Energy & Entrepreneurship in Somaliland

    Claudia Schwartz is a graduate student of the Fletcher School of Law and Diplomacy studying International Relations. Update #2 As mentioned in my previous blog entry, I am currently in Hargeisa, Somaliland working on a start-up renewable energy company, Qorax Energy. Qorax is working to bring affordable solar energy to Somaliland to drive the country’s…

    Read More

      Maraykanka Oo Cabsi Uu Ka Qabo Daacish Wax ka Bedelaya Habka La Socodka Ammaanka Duulimaadyada Caalamiga ah

      Washington,9Nov,2015(QJ/SDN)-Maraykanka ayaa dib u cusboonaysiinaya habka uu ula socdo ammaanka duulimaadyada caalamiga ah, ka dib markii ay soo baxeen wararka la xidhiidha in bam lagu qarxiyey diyaaraddii Ruushka ee ku burburtay gacanka Siinaay ee dalka Masar, halkaas oo ay ku dhinteen illaa 224 qof oo saarnaa. Inkasta oo ay weli socdaan baadhitaan qoto dheer oo…

      Read More

      Stocke City Oo U Baroordiiqdey Chelsea Maxayse Galabsatey?(DAAWO) By Jaahuur.

      London-(SDN/QJ) Saaxiibayaal wali waxaynu ku mashquulsanahay horyaalka ka ama tukaaleynaya carigaa Ingiriiska(Premier League). Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay manta foodda isla galey Stocke City iyo Chelsea oo kooxihii aan tabarta lahaan jirin  jid mareen ka dhigteen,todobaayada soo socda waxaynu hoos u eegi doonaa mashaakilka ka aloosan naadiga Chelsea haddii Eebbe ka dhigo. W/Q Jaahuur…

      Read More

      Kooxihii Waa Weynaa Maxaa Ku Habsadey? Crystal Palace ooHanfariir Ku Ridey Liverpool (DAAWO) ByJaahuur.

      London-Oct-8-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo Naadiyadii ku dhibco badsan jirey kooxihii taabata darnaa oo boodhka iska jaafey una quusgooyey. Haddaba daawo sida loo karbashey Liverpool,dinaca kale kooxihii maanta ishirdiyey waxay ku kala faraxasheen sidantan Arsenal 1 Tottaham 1,Man City iyo Aston Villa 0-0. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

      Read More

        Kenya oo sheegay inay Qabatay Xoogag ka Tirsan Al-shabaab ee ku Sugan Kaymaha Boni

        Nairobi,9Nov,2015(QJ/SDN)-Ciidamada amniga Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen tiro dad ah oo ay ku tuhmayaan inay ka tirsan yihiin xubnaha Al-shabaab ee ka dagaallama dhulka kaynta badan ee Boni oo ka tirsan deegaanka Lamu-Kenya. Tuhmanayaashan la qabtay ayaa waxaa ku jira laba qof oo u dhashay Tanzania; waxaana lagu wareejiyay ciidamada la dagaallanka argagaxisada…

        Read More

          Xisbiga Kulmiye wuxuu ku dhisan yahay dareen la kala xigsado oo qarsoon oo gacan wadaag ah ee kumuu iman kumana dhisna daryeel iyo dareen qaranimo

          Xukuumada maanta jirtaa marna may bud-dhigin oo dhidibada umay taagin Xisbi iyo Xukun ka reeban dareen beelnimo iyo mid kooxaysan, Waxay xukuumadani daah-furtay dawladnimo la kala xigsado oo ku dhisan dareen beeleed aad uga sareysa dareenka dawladnimo taasina waxay abuurtay wer-wer iyo walaac badan oo saameeyey dhamaan mujtamaca reer Somaliland , Wadamada deriska, Deeqbixiya-yaasha iyo saaxibadii Somaliland ee…

          Read More

            Ciidammo Cusub oo ka socda Uganda Ayaa soo Gaadhay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya SAWIRRO

            Muqdisho,9Nov,2015(QJ/SDN)-Cutubkii ugu horreeyay ciidammo cusub oo ka socda dalka Uganda ayaa soo gaadhay Muqdisho Jimcihii lasoo dhaafay, kuwaasoo beddeli doona ciidamo ka tirsan kuwa ka socda Uganda oo horay ugu sugnaa Somalia, kuwaasoo howshii ay u joogeen Somalia dhameystay. Ciidamadan cusub oo qayb ka noqonaya AMISOM ayaa waxay bedeli doonaan ciidammo ka howlgalayay gobolka Shabeellada…

            Read More

              Zamzamay siday isku qabanaysaa musuqaan la dagaalamayaa iyo haayada hantidhawrka ma dhisaayo?

              Wasiirada maaliyadu Zamzam cabdi aden waxa ay in badan ku tiraabtaa musumaasuqa ayaan la dagaalamayaa hadaba siday isku  qabanaysaa in ay curyaamiso haayadaha islaxisaabtanaka sida hantidhawraha iyo maamul wanaaga. Hantidhawraha Somaliland waxa uu noqday ul lala dhaco  cida ka hortimaada Zamzam iyo kooxdeed,balse ma aha hantidhawra ka shaqeeya ilaalinta hantida qaranka,oo si joogta ah dabagal…

              Read More

                Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye oo Hadal Garnaqsi ah u Jeediyay Garabka Qaadacay Shirka Golaha Dhexe DAAWO

                Hargeysa 08.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Sheegay in Madaxweyne Siilaanyo aanu isaga ka dhigin Wasiir isla markaana uu ku qanacsanaa inuu bilaa Shaqo ahaado isagoo taas badalkeedana Shaqo siiyey Wasiiradii dhawaan iska Casilay Xukuumadiisa, Waxa uu Sheegay inaan doonistu sida ay rabaan u soconayn.

                Read More