SHEEKH AADAN-SIIRO: “Waar Derajooyinka Ciidanka ka daaya Qabyaaladda”
Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee shalay kaga hadlay Zakaatul-fidriga, Maaddaama oo lagu jiro Gabogabada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Sheekhu waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay oo uu soo bandhigay mar kale qorshayaal wax loogu qaban karo Dadka Reer Somaliland ee Danyarta ah, isagoo sidoo kalena…
