Leave it, it is rotten : Tribalism

    If we didn’t have heroes or great lyricists like the above great poet, Timacade, I would have blamed the lack of models and great brains for my people. As a devoted Muslim, I would have settled down and accept subserviently my lot. However, the Almighty bestowed my people great providences and wisdom, yet we suffer…

    Read More

      Puntland releases journalist arrested over minster’s interview

      Garowe,29Nov,2015(QJ/SDN)-The semi-autonomous northern Somalia region of Puntland released a television journalist who was arrested after grilled the region’s information minster over wide-ranging political controversies, colleagues said on Sunday. Jama Deperani, a presenter with the London-based Somali Channel Television was released Sunday after a public outcry by journalists’ watchdogs and the United Nations, according to Faysal…

      Read More

        Yuusuf Garaad Cumar Oo Dhaliilay Qaabka Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed Uga Warantay Dagaalka Magaalada Gaalkacyo

        Muqdisho,29Nov,2015(QJ/SDN)- Warbaahinta Qaranka – Radio Muqdisho, SNTV iyo Barta Internetka intaba waxaan mar kasta uga fadhinnaa in ay soo gudbiyaan warar na khuseeya, sugan, dheellitiran oo aan xag jirin. Wararkaas xilliga loogu baahi badan yahay waa marka ay ku saabsan yihiin colaad. Puntland iyo GalMudug wey u siman yihiin warbaaahinta Qaranka, iyaduna waa in taa…

        Read More

          Maamulka Puntland oo xabsiga kasii daayay Wariye Jaamac Dabaraani oo Muddo 10-casho ah u Xidhnaa

          Garoowe,29Nov,2015(QJ/SDN)-Maamulka Puntland ayaa maanta sii daayay wariye Jaamac Yuusuf Dabaraani oo muddo 10-maalmood ah xabsiga ku jiray, iyadoo sii daynta wariyahan ay ku timid dadaallo badan oo ay ku bixiyeen ururrada u dooda saxaafadda iyo kuwa xuquuqda aadanaha. Wariye Jaamac Dabaraani oo ka tirsan Somali Channel Tv xafiiskiisa ku yaalla Garoowe ayaa waxaa la xidhay…

          Read More

            Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug oo La Filayo Inay Ku Kulmaan Magaalada Gaalkacyo

            Gaalkacyo,29Nov,2015(QJ/SDN)-Magaalada Gaalkacyo oo marka la eego la odhan karo waa magaalo leh saameyn siyaasadeed iyo mid dhaqaale intaba ayaa dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay waxaa siweyn mar kaliya u dareemay siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo bilaabay dadaallo xoogan oo la doonayo in lagu joojiyo colaada magaalada Gaalkacyo. Wafdi uu horkacayo…

            Read More

              Warbixin uu soo saaray Guddi madax Banaan oo loo saaray Hubinta eedaha guddiga la socodka Soomaaliya iyo Ereteriya ee Q/midoobay

              Muqdisho, November 29, 2015 (SDN/QJ):-Muqdisho Raisul-wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke wuxuu 4ta Sebtember 2015 u magacaabay Guddi Madax Banaan oo ka kooban 5 qof inay baaritaan iyo hubin ku sameeyaan eedaymaha ay Kooxda la Socodka Soomaaliya & Eriteriya ee Qaramada Midoobay u soo jeediyeen Wasaaradda Batroolka & Macdanta. Kooxda La Socodka…

              Read More

                Time for re-casting the failed Somaliland-Somalia talks about the union that ended nearly 25 years ago

                The 2012 initiated talks and their demise 1.It was recognised at the (international) June 2012 London Conference that there was a ‘need for the international community to support any dialogue between Somaliland’ and the then Somalia government ‘or its replacement may agree to establish in order to clarify their future relations’ . Having waited for…

                Read More

                  ‘’Khilaafka Xisbiga Ucid ee Imika iyo Kii hore ee aan Ka Midka ahaa waxa aad iyo aad uga Xooggan kan Maanta Jooga..’’ Xil.Ibraahim Mahdi Buubaa

                  Hargeysa,29Nov,2015(QJ/SDN)-Maalmihii u dambeeyay ayay soo baxayeen warar ku saabsan in guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo afhayeenkiisa xisbiga Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa khilaaf kala irdheeyay, balse Afhayeen Ibraahin ayaa markii u horaysay warkaasi beeniyay sheegayna inaanu jirin khilaaf u dhexeeya isaga iyo guddoomiyihiisa. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo warkaasi saxaafadda ku soo baxay ka jawaabaya ayaa…

                  Read More

                    Cajiib: Buur La Sheegay In Ay AIDS-ka Daweynayso, Sababta Iyo Doodaha Xiisaha Leh Ee Ka Dhashay

                    Tahran,29Nov,2015(QJ/SDN)-Siddeed iyo Afartankii saac ee u sambeeyey waxaa si aad u weyn dalka Iiraan iyo meelo badan oo dunida ah ugu faafayey warka sheegaya in buur ku taalla xeebta bari ee Gacanka Carabta qaybtiisa Iiraan ay daweyso cudurka dilaaga ah ee AIDS ka. Warbaahinta dalka Iiraan ayaa si aad ah u baahinaysay warbixinno iyo sheekooyin…

                    Read More

                      Kitaabkii Qur’aanka Ahaa Ee Putin Uu Hoggaamiyaha Iiraan Siiyey, Oo La Ogaaday In Aanu Asalkii Ahayn

                      Hargeysa,29Nov,2015(QJ/SDN)-Khamiistii ina dhaaftay oo bisha Noofambar 2015 ku ahayd 26 waxa uu Geeska Afrika boggan ku baahiyey sheeko cinwaan uu uga dhigay “Madaxweyne Putin Oo Kitaab Qur’aan Ah Oo Taariikhiya Hadyad U Siiyey Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Iiraan” Warkan uu Geeska Afrika ka soo xigtay Shabakadda Al-Carabiya oo lagu baahiyey inta badan ee warbaahinta dunida…

                      Read More

                        Ruushka Oo Cunaqabatayn Saaray Dalka Turkiga iyo Khilaafka Labadaas Dal Oo Hawada Isku Sii Shareeray

                        Ankara,29Nov,2015(QJ/SDN)-Saraakiisha dalka Turkiga ayaa sheegay inay filayaan in isfahan la’aanta ka dhaxaysa Ruushka iyo Turkigu sii xumaan doonto kadib markii Moscow ay shaaca ka qaaday cunaqabatayn dhinaca dhaqaalaha ah oo ay kaga aargoosanayso diyaaradii la soo riday. Tallaabooyinka uu Ruushku sheegay inuu qaadayo waxaa kamid ah xayiraad lagu soo rogay ganacsiyada Ruushku inaanay  shaqalaysiin muwaadiniinta…

                        Read More

                          Dowladda Somaliland Oo Ka Hadashay Mowqifkeeda Ku Aadan Dagaalka Magaalada Gaalkacyo DAAWO

                          Hargeysa,29Nov,2015(QJ/SDN)-Xukumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda dagaallada dhawaanahan ka dhacayay magaalada Gaalkacayo ee u dhexeeya maamulada Somalia ee Puntland iyo Galmudug, waxaanay ugu baaqday inay ilaaliyaan xasiloonida mandaqada wada hadalna lagu dhammeeyo khilaafka jira. Wasiirka arrimaha dibadda Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Somaliland jeceshahay in mandaqada bariga Africa lagu wada noolaado nabad. Waxa…

                          Read More

                            Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 29.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

                            Read More

                              Qaar Ka Mida Isbahaysiga Isbadal Doonka KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Bulshada Burco DAAWO

                              Burco 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Siyaasiyiinta Is-bahaysiga KULMIYE ee ku sugan Magaalada Burco ayaa xalay kulan ballaadhan la qaatay Waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Cuqaasha Gobolka Togdheer oo isu dhan. Kulankan oo ka qabsoomay Huteelka City Plaza, waxaa ka muuqatay midnimo dhammaan Rer Togdheer iyo Burco ay markii kobaad sidaas u muujiyaan, iyagoo shirarki ka horeeyay midkan ay…

                              Read More

                                Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Shaaciyey in Telefishanka Punt land Tv la Hoos geeyay Wasaaradiisa DHAGAYSO

                                Muqdisho 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta DFS Maxamed Cabdi Maareeye ayaa ka hadlayay kulan ka dhacay Muqdishu oo looga hadlyay horumarinta warbaahinta Somalia ayaa sheegay in ay heshiish ay wada gaareen wasaaradiisa iyo wasaarada warfaafinta maamul-goboleedyada dalka. Wasiir Maareeye ayaa sheegay in Tv-ga dowlada Puntland laga bilaabo maanta la hoos geeyay wasaarada warfaafinta xukuumada Somalia,…

                                Read More

                                  Wasiir ka mid ahaa Xukumadda Puntland oo taageeray shir mamul loogu dhisayo SSC oo Nairobi ka Socda Iyo Aamusnida Somaliland DAAWO

                                  Nairobi, 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaradda Qorsheynta xukumadda Cabdiweli Cali Gaas mudane Cali Axmed Faatax ayaa soo dhaweeyay shirka Nayroobi ka socda ee mamulka loogu samaynayo gobaladda Sool, Sanaag iyo Buuhoodle. Faatax oo guddiga shirka wada xubin ka ah ayaa shir jaraa’id uu saxaafada u qabtay wuxuu ku faah faahiyay dareenkiisa shirka wuxuna…

                                  Read More

                                    Ururrada Xuquuqda Aadamaha Somaliland iyo Soomaaliya oo hore kulan qarsoodi ah Hargeysa ugu yeeshay iyo muhiimadda ujeeddada ka dambaysa

                                    Hargeysa, 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Ururrada Xaquuqda Aadamaha Somaliland badankooda, ayaa la sheegay inay Muqdisho u tegayaan Shirweyne ujeedkiisu yahay in dib loo qaato Midnimadii Soomaaliweyn, sida ay Wargeyska Himilo oo aanu Warkan ka soo Xiganay ay  u xaqiijiyeen ila-wareedyo xog-ogaal u ah dhaqdhaqaaqyada Ururrada Xuquuqda Aadamu doonayaan inay Xamar ugu baxaan maalmaha soo socda.  …

                                    Read More

                                      Sodon Hablood oo Suxufiyiin ah oo Tababar ku saabsan Diyaarinta Barnaamijyada Hargaysa loogu soo Gabo gabeeyay DAAWO

                                      Hargaysa 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Marwo Shugri Xariir Ismaaciil ayaa u soo gabo gabaysay 30 Hablood oo Suxufiyiin ah Tababar Mudo Sadex Bilood ah ay ku baranayeen Habka diyaarinta Barnaamijyada. Suxufiyiintan ayaa ka kala Hawl gala Warbaahinta kala duwan ee Somaliland Waxaana Tababarkan soo qaban qaabiyey Ururka Suxufiyiinta Haweenka…

                                      Read More

                                        Sirdoonka Wadanka Ingiriiska oo Shaaciyey in Shaqsiyaad Dil ka geystay dalkooda u soo baxsadeen Somaliland

                                        Sheffield,29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Ciidammada Sirdoonka Ingiriiska, ayaa sheegay in afar qof oo loo haysto dil haatan la sheegay inay ku nool yihiin Somaliland, xilli Xabsi dheer lagu xukumay Nin kale oo ku eedeysnaa dembiga dilka. Booliiska waddanka Ingiriiska, ayaa sheegay inuu weli socdo baadhitaanka dil ka dhacay sannadkii hore, inkastoo Maxkamadda Sheffield ku xukuntay Xabsi-daa’in…

                                        Read More