Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya oo ka socota dalka Imaaraadka Carabta & Saamaynta Dalkaasi ku Leeyahay Siyaasada Somalia
Dubai 30.October 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Khaliijka carbeed ee Imaaraadka Carabta ayaa faragelin aan hore loo arag oo toos ah ku heysa doorashada 2016 ee Soomaaliya. Ololaha Imaaraadka Carabta ugu jiro inuu Soomaaliya u sameeyo madaxweyne iyo Ra’iisal wasaare uu isagu la yimid ayaa sii kordhay bishii ugu dambeysay ee Oktoobar, iyadoo u yeedhtay hogaamiyeyaasha maamulada…
