Somaliland: Xuquuqda Aadamaha, Xorriyada Saxaafadda, Cadaadiska Caalamka, Doodda Xukuumadda Iyo Jawaabta Difaacayaasha

Hargeysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa kulan la yeelatay urruradda waddaniga ah ee u doodda xuquuqda aadamiga iyo kuwa caalamiga ah ee fadhiyada ku leh dalka, isla markaana kulankaas oo ka dhacay khamiistii xarunta wasaaradda Caddaaladda waxay masuuliyiinta xukuumadda ee ka qayb galay si wayn ugu cannaanteen u dooddayaasha xuquuqda aadamaha. Wasiirka Caddaaladda Axmed…

Read More

Magaalada Jigjiga Oo Ka Furmay Kulan uu Dhex dhexaadinayo Madaxweynaha Juba-land Kaas oo Lagu Wada hadalsiinayo Maamulka Kililka Shanaad & Maamul Goboleedka Gal-mudug Dagaalki Dhawaan Dhexmaray DAAWO

JigJiga 02.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed iyo wafdi ka socda Galmudug ayaa gaadhay magaalada Jigjiga si ay wada xaajood ula soo yeeshaan madaxwaynaha ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Iley. Wada xaajoodkaan waxaa garwadeen ka ah madaxawaynaha maamulka Jubbaland Axamed Maxamed Islaan oo dadaal dheer u galay in colaaddii ka dhacday dhawaan…

Read More

Xukuumadda Siilaanyo Oo Mar Kale Ku Celisay Balan-qaad Ay Hore Ugu Fashilantay DAAWO

Hargaysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada madax-weyne siillaanyo oo markii saddexaad ku celisay balan-qaadyo la kowsaday tan iyo intii ay la wareegtay talada dalka, balan qaadkan oo ahaa in xukuumada Somaliland ay dalka ka saarto dhamaanba shaqaalaha ajaanibka ah ee ka shaqeeya shaqooyinka ay qaban-karaan shaqaalaha Somaliland gaar ahaan ardayda ka qalin jabisa jaamacadaha dalka si…

Read More

Mas’uulliyiin ka tirsan Somaliland oo la kulmay Hoggaamiyaha Xibsiga Social Demogratic SDP ee Findland

Findland 02.May 2016 (SDN/QJ):-Guddomiyaha Gudigga Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Finland Marwo Saamiya Muuse, ayaa dalkaas ku soo dhawaysay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqalaaha Axmed Xasan Carwo. Marwo Saamiya Muuse, Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi iyo Axmed Carwo, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Xibsiga Social Demogratic SDP ee Findland. Waxaana kulankaas…

Read More

“Wiil dhaafi waayey Liibiya, ayaa Hooyadii intay canaanatay, tidhi [Ama hooyo tacsidaada hala ii keeno-ama Talyaaniga telefoon iga soo dir.” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

Hargeysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in dadka jooga dalku qeyb ka yihiin sababaha abuura dhibaatooyinka dhalinyaradu kala kulmaan tahriibka, isla markaana raaciyey inay cabasho badan arrinkaa ka muujiyeen dadka reer Somaliland ee qurbaha jooga. Mowduucan Sheekh Maxamed Dirir kaga hadlayey dhibaatooyinka Tahriibka oo qeybtiisii koowaad aanu hore idiinku soo…

Read More

“Africa Hadii ay Xornimo rabaan Waa inay Dawarsiga Joojiyaan” Kofi Anan

Addis Ababa  02.May 2016 (SDN/QJ):- Kofi Anan, xoghayihii guud ee Qaramada Midoobay ee hore ayaa sheegay in dalalka Afrikaanka ah ay joojiyaan gacan hoorsiga iyo tuugsiga waddamada ajaanibta ah waa haddii ay rabaan madax bannaani..   Wuuu yiri waa in waddamada Afrikaanku joojiyaan baryada iyo in koofiyadda lagu baryo tago, taasoo sumcaddii qaaradda oo dhan…

Read More

Lix ruux oo loo soo qabtay howlgalo lagu xaqiijinayay amaanka Magaalada Baydhabo

Baydhabo  02.May 2016 (SDN/QJ):-Xaafadaha magalada Baydhabo ayaa xalay ciidamada nabad sugidda Soomaaliya ay ka sameeyee  howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka magalada waxena howlgaladaasi ku soo qab qabteen Dad aad u badan.   Ciidamada ayaa Dadkii ay soo qabteen waxaa ay ka lahareen  ilaa 6 Qof oo ay ku tuhmeen in ay ka tirsan yihiin xarakada Al-shabaab….

Read More

Xukuumadda oo Mudaysay Shirka Maalgashiga Germany ee Somaliland oo ka dhacay Berlin,Qodobada lagaga hadlayo iyo Baaq ay u Dirtay Ganacsatada

Hargeysa 01.May 2016 (SDN/QJ ):-Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr), ayaa daboolka ka qaaday shir caalami ah oo lagu soo bandhigi doono fursadaha maalgashi ee Somaliland u baahan tahay oo lagu qaban doono dalka Jarmalka. Wasiirka Ganacsiga Iyo maalgashiga caalamiga ahi waxa uu sheegay in shir caalamiya oo maalgashiga Somaliland…

Read More

R. Wasaare Cumar “Soomaaliyada cusub waxay u baahan tahay xoog iyo xirfad shaqo oo dabooli karta baahida shaqaale ee dalka”.

Muqdisho, 01, May, 2016 (SDN/QJ):-  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqada iyo horumarka dalka guud ahaan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaarahu. Ra’iisul…

Read More

Weftigii SAMA-WADE ee Xisbiga WADDANI oo Wejigiisii Afraad Ku Soo Kormeeray Diiwaan-gelinta Ka Socoto Deegaanada Waqooyiga Hargeysa+SAWIRO

Hargeysa 01.May 2016 (SDN/QJ ):-Weftigii SAMA-WADE ee xisbiga WADDANI oo wejigiisii Afaraad ka billaabay deegaanada ay ka billaabantay diiwaan-gelintu ee gobalka Maroodi-jeex, ayaa maanta kormeer guud oo ay ugu kuur-gelayaan habsami u socodka diiwaan-gelinta ku soo maray magaalooyinka hoos yimaada degmada Dara-salaam oo dhinaca Waqooyi kaga beegan caasimadda Hargeysa iyo weliba sida oo kale goobo diiwaan-gelineed…

Read More

Daad Xoogan oo Waxyeeleeyay Biriijka isku Xidha Itoobiya Iyo Somaliland ee Degmada Togwajaale DAAWO

Wajaale 01.May 2016 (SDN/QJ ): Abaaro 11 Habeenimo ee Xalay ayay Ahayd Markii uu Is taagay isku Socodka labada Daamood   itoobiya Iyo somaliland ee Ay ka kooban tahay wajaale Kadib markii lagu war helay Daad Xoogan oo Socda Hotel Central ,Kastamka wajaale  Suuqa iyo bakhaarada ka agdow Tog Degmada wajaale Waxana Uu Daadkani Jaray Kaabada Toga…

Read More

YEMEN: Wadahadallo Nabadeed oo u billowday Kooxaha isku haya Awoodda Xukunka Dalka

Sanca, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Garabyada ku dagaallamaya dalka Yemen ayaa yeeshay wada-hadaladoodii ugu horreeyay, iyagoo si toos ah isku soo hor-fadhiisanaya si ay uga xaajoodaan colaadaha u dhexeeya. Wadahadalladan ayaa ujeekooda lagu sheegay sidii loosoo af-jari lahaa colaada 13-ka bilood ka socota dalka Yemen, taasoo galaafatay nolosha dad badan, kuwo kalena ka barakicisay guryahoodii. Ergyaga…

Read More

‘’Kaadhka Codbixinta qofku hadduu qaato wuxuu kor yeelayaa waa Kelimatu Shaydaan’’ Sheekh Shacbaan

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo maalinkii shalay ee taariikhdu ahayd 30 bisha March sanadka 2016 ay ka bilaabmatay diiwaangelinta codbixiyeyaashu magaalada Hargeysa iyo degmada Sallaxley ayaa waxa la sheegayaa in aanay diiwaangelinta degmooyinkaas ka bilaabmatay u socon qaabkii la rabay. Diiwaangelintan ayaa waxa la sheegayaa in ay saameyn ku yeesheen qaar ka mid ah culimada…

Read More

Daawo:- Goobihii Diiwaangelinta Godbixiyeyaasha Gobolka Maroodi-jeex Oo Haawanaya iyo Eedayn Loo Jeediyay Guddida Doorashooyinka

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Inta badan goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka maroodi-jeex ayaa ah kuwa haawanaya oo aanay jirin habayaraatee cid iska diiwaangelinaysa, iyadoona Guddida doorashooyinka Qaranka uu eedayn kulul usoo jeediyay xildhibaan Nac-nac oo ka mid ah xildhibaanada golaha baarlaamaanka Somaliland, https://www.youtube.com/watch?v=qbJJQFl1hRs

Read More

Laba Qodob Oo Lagu Soo Gunaanaday Xiisadii Ka Taagnayd Banka Qoolcaday

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland iyo dadka deegaanka Banka Qoolcaday, ayaa heshiis ka gaadhay xiisadii dhawaan ka taagnayd Banka Qoolcaday ee la xidhiidhay seeraha banka. Qoraal uu shalay soo saaray wasiirka xanaanada xoolaha Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir, oo uu ku socodsiiyay dhinacyada ay khusayso, wuxuu ku sheegay in dadka iyo xukuumadu isla garteen laba…

Read More