“Mawqifkayaguna waa waa dad jecel wadahadal, waxana aanu doonaynaa inaanu dal gaar ah noqono sidaanu horeba u ahaan jirney.” Wasiir Biixi.

    Ankara:March,03,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Fashilka ku Yimi Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalia oo la doonayey inay Turkiga ka furmaan. Mudane Biixi Yoonis oo la Hadlay Warbaahinta isagoo Turkiga ku  sugan, ayaa  burburka Shirkaas ku eedeeyey masuuliyiinta kasoo jeeda ee lagu soo daray Guddida wada-hadalllada, waxana uu ku…

    Read More

      Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

      Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Sida Waalidku loogaga baahan yahay inay…

      Read More

        “Haddii Aanay Jirin Wax Ay Xukuumadda KULMIYE Qarinayso, Masiirka Somaliland Ka Wayan Wax….” Axmed Muunin Seed

        Boorama 03.March 2015 (SDN/QJ) Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI Md. Axmed Muumin Seed ayaa naqdiyay wadahadalada Somaliland iyo Somaliya ay ku yeelanayaan dalka Turkiga, gaar ahaan hadalada ka soo yeedhaya Madaxda Waftiga reer Somaliland uga qayb galaya wadahadaladaas ee ku aadan in ay ka biyo diidsan yihiin soo hor fadhiisiga saraakiil kale oo…

        Read More

          “Nimankani Intii aanay Muqdisho ka soo Dhoofin ayaan u sheegnay inaanaan aqbali doonin inaan hor fadhiisano dad dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland Turkiguna …” Wasiir Xirsi {DHAGAYSO}

          Istanbul 03.March 2015 (SDN/QJ) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay Sababta dhalisay inuu Furmi waayo Wareegii 8aad ee Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia oo burburay kadib markii labada dhinac Miiska Wada Xaajoodka Isugu Iman waayeen. Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Waraysi Siiyay Idaacada VOA ayaa Mawqifka…

          Read More

            Kala Hororsi Loogu Jiro Buuxinta Jagadii uu Iska Casilay Wasiir Samaale, Magacyada ku Hirdamaya iyo Hadal haynta Qaybtii 2aad ee Isku Shaandhayn kale

            Hargeysa, 03 March 2015  (SDN/QJ) Iyadoo weli ay sii qoyan tahay xiisadda siyaasadeed ee isku shaandhayntii madaxtooyadu samaysay, ayaa waxa isa soo tarayay shalay ilaa xalay qofka bedeli doona ee loo magacaabi doono jagada uu baneeyay cabdicasiis Samaale,isla markaana waxa socota hadal hayn la xidhiidha talaabo la filayo in madaxtooyaddu kaga jawaabayso talaabadda uu qaaday…

            Read More

              Suldaan Hargaysa lagu Xidhay,Xaaladii Tiyaatarka oo si Kooban loo Xaliyay, Go’aan Madaxtooyada ka soo baxay Iyo Dhaawac Cisbitaalka lagu dabiibayo

              Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)-Waxaa Xalay  la soo af jaray Xaaladdi ka taagnayd Tiyaatarka iyadoo gabi ahaanba malleeshiyadii gudaha Tiyaatarka ku jirtay laga soo saaray isla amrkaana arrinka lagu dhameeyay hanaan nabadgalyo oo ku salaysan wada hadal . Kulan ka dhacay Hargaysa oo dhex maray Guddi odayaal ah oo ka soo jeeda Beelaha Ciidagale oo uu…

              Read More

                “Burburka Shirka Turkigu Waa Guul U Soo Hoyatay Somaliland” Mujaahid Cali Guray

                Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Noqday Mas’uulkii 1aad ee soo dhaweeya Burburka ku yimid Wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia ee la isku soo hor fadhiisan waayay Magaalada Istaanbul. Gudoomiye Cali Guray ayaa qoraal uu Ku faafiyay barta uu ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka…

                Read More

                  Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo Jid Guracan u qaaday Wada hadalkii Burburay ee Somaliland iyo Somalia

                   Muqdisho:March,03,2015(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Maleeshiyada Khaatumo, ayaa si Gurracan uga Hadlay Hannaanka loo wado wada-hadallada somaliland iyo Somalia oo haatan burburay maalintii Shalay , waxana uu deedafeeyey Xaqa somaliland u leedahay inay badheedhaheeda sheegato. Cali Khaliif oo u warramayey TV-ga Universal, ayaa diiday dalabka somaliland ku diiday Xubnaha kasoo jeeda Deeganadeeda ee shirkaas ay Dhinaca uga soo dirtay…

                  Read More

                    Dhacdo Cusub: Booliska Kenya oo Lala Xidhiidhiyay inay Lacago Laaluush ah ka qaataan Alshabaab

                    Nairobi:March,03,2015(SDN/Q)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa sheegtay in qaar kamid ah Ciidamadeeda Boolisku Laaluush ka qaataan Xubnaha Al-shabaab ee weerarrada ka fuliya Goobo dalkaas kamid ah. Xubno Booliska kamid ah ayaa la sheegayaa inay qabteen Baabuur walxaha qarxa lagu rakibay, kaas oo loosoo gudbiyey xuduudda u dhaxaysa Somalia iyo Kenya. Booliskan oo aan la sheegin magacyadooda iyo…

                    Read More

                      Hambalyada Gudoomiyaha Cusub ee Hay’adda Shaqaalaha

                      HAMBALYO: GUDDOOMIYAHA CUSUB EE HAY’ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA JAMHUURIYADDA SOMALILAND Umalkhayr Yaasiin Ismaaciil, Xasan Axmed Yuusuf,  Fahmi Qaasim Maxamed, Nuura Faarax Cawad, Asma Cismaan Cabdi, Cabdirasaaq Axmed Beegsi, Cabdifataax Maxamed Cabdiraxmaan, Liibaan Yuusuf Taani iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL waxay u dirayaan Guddoomiyaha Cusub ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda uu Madaxweynuhu…

                      Read More

                        Dardaaran Ku Socda Suldaanka Guud ee Somaliland Iyo Iftiimin Sed-Bursimooyinka Xad-Dhaafay ee Dalka Ka Jira!!!

                        Qaybtii 2 aad ee Maqaalkii Beerta Suldaan Cabdilaahi ee Hargysa: Waxan Xasuusin laha Suldaanka Guud ee Beelaha  Somaliland  Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir, Waxan Soo Gaadhay, Yaanan Codba Ku Lahaanine, oo aan Da’ Yaraa!!! Labadii Suldaan ee Walaalaha ahaa, Waa Suldaan Rashid iyo Suldaan Cabdiqadir 1967 – 1975 Beertii Fadhiya oo Go’aan Talada Beesha Suldaanku Go’aamiyo,…

                        Read More

                          Wadahadalada Turkiga ka furmay iyo Waxa laga fili karo

                          Saddexdii sano ee ugu danbeeyey waxay dadka Soomaaliyeed maqlayeen wadahadalo u dhexeeya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xukuumadda Somaliland oo soo maray marxalad bilow ah. Dadka intiisa badan waxay is weydiinayaan xaggee wax ku dhammaanayaan iyo maxay yihiin qorshayaasha labada dhinac ee wada hadlaya.Anigu kama war hayo qorshaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ee ay hoggaamiyaan kooxda khibradda…

                          Read More

                            Haya’da Duulimadayada u qaabilsan Qaramada midoobay ICAO oo Cadaysay inay Gacanta ku sii hayn donto Maamulida Hawada Muddo Saddex Sano ah

                            Istanbul 02.March 2015 (SDN/QJ) ka dib markii ay adkaatay in laysugu yimaado shirkii wadahadalada somaliya iyo somaliland qodobo xasaasiya dartood, arrintaasi waxy keentay inay baaqatay ama meesha ka baxday kulankii gaar ka ahaa ee gudiyada farsmo ee Arrinta hawada isugu iman lahaayeen si loo meel mariyo Heshiiskii hore loo wada gaadhay. Shirkan farasamo ee dhinaca…

                            Read More

                              Wadahadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland ee Istanbul oo furmi waayay Iyo Eedayn ay Fadaraalku u Jeediyeen Somaliland

                              Istanbul, Turkey 3 March 2015 (SDN/QJ)– Iyada oo laga ambaqaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka Soomaaliyeed, lagana shidaal qaadanayo heshiiskii ay Madaxweynayaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ay ku gaareen magaalada Djibouti bishii Disembar 2014, ayaa…

                              Read More

                                Hambaalayo Meher “Mudane Khadar Cali Omaar iyo Marwo Sahra -Kiin Maxamed Ismaciil

                                Gacal Iyo Sokeeye Baa Guurinkina Lagu Farax Waxaa  Anu Halkan Hambalayo Uga Dirayna  Anaago ah Dhamaan Reer Cali Oomaar Iyo Awulaada  Ay Dhaleen iyo Kuway sii Dhaleen  baa  (Ilma Kidaar Cune)- Meherka Khadar Cali Iyo Marwadisa Sahra- Kiin Maxamed Ismaacill ,oo Meherkoodu ka Dhacay Dalka ,,Canada  Gaar Ahaan Magaalada Edmatoon Waxa Aanu Alle Uga Barayaayina…

                                Read More

                                  Tiyeetarka Magaalada Hargeisa Ayaa Galabta Ciidanka Bilayska Iyo Kooxo Ku Dagaalamaya Lahaanshiyaha Dhul Ku Dhegsan Tiyeetarka Dagaal Aan Cidna Ku Dhiman Dhexmaray

                                    Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)tiyeetarka magaalada hargeisa ayaa galabta  waxa ka dhacay  dagaal aan cidna ku dhiman dhaawcna jirin kaaso u dhaxeeyey ciidanka bilayska shargeisa iyo kooxo ku dagaalamyey  lahaanshiyaha dhul  ku dhegsan tiyeetarka magaladaha hargeisa iyadoo saaka subaxi hore ay dawlada hoose  halaasi galisay  cagafcagaf  oo dhulka la sintay  guud ahaan dayrarkii halkaasi ku yaalay  ciidanka…

                                  Read More

                                    War Deg Dega:Guud Ahaan Waxa Galabta Lagu Soo Kala Dareeraray Wadahadaladii U Dhaxeeyey Somaliland Iyo Soomalia Ee ka Socday Magalada Stanbul Ee Dalka Turkiga

                                      Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)Guud ahaan waxa  burburay  wadahadaladii somaliland iyo somalia u dhexeyey  ee ay manta ku yeelan lahen dalka turkiga wadahadalsi waxa burburka u  sababay  ka dib markii waftigii somaliland u mataalyey wadahadalsai ay shuruud adag ku xidheen  waftigii somalia oo ahayd  inaan waftiga somailand wada xaajood la yeelan doonin gudida somaliya soo dirtay  oo…

                                    Read More

                                      HAMBALYO: MAGACAABISTA WASIIR-KU-XIGEENKA DEGMOOYINKA & GOBOLLADA EE WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA JSL, MD: AXMED FAARAX CADARRE

                                      Xasan Axmed Yuusuf,  Fahmi Qaasim Maxamed, Nuura Faarax Cawad, Asma Cismaan Cabdi, Cabdirasaaq Axmed Beegsi, Cabdifataax Maxamed Cabdiraxmaan, Ismaaciil Xussein Ahmed, Umalkhayr Yaasiin Ismaaciil, Liibaan Yuusuf Taani iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL waxay ku hambalyaynayaan  Wasiir-ku-xigeenka Cusub  ee qaabilsan Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane AXMED…

                                      Read More