sameeyey Golihiisa Wasiirada inay horseeday cadaalad daro kale, isla markaana waxa uu ku eedeeyey Madaxweynaha inaanu taabanin Wasiiradii ay isku heybta ahaayeen. Jamaal Cali Xuseen waxa…

                      Read More

                        Xisbiyada Mucaaridka oo ku dooday in Isku Shaandhayntii Madaxweynuhu ay badbaadisay Wasiirada Beeshiisa+ Wax ka qabasho la’aanta Tabashada DAAWO

                        Hargaysa 01.March 2015 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa Markii 1aad ka hadlay Isku shaandhayntii uu Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada Iyagoo sheegay in aanay ka Turjumayn Wax ka qabashada Tabashooyinkii huursanaa ee Mudaba laga filayay Xal ka gaadhisteeda Waxay ku doodeen in Wasiiradii Beesha Madaxweynuhu ay ka badbaadeen in Seeftiisu qaado.

                        Read More

                          Todobaadkii Tegay iyo Shilalka Gaadiid ee Hargaysa iyo Berbera iyo Khasaaraha kuwii u danbeeyay

                          Hargaysa 01.March 2015 (SDN/QJ)- Sagaal qof ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen Laba Shil oo Shalay Galab  Ka dhacay Jidka Xidhiidhiya Magaalooyinka Hargaysa,Berbera iyo Burco. Shilka 1aad ayaa ka dhacay Deegaanka Lafo ruug kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo kala ahaa Land Cruser ah iyo baabuur nooca raaxo taxi waxaana ka dhashay…

                          Read More

                            Booliska Somaliland oo Hawl Gal ku Sameeyay Guri ku Yaala Hargaysa,Dhallinyaro la qabqabtay oo Midkood Xijaab Xidhnaa

                            Hargeysa, 01.March 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Boosliska ee magaalada Hargeysa, ayaa hawl-gal shalay gelinkii hore ka fuliyeen degmada Ibraahim Kood-buur ee Caasimadda ku qab-qabtay saddex dhalinyaro ah oo looga shakiyey falal ammaanka-darro, kuwaas oo midkood lagu qabtay isaga oo xidhan Xijaabka Dumarka. Hawl-galka lagu qab-qabtay saddexda Dhalinyarada oo Kiro ugu jiray Guri ku yaala agagaarka Geerashka…

                            Read More

                              Bulshada Gebilay isweydiintooda ku aadan Is weydaarinta Labada Wasiir + Tabashada Wasiirada Beesha Madaxweynaha DAAWO

                              Gebilay 01.March 2015 (SDN/QJ)- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley qaar ka tirsan, ayaa dareenkooda ka bixiyey sida ay u arkaan Isku-shaandhayn, xil-ka-qaadis iyo magacaabis uu Madaxweynaha Somaliland ku sameeyey Wasiirrada iyo Wasiir Ku-xigeennada Wasaaradaha Xukuumadda, Taliyeyaasha Ciidammada qaarkood, Madaxda Hay’adaha Madax-bannaan iyo Xubno kale, kuwaasoo ay Wasiirrada ugu shilis ee la…

                              Read More

                                “Dadkii sow tan haadkiyo, haanraawe boobeen”Boobe Yuusuf Ducaale

                                Hargeysa 01.March 2015  (SDN/QJ) Daarihii burburay shalay, Waxa maanta kaga daran, Iimaan-darraantiyo, Nabaad-guurka Diintiyo, Kaga dhacay damiirkoo, Dal waxaan ku noolahay, Saddexdii dalaaqood, Lagu furay dadnimadii, Maansada Daba-taxan ee Gaarriye, 5/1/1997kii, Hargeysa, Hargeysa, 28/2/2015ka, Hordhac: Waa halkii Timacadde e’, “Waxba yaan araar tiigsan iyo, tooxistii gabaye.” Beydka aan taxanahan gaaban ku suntaday ama cinwaanka uga…

                                Read More

                                  Maraykanka oo Nidaam Shuruudaysan ku Fasaxay Xawaaladaha Somalida ee uu Xayiray

                                  Washington 01.March 2015(SDN/QJ)-Bank-giyada Maraykanka, ayaa Xawaaladaha Soomaalida u fasaxay inay lacagahooda ka tirsan karaan wixii ka dambeeya 1-da Bisha oo maalinta berry ah ku beegan. Merchants Bank ayaa joojiyay xidhiidhkii xawaaladaha Soomaalida uu la lahaa 06-dii February, taasoo keentay inay istaagaan shaqooyinkii xawaaladaha Soomaaliya iyo lacagihii ay Soomaaliya u soo diri jireen. Guddoomiyaha ururka ay…

                                  Read More