DAAWO: Xaaska Donald Trump oo isticmaashay khudbaddii Micheal Obama ee 2008
Washington,20,7,2016 (QJ/SDN) – Xaaska musharaxa madaxweynenimada dalka Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga ninka lagu magacaabo Donald Trump ayaa xaaskiisa Melania Trump oo dabcan iyadu noqoneysa marwada koowaad ee dalka Mareykanka haddii odaygeeda doorashada ku guuleysto ayaa fagaare ku ceebowday kaddib markii ay jeedisay khudbad ay horay u jeedisay marwada koowaad ee Mareykanka Mechelle Obama. Melania ayaa…
