Xulka Xaysimo Oo Ka Dul-talaabsadday Dhiggiisa Sanaag Iyo Kulamadda Berri Ee Awdal Iyo Saaxil
Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ) :-Kulamada wareega labaad ee sideed dhamaadka ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa maanta ka bilawday garoonka Hargaysa Stadium waxaana kulan adag isaga hor yimi xulalka gobollada Sanaag iyo Xaysimo oo ka wada tirsan Group A waxayna labada xul gobol kulankan ciyaarayeen iyaga oo soo guuldaraystay kulamadii wareegii hore. Xulka gobolka Xaysimo ayaa…
