Shirkii Golah Dhexe Xisbiga WADDANI Muxuu Ku Soo Kordhiyey Hab-dhaqanka Siyaasadda Somaliland?.Dr. Maxamed Cismaan Fadal
Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Ujeedadaa kowaad Shirkii Golaha Dhexe ee Xisboga WADDANI wuu fuliyey: Waxa shirka lagu ansaxiyey qodobadii lagu kaabay xeerkii Xisbiga lagu asaasay, oo ka ay mid ahaayeen, korordhka tirada Golaha Dhexe; wax-ka-beddelka qaabdhismeedka Xisbiga uu laba qodob oo muhiim ah lagu soo kordhiyey Maxay Ahaayeen Ujeeddooyinka Shirka loo qabatay? Ma gaadhay Shirku ujeedooynkaas?…
