Wasiirkii Hore ee Waxbarashada oo Sheegay inuu ka Qoomamaysan yahay Qaabkii uu Dawlada Madaxweyne Siilaanyo isaga Casilay oo uu ku Sheegay Iin ku Taala DHAGAYSO

    Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Prof Faarax Cilmi Maxamud Geedoole ayaa Maanta Sheegay inuu ka Xun yahay qaabkii uu Xukuumadda isaga Casilay. Wasiirkan oo ka Mid ahaa Xubno tiro badan oo Xukuumadda iska casilay Mudo laba Maalmood gudahood ah ayaa sheegay inuu Qoomamaynayo habkii uu is casilaadiisa u…

    Read More

      Hogaanka Kulmiye ee Taabacsan Gudoomiye Muuse Biixi oo Hawraarsan ku soo dhaweeyey Go’aankii ay Shaaciyeen Gudidii Madaxweynuhu u saaray Khilaafka Kulmiye

      Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):-Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay soo saareen guddidii madaxweyne Siilaanyo u magacaabay hubinta liiska golaha dhexe ee xisbul-xaakimka KULMIYE. Sidaasna waxa lagu sheegay  war-saxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Guud ee KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, waxaa kale oo uu xubnaha golaha dhexe ee aan wali si diiwaan-gelin ku boorriyay inay…

      Read More

        Xildibaan Maanta lagu dhaawacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyada Weerarka

        Muqdisho,7Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayay kooxo hubeysan maanta ku dhaawaceen Muqdisho, iyadoo mas’uuliyadda dhaawaca xildhibaankanna ay sheegatay Al-shabaab. Kooxo hubeysan oo gaari watay ayaa xildhibaanka ku dhaawacay degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo markii ay dhaawaca geysteen ka baxsaday goobta. Guddoomiyaha degmada Xamar-weyne, Cabdulqaadir Maxamed C/qaadir oo warbaahinta…

        Read More

          Guddida Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Turxaan Bixinta Liiska Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Go’aammo Soo Saaray DAAWO

          Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddida madaxweyne Siilaanyo u magacaabay hubinta liiska golaha dhexe ee Kulmiye, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada baadhis ay sheegeen inay muddo shan maalmood ah wadeen. Waxay sheegeen in si daacadnimo leh oo xaqiiq ku salaysan ay u baadheen islamarkaana go’aan uga qaateen hawsha madaxweynuhu u igmaday. Cabdikariin Xinif oo ka mid ah…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo kulamo la yeeshay qaar ka mid ah Isbahaysiga qaadacay shirka Golaha Dhexe Iyo Bayaan ay soo Saareen

            Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dood adag iyo warar iska soo horjeeda ayaa ka soo baxaya qabsoomida shirweynaha Kulmiye ee loo asteeyey 10 bishan November, kaasoo aan la saadaalin Karin qabsoomidiisa, maadaama dhawr jeer guddiyo loo saaray xalinta khilaafka ka dhashay ay ku guuldaraysteen. Labadii maalmood ee ugu danbeeyey waxa laga dareemayaa dhinaca Madaxtooyadda dhaqdhaqaaq ay ku…

            Read More

              Madaxweynaha oo Xadhig ka jarid iyo Kormeer guud ku tegay Dhismayaal ay Dawlada Kuwait ka hirgelisay Caasimada Somaliland SAWIRO

              Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka xadhiga ka jaray Xarunta Agoomaha ee ay maalgelisay Dawlada Kuwait,  dhismahan ayaa gaar u ah hablaha agoomaha ah iyadoo ay hore uga hirgeliyeen Caasimada Hargeysa dhisme u gaara wiilasha.   Xadhig ka jaristaas ka dib waxaa  madaxweynaha  halkaasi warbixino  ku saabsan  Dugsiyada Kuwait…

              Read More

                Madax-dhaqameedka Subeer Awdal Oo Ku Baaqay In Dib Loo Dhigo Shirka Kulmiye, Fariina Udiray Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Qaar kamid ah madaxdhaqameedka Cuqaasha iyo aqoonyahanka Beelaha Subeer awal oo shir’jaraa’id ku qabtay Hotel Crown ee magaalada Hargeysa ayaa madaxweyne SIILAANYO ugu baaqay in uu dib udhigo shirka golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE si loo badbaadiyo masiirka iyo mustaqbalka dambe ee xisbigaasi, Madaxdhaqameedkani waxay kadigeen in nidaam milateri iyo digteetar…

                Read More

                  Laba Kaclaynta Khilaafka Kulmiye,Talo Urursiga ka Socda Madaxtooyadda,Iyo Gudi Madaxweyne Siilaanyo Xalay u Gudbiyey Go’aan

                  Hargaysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ);- Laba maalmood ka dib oo ku beegan Salaasada 10 November waxa ay ku beegantahay maalintii loo asteeyay in shirka golaha dhexe ee KULMIYE ka furmo hoteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana magaalada Hargeysa ku soo dhammaaday inta badan ergadii ka qayb geli lahayd shirkaas. Hase yeeshee inkastoo uu kaabiga ina soo…

                  Read More

                    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ku Taxay Mas’uuliyiintii Dawladii Udub ee Naqdiyi Jirtay Kulmiye

                    Hargaysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):-Digreetooyinkii u dambeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku magacaabay masuuliyiinta cusub, ayaa waxa ka soo dhex baxay sawir xiiso badan oo is fasiraya. Digtrootooyinkan oo uu Madaxweyne Siilaanyo soo saaray ka dib markii ay is casileen wasiiro iyo masuuliyiin kale, ayaa waxa ay noqdeen kuwo ay bulshadu aad u falanqaysay ka dib…

                    Read More

                      Wasiirka Madaxtooyada oo kormeeray Waddada Laasgeel Oo Daadadkii Ka Dhashay Roobkii Ugu Dambeeyay Waxyeeleeyeen

                      Dacar-budhuq 07.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo uu weheliyo, Wasiiru-dawllaha Madaxtooyada, iyo Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Xasan Cismaan, ayaa  Kormeeray Waddada Isku xidha Hargeysa iyo Berbera gaar ahaan inta ku dhow deegaanka Laasgeel oo dhibaato ka soo gaadhay daadadkii ka dhashay Roobabkii da’ayey labadii maalmood ee u dambeeyay. Daadadkii ka dhashay Roobkii…

                      Read More

                        “Waxa Somaliland La Keenaa Raashin Aan Mudnayn In La Quuto oo Dhacay, Markaa Waa In Guddi Madax-banaan Loo Sameeyaa…” Xildhibaan Max’ed Weli

                        Hargaysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Guurtida ayaa ku baaqay in la sameeyo laababkii lagu baadhi lahaa badeecadaha laga soo waaridayo dalka dibadiisa. Xildhibaan Maxamed Wali, ayaa  sheegay in dalka lagu isticmaalo cuntooyin dhacay oo aan la hubin tayadooda waxaana  uu tilmaamay in  loo baahan yahay…

                        Read More

                          Dalka Ruushka Oo Hakiyay Duulimaadyada Diyaaradaha Ee Masar

                          Moscow,7Nov,2015(QJ/SDN)-Ruushka ayaa hakiyay dhammaan duulimaadyada diyaaradihiisa ee dalka Masar, Mareykankuna waxa uu adkeeyay ammaanka garoomihiisa diyaaradaha kaga imanaya gobolka bariga dhexe, xilli uu sii xoogeysanayo tuhunka ah in bam uu burburiyay diyaaradii Ruushka ee todobaadkii hore ku dhacday gobolka Siinay ee Masar. Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in mukhaabaraadka dalkaasi ay dhaxda uga dheceen macluumaad ay…

                          Read More

                            Waa Maxay Sababta Ay Al-Shabaab U Weeraraan Huteellada Magaalada Muqdisho?

                            London,7Nov,2015(QJ/SDN)-Ururka Al-shabaab ayaa weerarro la beegsada qaar ka mid ah huteellada ku yaalla caasimadda Muqdisho, kuwaasi oo ay ku nool yihiin siyaasiyiin iyo dad bartilmaameed u ah ururkaasi. Weerarkii ugu dambeeyay oo ay Al-shabaab ku qaaday huteelka Saxafi, ayaa waxaa mid ka mid ah dagaalyahannada ururkaasi xilliga uu weerarkaasi socday telefoonka ugu sheegay tifaftiraha BBC…

                            Read More

                              Somali PM visits Kenya’s Dadaab refugee camp

                              DADAAB – Somalia’s prime minister has paid a visit to the world’s largest refugee camp in Kenya to meet with refugees from his country where attacks by insurgents and decades of civil war have displaced millions from their homelands. Omar Abdirashid Sharmarke accompanied by other delegates including ministers and humanitarian workers met hundreds of Somali refugees…

                              Read More

                                Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tegey iyo Soo Jeedinta Weriye Khaalid Foodhaadhi DHAGAYSO

                                Hargeysa,7Nov,2015(QJ/SDN)- Waa Barnaamij Koobsan doona Dhacdooyinka ugu Waaweyn ee ka dhacay Todobaadkii Tegey Degelada ay ku Nool yihiin Bulshadda Somaliyeed Waxaan Todobaadkan ku soo qaadi doonaa Qodobo ay ka Mid yihiin Faahfaahinta Weerarkii Koox ka Tirsan Alshabaab ka Fulisay Huteel Saxafi ee Muqdisho,22 Guurada aasaaska Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Qodobo kale Waxaa Barnaamijkan inoo daadihin…

                                Read More

                                  Muqdisho: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Somaliya Oo Cod Dheer Ku Sheegay In Amniga Muqdisho Uu Faraha Ka Baxay.

                                  Muqdisho,7Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdi Barre oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka dawladda fedraalka ayaa qiray inuu faraha ka baxay ammaanka magaalada Muqdisho, isaga oo dhaliil culus ujeediyay hay’adaha amaanka ee dawladda Somaliya. Xildhibaanku waxa uu sheegay in weerarkii ugu dambeeyay ee maalintii Axaddii ka dhacay Hotelka Saxafi uu muujiyey heerka ay taagan tahay amnidarrada ka jirta magaalada Muqdisho,…

                                  Read More

                                    “Aniga iyo Muuse Biixi Aqbali Mayno In Shirka Golaha Dhexe 10 Mirir Dib Loo Dhigo.” Musharax Indho-indho

                                    Hargeysa,7Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed  Xasan(Indho-indho), oo sheegay inuu musharax madaxweyne xigeen u yahay Muuse Biixi, waxa uu sheegay inaanu garabkoodu aqbali doonin in shirka Kulmiye dib loo dhigo 10 mirir. Shirka golaha dhexe ee Kulmiye, ooh ore loogu qoondeeyay inuu qabsoomo 10-ka November waxaa diidan in wakhtigaasi la qabto musharaxiinta isbahaystay oo doonaya in dib loo…

                                    Read More

                                      Wasiirnimo Ma U Qalantaa? Aqoonteeda lahaw!

                                      Markaad tahay ardey cusub oo ad jaamacadda bilowdo, had iyo jeer waxa lagu bilaabaa maadad (course) oo hordhac u ah waxa ad takhasus ahaan baraneyso casharkaa nambarkiisa waxa la yidhaa “course 101”. Masalan haddaad dhaqaale baraneyso “course” ka u horeeya waxa la yidhaa “economics 101”. Waa madaad si guud kuu fahamsiineysa takhasuskan an isleedahay jaamacadda…

                                      Read More