Guurkii Abid Ugu Qaalisanaa Adduunka Oo Shan Maalmood Ka Soconaya Dabbaal-Deggiisu Dalka Hindiya Iyo Lacagta Ku Baxaysa
Bangalore 18. November 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah guurkii ugu qaalisaa aduunka oo shan maalmood soconaya ayaa dabaalddeggiisu ka socdaa koonfurta Hindiya gobolka Karnataka. Maalqabeen lagu magacaabo Janardhana Reddy oo ka ganacsadda macdanta horeynna u ahaa wasiir gobolleed ayaa la sheegay in u ku bixinayey aduun lacageed oo gaaraya 74 milyan oo doolar guurka…
