Madaxweyne Gaas oo Nidar ku Maray in ay Somaliland…..
Garowe. Puntland – Somalia. Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliya ee Puntland ayaa nidar ku maray in uu soo celinaya dhul uu sheegay in uu ka maqan yahay oo ay Somaliland ka haysato. Waxa uu Cabdiwali Gaas sheegay in ay maanka ku hayaan sidii ay u soo celin lahaayeen Goboladda Sool iyo Sanaag iyo Buuhodle oo…
