‘’Somaliland Cid u Talisa ayay u Baahan Tahay ee Cid u Abtirisa uma Baahna, Umana baahna in Loo Miiq Siibo Sida Basasha’’ Dardaarankii Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa wakhtigii uu mucaaradkiisa ugu adag ahaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo hoggaaminayay xisbiga KULMIYE, wuxuu hal u hays u lahaa in Somaliland u baahantahay cid u talisa ee aanay u baahnayn cid u abtirisa.   Madaxweyne Rayaale hadalkaas wuxuu ula jeeday xisbiyadii…

Read More

‘’Kolba Ninka ay Madaxweynaha Ilmaadeerka Yihiin ayaa Awoodii Qaranka Sida uu Doono ugu Takri-falaya,Mas’uuliyiinta Berberina Reernimo ayay ku Diideen Maareeyaha oo Ciise Muuse ayaanu Nahay ayay Yidhaahdeen’’ Wasiirka Biyaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac Oo Warbaahinta Kula Hadley Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Qirey Inuu Shaqo Ka Joojin Ku Sameeyey Agaamisaha Guud Wasaarada . Wasiirku Waxaa Kale oo uu Soo Bandhigay Fadeexado Lidi ku ah Nidaamka iyo Kala danbaynta Maamul oo ay ku Kacayaan Mas’uuliyiin La Hayb ah…

Read More

Taliyihii Hore ee Ciidamadii Xooga Dalka Somalia General Maxamed Nuur Galaal & Xogwaran Xiiso badan oo uu Hargaysa ku Bixiyey DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Taliyihii Hore ee Ciidamada Xooga Dalka Somalia ee Taliska Siyaad Bare General Maxamed Nuur Galaal oo Mudooyinkii u Danbeeyay Socdaal aragtiyo kala duwan laga bixiyey Ku Joogay Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa si faahfaahsan uga Hadlay Sooyaalkiisii Nololeed,Kii Waxbarasho iyo Shaqooyinkiisii uu Ciidamada ka soo qabtay Wuxuu kaga hadlay Barnaamijka…

Read More

Gabadha Ugu Darajadda Sareysa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Ka Warbixisay Sida Ay Darajadda Ku Kasbatay DAAWO

Muqdisho 30. November 2016 (SDN/QJ):- Faadumo Xasan Maxamed, waa askariyada ugu darajada sareysa ciidanka booliska Soomaaliya, ayaa si mug iyo miisaanle uga warantay sidii ay ku heshay darajada.   Marwo Faadumo iyada oo arrimahaasi ka hadleysa waxaa ay tidhi “Anoo yar ayaan booliska galey shaqo kale oo aan qabtana iskumaan dayin imikana maba rabo” Dhanka…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘Iyadoo Indho La’a oo Dhego La’a Hadana Ku Qanacsan Nolosheeda”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

‘’Samsameey Waxaan Ku Odhan Lahaa Dumar baad ka Tahayoo Waxba Dunnida kama Ogid,Taariikhda aan Soo Qaadatay Wuxuu ahaa Dagaal Ehli oo Casru Jaahili ah’’ Siyaasi Xamarje DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Nasiib daro ku Tilmaamay Shir uu Madaxweyne Siilaanyo dhex fadhiyey oo qaab cunfi qabyaaladeed ah Taageero beeleed loogu raadinayay Murashax Muuse Biixi Waxaa kale oo uu Xamarje ka Jawaabay Weedho ay Shirkaas ka…

Read More

Wasiirka Maaliyada Iyo Agaasimaha Bangiga Dhexe Oo Digniin Ka Soo Saaray Qiimaha Sarrifka Doollarka Oo Cirka Isku Shareeray

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan iyo Agaasimaha Bangiga dhexe Cabdillaahi Xasan Aadan oo shalay Warbaahinta kula hadlay xarunta Baanka ee Hargeysa, ayaa ka hadlay Sarrifka Lacagta Doollarka oo qiimihiisu Cirka isku shareeray maalmihii u dambeeyey, isla markaana gaadhay qiimaha Halka Doollar siddeed kun (8,000) oo Lacagta Somaliland ah, waxaanay…

Read More

Siyaasi Siciid Sulub oo Luuqad adag kula Hadlay Xukuumadda Kana Digay Dib u soo Celinta Qabyaalada aafaysay Mujtamaca Somaliland DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxda Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ku dhaleeceeyay inuu Magaalada Burco Shir Qabyaaladaysan ugu Qabtay Beesha uu ka Soo Jeedo Isla markaana uu kaga dalbaday inay dhisaan Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Read More

Wasaaradda Waxbarashada & Guddida Tacliinta Sare ee Somaliland oo Samaynaya Hawl wadeeno Daba gal ku sameeya Tayada Waxbarasho ee Jaamacadaha dalka DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa Tababar u furay 25 Xubnood oo isugu jira Komiishanka Tacliinta Sare iyo Hawl wadeenada Wasaaradaasi,Kuwaas oo hubin doona Tayada aqoonta Jaamacadaha dalka.

Read More

Garabka Dhallinyarada Xisbiga Waddani oo Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada u Gudbiyey Dacwad Ka Dhan ah Shaqaale Dawladeed oo Gudoomiyaha Kulmiye Xilal u Magacaabay DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Garabka Dhallinyarada ee Xisbiga Waddani ayaa Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha dawlada u Gudbiyey dacwad ka dhan ah Xubno ka tirsan Shaqaalaha dawlada oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye u Magacaabay Xilal Xisbiga Kulmiye ah taas oo baalmarsan Sida ay Sheegeen Xeerka Shaqaalaha dawlada oo ka maanacaya in Shaqaaluhu Siyaasada Faraha la galaan.

Read More

‘’Ragga Wasiir Zamzam ay rawixisay Cali-guray isba soo gaadhi maayaan ee waa kuwo col hortii jabay’’ Cali Guray

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee xisbiga UCID Md. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ku tilmaamay rag jabay siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka oo si wayn uga qayliyey kulan Madaxweyne Siilaanyo iyo xubno ka mid ah wasiirradiisa xukuumaddiisu la yeesheen mid ka mid ah ardaayada beelaha dega Gobolka Togdheer, kaasi oo lagu taageeray…

Read More

‘’Turkiguna inamuu dhex-dhexaadinayn ee gogosha ayuun buu fidiyey, hadal ka soo baxa iyo go’aana inama siin karo waxaan leeyahay, ixtiraam oo xaq-dhawr Somaliland iyo madax-baanideeda” Wasiir Sacad

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire ayaa oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa Dawladda Turkiga ugu baaqay inay qadiyada iyo madax banaanida Somaliland ixtiraamto, waxaanu tilmaamay inaanu Turkigu go’aan ka dhan ah Somaliland aanu gaadhi karin. Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire oo Wargeyska Geeska Afrika…

Read More

“Madaxweyne Waxaad Goob Joog Ka Aheyd Shir Loogu Kala Abtirinaayay Ummadda Aad Hoggaamiso, Oo Ay Dibad Joog Ka Ahayeen Wasiirada Kuwii Kuu Ooyi Jiray Sababto Ah Beelaha Shiraayay Oo Aanay Ka Soo Jeedin “. Muniir Axmed Cigaal DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Mudane Madaxweyne, Odaygii iyo haggaamiyihii Siyaasadeed ee maanta ugu da’da weynaa dalka ayaad tahay, Mudane Madaxweyne Somaliland Dimuquradiyadeedi hormuud ayaad ka ahayd, halgankeedi debadda loogu baxayna hagaayashi ugu wakhtiga dheera baad ahayd. Maantana waxad tahay Iimaankii iyo gadh hayeenka dalkan Jamhuuriyadda Somaliland hoggaankeeda hayay. Mud. Madaxweyne haddii ay xumayd iyo…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Muxuu Ka Yidhi Inuu Afduubay Suldaan Somaliland Ka Soo Jeeda?

Muqdisho 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ay garbihiisa fadhiyeen Xubno sheegtay inay yihiin Salaaddiin ka soo jeeda Beelaha Somaliland ee Wasiirka laftiisu ka soo jeedo, ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin inuu Afduubay Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed oo shalay lagu xidhay Xarunta Nabad-sugidda ee Muqdisho….

Read More

Diyaarado Rasaaseeyay Deegaano ka Tirsan Somaliland Iyo Jawaabta Saldhiga Ciidamada Maraykanku ku Leeyahay Dalka Jabuuti

Jabuuti 30. November 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Maraykanka ayaa iska fogeeyey kaalin ay ku leeyahiin duqeymo badhtamahii bishan diyaarado aan la aqoonsan ka geysteen deegaanno ka tirsan bariga Somaliland. Taliyaha ciidanka Booliiska Gobolka Oodweyne, Maxamed Cali Cabdi, ayaa 15-kii bishan sheegay in deegaanka Balliga reer Cilmi, xilli habeenimo ah diyaarado joog hoose ku duulayey rasaas ku…

Read More

Siyaasi Cabdi Haybe Oo Ka Hadlay Shir -doceedkii Burco Ka Dhacay, Sheegayna In Aanu Jirin Heshiis Ay wada Galeen Beelaha Habar-jeclo Iyo Sacad Muuse DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo kamid siyaasiyiinta Xisbiga WADDANI ayaa ka haddlay shir doceed ka dhacay magaalada Burco, isla markaana wuxuu ka jawaabay haddal ka soo yeedhay wasiirada maaliyada Somaliland,kaasi oo ay wasiirada Samsam ku sheegtay in ay beelaha Sacad Muuse Iyo Habar-jeclo ay galeen heshiis,balse cabdi haybe ayaa sheegay…

Read More

‘’Sadexdaas Ceel Biyood oo ay Qodeen Muwaadiniin Qurbejoog ahi Dhamaystirkoodu waxa uu u Xaniban yahay Wiish Dawladu Leedahay oo Lacag Lagu Xidhay’’ Xildhibaan Maxamed Jaamac Warfaa

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland, ayaa lagu eedeeyay inay kiro ku xidhay Baabuur wiish ah oo wasaaradu leedahay oo la doonayay in dadka abaaruhu tabaaleeyeen ee ku dhaqan bariga gobolka Saaxil loogu dhammaystiro saddex ceel biyood oo laba muwaadin oo qurbo-joog ahi ay ka qodeen deegaannadaas oo u xaniban gaadhigaas wiishka…

Read More