HADDUU KULMIYE INTAN GARTO!!!!.( Hello: M.B part 2)W/Q: Mohamed Abdilaahi Biihi.
Inkasta oo siyaasadu tahay jaangooyaha iyo saameeyaha nolosheena guud ahaanteedba, haddana waxa mararka qaar kugu qasbaaya inaad ka gaabsato hawlahaaga khaaska ah iyo duruufta markaas kugu gaddaaman. Haddana se markaad isleedahay waxuun baad soo kordhin kartaa waxaa haboon in aragtidaas aad la wadaagtid bulshada.“adduunku waa uu cabanayaa kamana cabanayo xumaan falayaasha se waxa uu ka…
