Faahfaahin Dheeraad ah: Xukunadii ay Maanta Soo Saartay Maxkamada Derejada 1aad ee Ciidanka Somaliland
Hargaysa 24.July 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 qof oo ku eedeysnaa dilka taliyihii qaybta booliska gobolka Saaxil,Waxaana Sidaas Warbaahinta u Xaqiijiyey Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka-sida ee derejada kowaad Koroneyl Yuusuf Faarax Sharma’arke . Siddeed nin ee Xukunka lagu riday ayaa la sheegay inay rasaas…
