Wasiirka Warfaafinta Dawlada Somalia oo Sheegtay inuu Isagu Xayiraadii ka qaaday Telefishanka HCTV kadib Markii Shirkada Thaicom 5 Hawada ka saartay Akhri
Muqisho 01.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Sattelite-ka Thaicom 5 waxa uu qoray warqadii uu Thaicom 5 hawada dib ugu soo celiyey Telefishanka HCTV oo muddo todobada cisho ah hawadiisa uu ka saaray. Warqadan oo warbaahintu heshay oo Ku Qoran luuqada Ingiriisiga ayaa Xambaarsanayd codsi iyo cabasho uu wasiir Maareeye…
