Shirar Duceedyo Si Hoose ugu Bilaabmay Isbahaysiga Murashixiinta Kulmiye iyo Xisbiga Waddani,Is Casilaadii Cirro oo Soo Dhow Iyo Bedelkiisii oo Shuruud la hordhigay

    Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani ayaa Gudahaha Magalada Hargeysa ka bilaabay inuu shir doceedyo hoose la yeesho Wasiiradii iska casilay xukumada Madaxweyne Siilanyo iyo xubnihii musharaxiinta ahaa ee qaadacay inay ka qayb galan shirka golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Shirarkaan oo 48 saac ee u dambeeyaay ka soconaayay ayaa Xoguhu  sheegayaan…

    Read More

      ” Car Waa Ninka Calanka KULMIYE Xaafada Axmed Dhagax Keena,Muuse Biixina Markasta oo uu Hadlo Boqol Kun oo qof ayaa ka Go’a ” Mujaahid Ooto DAAWO.

      Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Mujaahid Ooto biixi ayaa ka hadlay Shirkii lagu doortay Murashaxa Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye,Waxa uu si ba’an u Weeraray Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu sheegay in aanay Cadaalad u maamulin Shirka Kulmiye. Ooto Biixi Waxa uu sheegay in Gudoomiye Muuse Biixi daqiiqadii u…

      Read More

        Baarlamaanka Netherland oo Su’aalo aan Jawaabahoodii helin weydiiyey Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro

        Amsterdam 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa wax laga weydiiyey qaddiyadda Madax-bannaanida Somaliland Xaaladda Siyaasadeed iyo Ammaanka ee dalka. Cabdiraxmaan-Cirro oo socdaal ku tegay dalka Netherland, ayaa kulan ka yeeshay Afhayeenka Baarlamaanka dalka iyo Guddiyada joogtada ah ee arrimaha dibedda, Gaashaandhigga iyo horumarka, sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyey Mareegta…

        Read More

          Wasiir Xaglo-toosiye Iyo Beeshiisa oo Madaxtooyada Xalay kula Garnaqsaday Madaxweyne Siilaanyo iyo Xubno ay Xigto Yihiin

          Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Xagla Toosiye oo ay weheliyaan odayaal iyo xildhibaano ay isku Beel yihiin, ayaa la sheegay inay shalay iyo Xalay kullan garnaqsi ah la yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Odayaasha dhaqanka ee Beeshiisa, kullamadan oo saxaafaddu dibeda ka ahayd awgeed ma jiro xog rasmi ah oo si cad daboolka…

          Read More

            “Biriijkii Weynaa ee Magaaladda Burco Wuxuu Qarka u Saaran Yahay inuu Dumo Iyo Qaylo Dhaanta Maamulka Togdheer DAAWO

            Burco 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-Maamulka Gobolka Togdher, kuwa Degmada Burco ayaa ka hadlay waxyeelo ay daadadku gaadhsiiyeen biriishka weyn ee magaalada burco kaas oo qarka u saaran in uu dumo . Biriijkan oo Xudun u ah Isu Socodka dadka iyo Gaadiidka Isla markaana ah ka dhalay Magaca Gobolkaas ee Togdheer ayaa haatan u Muuqda inuu Tiirar…

            Read More

              Xaalada Magaalada Ceerigaabo oo Degen iyo Maamulka Gobolka Sanaag oo ka hadlay Shaqaaqadii Salaasadii DAAWO

              Ceerigaabo 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sanaag oo uu Weheliyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolkaasi ayaa Shir Jaraa’id oo ay qabteen Waxay kaga warbixiyeen Xaalada Nabadgalyo ee Magaalada Ceerigaabo oo Salaasadii ay ka dhaceen rabshado Sababay dhaawaca ilaa Toban qof oo rayid ah,Kadib markii ay isku dhaceen qaar ka mid ah Bulshada Magaaladaasi…

              Read More

                Dawlada Denmark oo ka hadashay aragtideeda la xidhiidha Shirkii 5aad ee Xisbiga Kulmiye

                Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxa xafiiska Denmark u qaabilsan Somaliland, ayaa ka hadlay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye musharaxa madaxweyne iyo madaxweyne xigeen ugu doorteen Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Saylici, taasi oo uu ku tilmaamay mid muhiimad u leh hanaanka doorashooyinka la filayo. Madaxa hay’adda horumarinta caalamiga ah( Danish International development Agency, “DANIDA”) ee…

                Read More

                  Socdaalka Tamashlaha ah ee uu Hargaysa ku Joogo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Xili Magaalada Ceerigaabo Xaalad amni ku soo Korodhay

                  Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa  socdaal tamashle ah oo uu muddo bil iyo dheeraad ah ku joogo Hargeysa kaga baaqsaday inuu guto waajibaadkiisa qaran, iyadoo mudayacnimadiisa ay ka dhalatay  shaqaaqo fool xun  oo Salaasadii ka dhacday Magaaladda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Taasi oo sababtay  inay ku dhaawacmaan dad rayid…

                  Read More

                    ”Xilalka aan Hayo Horta Ta Baarlamankaa ugu Horaysoo waan Banaynayaa,Adduunka Saddexaadna dawooyin badan ayaa lagu eegay..” Gudoomiye Cirro DAAWO

                    Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa sheegay in lagu tartami doono Musharraxnimada Madaxweynaha ee Xisbigaas marka wakhtigeeda la gaadho. Sidaana waxa uu ku sheegay Wareysi kooban oo uu siiyey Dalmar Online ka hor intii aanu ka soo laaban dalka Holland oo uu…

                    Read More

                      Kulmiye Dalka Ma Ka Qaban Karaa Doorasho Xor Ah 2017? QaIinkii: braahin Yuusuf Axmed “Hawd”

                      Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Aragtiyaha laga Bixiyey Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu doortay Murashixiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbigaas u Metelaya doorashooyinka Soo socda ayaa ah Kuwo Bulshadu ku kala afkaar duwan tahay, In badan ayaa la dhacsan Natiijada Shirkaas ka soo Baxday Hasa Yeeshee Waxaan Shaki ku Jirin in Kala…

                      Read More

                        Cabdi-Good Maxaa ku kellifay Barnaamijka Isir-raaca Af-Soomaaliga? Waraysi Xiiso Badan DAAWO

                        London 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Cabdi-good) oo ah fallanqeeye Telefiishanka Kalsan ku leh Barnaamijka Isir-raaca Af-Soomaaliga oo lagu naqdiyo heesaha aan marin hab-raaca Suugaanta iyo Shuruucda Allifiddooda, ayaa markii u horeysay laga Wareystay waxa ku dhaliyey inuu sameeyo Barnaamijkaas oo caan ka noqday Soomaalida dhexdeeda. Mr. Cabdi-Good oo ay Wareysatay Wariye Raxma Maxamed Jaamac…

                        Read More

                          Wasiirkii Hore ee Ganacsiga oo Sheegay In Guul Joogo Mar hadii Lala Qaatay Go’aan uu Keligii Aaminsanaa,Kana Hadlay Dugsi ay ka soo wada Baxeen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

                          Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Sheegay inuu ku faraxsan yahay in Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Siilaanyaba ay maanta la qaateen Fikir uu Markii hore keli ku ahaa kaas oo ah Cida badalaysa Madaxweynaha Marka la Gaadho doorashooyinka oo uu sheegay inuu aaminsanaa in Muuse Biixi yahay Shakhsiga…

                          Read More

                            Golaha Wasiirada oo ansixiyay Heshiiska Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga

                            Muqdisho, November 12, 2015 (SDN/QJ):-Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Cumar Carte, waxaana lagu ansixiyay heshiis u dhexeeya Dawladda Soomaaliya iyo Dawladda Turkiga oo ku saabsan iskaashi dhanka Caafimaadka ee labada dal. Ugu horeyn Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka…

                            Read More

                              Qof Qaran Noqo W/Q: Sakariye Cabdixaliim

                              Dadka dunidan ku nool,waa laba nuuc: 1: Qof noloshiisa iyo jiritaankiisa asiga kaliya ayay faa’iido ugu jirtaa. 2: Qofna noloshiisa iyo jiritaankiisa waxay faaiido ugu jirta, asiga naftiisa iyo Qarankiisa. Tusaale: Qofka koowaad, ee noloshiisa iyo jiritaankiisa ay asiga kaliya wax tar u leedahay, waa midka naftiisa kaliya wax tara, inta uu dunida ku noolaana…

                              Read More

                                “Marka Toban Qof Mudaharaad ay dareenkooda ku Muujinayaan Isugu Soo Baxaan in Rasaas Nool lala dhaco Ma aha Mid aanu Aqbalayno” Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar DAAWO

                                Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Habar Yoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar ayaa Maanta ka Hadlay Shaqaaqo doraad ka dhacday Magaalada Ceerigaabo Xili ay Ciidamada amaanku ku hawlanaayeen soo qabashada Nin ku eedaysnaa inuu Xeebaha Gobolka Sanaag ka soo Dejiyey Hub,Waxaana Halkaasi ka dhashay Khasaare soo Gaadhay dad rayid ah oo ka…

                                Read More

                                  Dirirtii Dublamaasiyada:Madaxweynaha Turkiga oo Dhigiisa Maraykanka uga Jawaabay Ficil uu Sadex Sanno ka hor ku Kacay

                                  Ankara 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Warbaahinta dalka Turkiga iyo meelo kale oo dunida ka mid ah ayaa faafisay sawirrada madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo fadhiya xafiiskiisa talefankana ku hadlaya iyada oo dhinaciisana uu yaallo sawir ah qori laga qoray gacan shanteeda farood afar ka mid ahi kor u taagan yihiin suulkuna laaban yahay, qaabka loo…

                                  Read More

                                    Ganacsade Caan ka ah Geyiga Somalida oo Jabuuti ku Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray

                                    Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa guud ahaan Ganacsatada Dalka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Waayeelka, Madax-dhaqameedka, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, iyo Shacbiga Somaliland, isagoo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid alle ha u naxariistee Marxuum Maalqabeen Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) oo ka mid ahaa tijaarta waa weyn…

                                    Read More