Fannaanadda Sahra Halgan oo Waraysi Xiiso leh kaga Warbixisay Xarunta Hido Dhawr DAAWO
Hargaysa 01.March 2016 (SDN/QJ):- Fanaanada caalamiga ah ee reer Somaliland Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo ay ka mid yihiin: Taariikh kooban oo ku saabsan dhalashadeeda iyo ku soo biiristeedii fanka, kulamadii faneed ee u dambeeyey ee ay kaga qayb…
