Murashixiintii Huwanta ahaa ee Xisbiga Kulmiye oo Cadaalad daro ku Sifeeyay Natiijada Shirkii Kulmiye,Murashax Kijaandhena Raali gelin ka siiyey Hadalkii Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

    Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Murashixiintii Isbahaysiga ahaa ee Xisbiga Kulmiye ee dushooda lagu Shaxay ayaa Maanta ka Hadlay Natiijadii ka soo Baxday Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu doortay Murashaxa Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye u Meteli doona Doorashooyinka Madaxtinimo ayaa Cadaalad daro ku tilmaamay Maxsuulka ka soo baxay Shirkaas. Waxay…

    Read More

      Tacsi loo Diray Weriye Cali Caano dhame oo Hooyadii ku Geeriyootay Magaalada Burco

      Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Oo Ku Hadlaya Magaca Madaxda Iyo Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Wuxuu Tacisi U Dirayaa Cali Ahmed Cawaale ( Cali Caanodhame ) Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Burco Waxaanu Marxuumadaa Illaahay Uga Baryayaa Inuu Janadii Fardawsa Ka Waraabiyo Ehelkii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxdayna Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ilaahay Ka Siiyo Aamiin Aamiin Sidoo Kale Fannaaniinta Iyo…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Xidhay Shirweynihii Kulmiye

        Hargeysa,11Nov,2-15(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa soo xidhay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye hotelka Maansoor ee Hargeysa uga socday  shalay iyo maanta. Shirkaasi oo shalay loogu doortay musharaxa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, musharax xigeenna loogu doortay Madaxweyne Cabdiraxmaan Saylici ayaa maanta ajandihiisu ka duwaan kii shalay. Kulanka maanta ayaa intii uu socday waxaa wax ka…

        Read More

          Ku dhawaad 20-qof oo Siyaabo kala duwan ugu Geeriyooday Roobab ka da’ay dalka Kenya

          Nairobi,11Nov,2015(QJ/SDN)-Roobab mahiigaan ah oo dhawaanahaan ka da’ay gobalada kala duwan ee wadanka Kenya, ayaa waxey sababeen dhimashada ku dhawaad labaan qof iyo waliba qasaare hantiyadeed. Shan qof, ayaa la xaqiijiyay talaadadii aynu soo dhaafnay iney ku dhinteen, halka boqolaal kalana ay ku barakaceen daadad ka dhashay roobab culus oo ka da’ay deegaanka Mount Elgon oo…

          Read More

            Weedh Ku Jirtay Khudbadii U Horeysay Ee Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Oo Dadweynaha Dood Ka Dhex Abuurtay DAAWO

            Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo Shalay  lagu doortay shirkii shanaad ee Golaha dhexe3 ee xisbul xaakimka Somaliland, ayaa khudbadiisii u horeeyay waxa uu  u mahad-naqay laba ka mid ah saddexdii murrashax ee aan shirkan ka soo qeyb-gelin. Arrintaasina waxay dood ka abuurtay goobaha bar-kulanka bulshadda, iyadoo dadka qaar…

            Read More

              Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay Inuu Soo Gaadhay Agabkii Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha

              Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Komishanka doorashooyinka Somaliland,  ayaa shalay la soo dagay agabkii lagaga hawl-galayay diwaangalinta codbixiyayaasha. Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka C/qaadir Iimaan Warsame oo qaar ka mida warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo gaadhay qalabkii diwaangelinta codbixiyayaasha waxaanu  yidhi “Geedi socodkii doorashada iyo diwaangelinta ayaa   qalabkoodii  Inoo  dhamastirmeen oo madaarka Hargeysa ka soo…

              Read More

                Xasan Sheekh oo Sacuudiga uga qaybgalaya shir muhiim ah

                Riyadh  11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudiga uga qaybgalaya shir uga furmaya madaxda waddammada xubnaha ka ah ururka Jaamacadda Carabta iyo kuwa Ameerikada Koonfureed. Shirka oo ah kii afaraad ayaa looga arrinsanayaa sidii Carabta iyo Laatiin Ameerika ay isaga kaashan lahaayeen siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo arrimo kale…

                Read More

                  “Ciqaabta la saaro war-baahinta waa dhaqan caqabad ku ah xorriyadda” HRC

                  Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xarunta xuquuqal iinsaanka Somaliland ee HRC ayaa qabatay kulan lagaga hadlay cabudhinta saxaafadda Somaliland,iyadoo lagu faahfaahiyay caqabadaha ay keensan karto haddii warbaahinta loo adeegsado xeerka ciqaabta. Xarunta ayaa sheegtay in suxufiyiinta Somaliland loo adeegsado qodobo ku jira xeerka ciqaabta . “Marar badan baa xadhig iyo maxkamadayn lagula kacaa suxufiyiinta Somaliland iyada oo…

                  Read More

                    Mareykanka Oo Markale Lacago Dul Dhigay Hoggaamiyayaasha Al-Shabaab

                    Washington,11Nov,2015(QJ/SDN)-Dowladda Mareykanka ayaa abaal marin lacageed dul dhigtay ciddii keenta  xog la xidhiidha meelaha ay ku noolyihiin lix ka mid ah Hoggaamiyayaasha  Al-Shabaab. Hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmed Diiriye oo ay Shabaabku u yaqaanaan Abu Cubeydah ayaa Mareykanku dul dhigay madaxiisa lix milyan oo doolarka Mareykanka, ciddii soo sheegta halka uu ku noolyahay, kaasi oo badalay hoggaamiyihii…

                    Read More

                      “Xaglatoosiye Wuxuu Maanta Helay Quluubtii Shacabka Somaliland”Jamaal Cali Xuseen

                      Hargeysa,11Nov,2015(QJ/SDN)-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) inuu hantay quluubta shacabka reer Somaliland, isla markaa bogaadiyay.   Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa ku sheegay qoraal koobaan oo uu soo saaray, waxaanu sheegay Dr. Saleebaan Ciise Axmed inuu u qalmo xilkasta oo uu raadsado…

                      Read More

                        “114-kii Xubnood Ee U Codeeyey Dr. Xaglotoosiye Waxay La Mid Yihiin 114-ka Suuradood..” Xildhibaan Indho-Indho.

                        Hargeysa,11Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), oo ka mida mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa uu ku eedeeyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) inuu ka baxay dhex-dhexaadnimadii oo uu u codeeyey Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan-Saylici,isla markaana waxa uu ka dalbaday inuu raali-gelin ka bixiyo arrintaas. . Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), ayaa waxa ku…

                        Read More

                          Madaxweynaha Jibouti Oo Ka Qayb-galaya Shirka Wadamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America

                          Riyadh,11Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wefti uu Hoggaaminayo ayaa ka qayb-galaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Wadamada Koonnfur America. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa waxa uu ka dhacayaa magaalada Riyaadh ee isla boqortooyada Sucuudi Careebiya. Shirweynaha ayaa waxa ka qayb-qaadanaya Hoggaamiyayaasha madaxda carabta iyo wadamada Koonfurta America…

                          Read More

                            Hooyo Soomaaliyeed Oo Ku Xanuunsanaysay Duleedka Magaalada Garoowe Oo Si Wanaagsan Loo Soo Caawiyay DAAWO

                            Garowe,11Nov,2015(QJ/SDN)-Qoys Soomaaliyeed Oo Danyar ah kuna nool duleedka magaalada Garowe ayaa waxa Caawinnimo gaadhsiiyay Bulshada Soomaaliyeed ee Daafaha Caalamka ku kala sugan. Muuqaal laga soo duubay oo baraha bulshada si weyn ugu faafiyay ayaa muujinayay Ayeeyo Soomaaliyeed iyo Gabadh ay dhashay oo ay ka muuqato darxumo iyo baahi aad ku daran kuwaasi oo deganaa banaanka…

                            Read More

                              “Al-shabaab Weli Waxay Leedahay Awood Ay ku Geysato Weerarro Waxyeello Geysan kara..” Danjire Nickolas Kay

                              Washington,11Nov,2015(QJ/SDN)-Ergayga QM ee Soomaaliya, Nicholas Kay oo ka jeedinayay khudbad shir lagaga hadlayay arrimaha Somalia oo ka dhacay xarunta guud ee QM ee New York ayaa sheegay in Somalia ay ka gudbayso guul-darrooyinkii horay u soo maray ayna u muuqato dal soo kabanaya dhibaatooyinkaas. Danjire Kay wuxuu xusay in is-beddelka Somalia uu yahay mid si…

                              Read More

                                Dowladda Kenya Oo Lagu Eedeeyay Inay Ku Durkayso Xuduuda Dalka Soomaaliya

                                Baladxaawo,11Nov,2015(QJ/SDN)-Dadka deggan degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Kenya ay ku soo durugtay xadkii u dhexeeyey labada dal ee ku beegnaa inta u dhaxaysa magaalooyinka Beled Xaawo ee Soomaaliya iyo Mandheera ee Kenya. ×  Gedo Mas’uuliyiinta magaalada Beled Xaawo iyo nabaddoono ayaa VOA u sheegay in dadka reer Kenya…

                                Read More