27 Goobood oo Gobolka Hawd ah iyo Nidaamkii ay Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu uga Bilaabantay DAAWO
Bali-Gubadle 13.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay si rasmi ah uga Bilaabmatay guud ahaanba Gobolka Hawd Diwaangalinta Codbixiyayaasha Somaliland doorashooyinka dalka ka dhici doonta sanadka soo socda ee 2017-ka. Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ayaa Bilaabmatay 27 goobood oo ka tirsan Gobolka hawd isla markaana waxay Bulshada ku dhaqan Deegaanadda Hoostaga Gobolka Hawd ayaa dadku Safaf dhaadheer ugu jireen…
