Wasaaradda Beeraha Oo In Ka Badan 7,900 Oo Qoys Oo Beeralay Ah Ka Caawinaysa Qodaalka
Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Wasaaradda Beeraha ayaa in ka badan 7,900 oo qoys oo beeralay ah ka caawinaysa qodaalka beeraha, kuwaasi oo ka soo kala jeeda gobolada Somaliland. 7,900 qoys ee beeralayda ah ayaa lagu wadaa in loo qodo 23,700 oo saacadood, iyada oo laga taageerayo dhinaca wax soo saarka ka dib markii kaydkoodii iyo…
