Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Soo Kormeeray Deegaanada Ay Abaartu ka Jirto Iyo Dadka Deegaanka Oo Uga Xogwaramay Isla Markaana Ku baaqay Gurmad Bini Aadam oo Degdeg Ah DAAWO

Burco 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Kormeer Xaqiiqo raadin ah oo Ku Wajahan heerka abaaraha ka Jira Gobolkaasi Waxay ku soo Mareen Deegaano Tiro badan oo Hoos Taga Gobolada Togdheer iyo Buuhoodle.

Read More

Cali Khaliif Oo Socdaal Kedis Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya Oo La Sheegay Inay Madaxwayne Siilaanyo Ku Kulmi Doonaan

Addis Ababa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Cali Khaliif Galaydh, hogaamiyaha kooxda Khaatumo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa Gaadhay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Cali Khaliif iyo waftigiisa ayaan ujeedadiisa saxda ah la ogayn balse wararka qaar ayaa sheegaya inuu halkaas kula kulmi doono Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, sidoo kalena waxay wararku sheegayaan inuu u…

Read More

Xildhibaano loo Xulayo Baarlamanka Somalia Isla Markaana La Hubinayo Aragtidooda Somaliland

Muqdisho 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Iyada oo kala xulista xildhibaannada Baarlamaanka ee Soomaaliya ay ka socoto maamul goboleedada dalka Soomaaliya ayay soo baxayaan warar kala duwan oo muujinaya cadaawad iyo sii kala fogaansho ku imanaya Somaliland iyo dawladda ka soo bixi doonta Xamar, haddii doorasho ay dhacdo.   Qaar ka mida musharaxiinta aqalka shacabka ee Soomaaliya…

Read More

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo isku Shaandheyn ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada,Qoomiyad uu Mansabyo Siiyey & Mid Kale oo Sad bursi ka rabta

Addis Ababa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Haile-mariam  ayaa shaqada ka eryay xubno muhiim oo aad ugu dhowaa Xukuumaddiisa, kuwaasoo ay ku jiraan Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Maaliyada Itoobiya. Isbadelkan ayaa ah mid loogu tala galay in wax lagaga qabto cabashooyinka ka imaanaya dadweynaha, kuwaasoo dhigaya dibad baxyo ay ku diidan yihiin dawladda. Mr…

Read More

Nuxurka War-saxaafadeed Guddida Doorashooyinka Soomaaliya kaga Hadleen Qabanqaabada Doorashada

Muqdisho 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddida Hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee Dalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray Qaab ay u socoto Diyaar garowga Doorashooyinka Dalka Soomaaliya iyo shaqooyinka ay ilaa imika Qabteen Guddidaasi. Warsaxaafadeedka Guddida oo Dhameystiran Halkan Hoose ka Akhriso Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) oo gudanaya waajibka loo igmaday ee kormeerka hannaanka doorashooyinka iyo…

Read More

‘’Maxaabbiis Ajnebi ah’’ Waa sheeko kooban oo taariikh ah Waxaa soo Tebinaya Yuusuf Garaad

Muqdisho 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Sannadkii 1988 ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa ay isu celiyeen  Maxaabbiis ay ku kala qabsadeen dagaalkii dhacay 1977. Maxaabbiistaas intooda badani waxay xirnaayeen toban sano ama ka badan. Howlo badan oo Maxaabbiista labada dhinac ku saabsan oo ay ka mid tahay wargelinta kuwa Soomaalida ah ee ehelkooda iyo kala beddelashadu…

Read More

Murashaxa Dimuquraadiga ee Dalka Maraykanka oo Iftiimisay Baadhitaano ay Hay’ada FBI Ku Hayso Emailadeeda & Maalmaha Kooban ee Doorashada ka hadhay

Washington 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Hillary Clinton Waxay sheegeysaa inay ku kalsoon tahay in baaritaanka FBI-da ee email-lada cusub ee la soo bandhigay aysan sababi karin in lagu helo kiis ayada ka dhan ah. Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Dimuquraadiga, waxay taageera yaasheeda u sheegtay in baarayaashu ay gaari doonaan gebogebo la mid ah baaritaankii bishii July…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Shiinaha u Fadhiya Dalka Somalia SAWIRO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):-  Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil  (Saylici) oo ay weheliyaan Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibedda, Wasiir-duawlaha Madaxtooyada, Afhayeenka Madaxweynaha, Wakiilka JSL ee China ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hogaaminayey Danjiraha Dawladda Shiinaha u fadhiya Dalka Soomaaliya Mr. Wei Hongtian (Warsame) oo booqasho…

Read More

Xildhibaan Cali Areeye Oo Jawaab Adag Siiay Riyo Raac ,Raage Iyo Rooda oo Shaaciyey Inay Xisbiga Waddani ka Baxeen Xiliyo Kala Duwan DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cali Aareeye oo Ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani Isla markaana Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Jawaabo kala Duwan Siiyey Sadex Mas’uul oo hore uga Tirsanaa Xisbiga Waddani. https://www.youtube.com/watch?time_continue=4&v=-jSUcyL6DLA

Read More

“Cirro wuxu doonayaa sida uu hadhkaas Baarlamaanka u fadhiyo in uu Laamiga ka Tallaabo oo uu aadyar Hadhka Madaxtooyada u Wareego Gacantii uu Iigu Codayayna Waa Mid Munaafaqnimo’’ Axmed Muumin Seed DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa Socdaal ku Tegay Magaalada Burco Isagoo Halkaas kaga qayb galay Caleemo Saarka Suldaan Cusub Waxaanu Markii Danbe ku Soo Laabtay Magaalada Berbera oo uu Warfidiyeenka Kula Hadlay.

Read More

Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Soo Jeediyey Xukuumada , Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiiro Uu Ku Tilmaamay Qaar Ay Qabyaaladi Biyo Dhigatey DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bahoobey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u soo jeediyey xukuumada , xisbiga Kulmiye iyo wasiiro uu ku sifeeyey qaar ay qabyaaladi biyo dhigatey.

Read More

Afhayeenka Waddani ” Saylici Saxaafadu way Taqaanaa Sida Kursiga lagu Keenay” DAAWO

Hargaysa 01.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa ka jawaabay Eedo uga yimid Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici. Afhayeenka Xisbigaasi Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxaa uu eedaha madaxwayne ku xigeenka ku tilmaamay kuwo aanay waxba ka jirin, Isagoo ku tilmaamay Cabdiraxmaan Saylici masuul gabay hawshii uu…

Read More

Sidee Loo Daryeelaa Dadka Qaba Xanuunnada Dhimirka Ee Dalalka Geeska Afrika ? DAAWO

Hargaysa 01.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Dadka Qaba Xannuunada ku dhaca Maskaxda amase Dhimirka ayaa aad ugu soo bata Marba Mark aka Danbaysa Deegaanada Dadka ku hadla Luuqada Soomaaligu ay degaan. Khubarada aqoonta u leh Xannuunada Dhimirka ayaa aaminsan in Korodhka dadka xannuunkan qaadayaa ay Sabab u tahay Degenaansho la’aanta ka taagan Meelo ka mid ah Dhulka…

Read More

“Isbahaysigu Afduubkii ay ku sheegeen Kulmiye waxay ka sameeyeen Xisbigay u tageen, inay boqollaal sharci-darro iyo Gole dhexe oo aan jirin Nin ku dulmaan, Ninna ku soo Saaraan..” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan-Saylici

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay inuu fashilmay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani marka la eego qaabkii uu u dhacay Shirkiisii Golaha dhexe oo Sabtidii toddobaadkii hore lagu soo gebo-gabeeyey Hargeysa markii Musharrixiinta Jagooyinka Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka lagu doortay, waxaanu sheegay Saylici in Xisbigaasi…

Read More

“Hadii la isku caayo askarnimada ninka askariga caayayaa waxa uu askarigu yahay baanu garanayn’’ Wasiirka Wershadaha DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Shucayb Maxamed Muuse, ayaa difaacay qiimaha iyo milgaha uu qaranka iyo bulshada dhexdeedaba ku leeyahay askarigu oo dhawaanahan rag siyaasiyiin ahi dhaliilo u jeedinayeen. Wasiir Shucayb oo ka qaybgalay munaasibad uu xisbiga KULMIYE kusoo dhaweynayey taageerayaal kaga soo biiray gobolka Gabiley, ayaa hoosta ka xarriiqay…

Read More

Maxay Xukuumadda Somaliland Ka Tidhi Maab (Map) Halis Ku Ah Qarannimada Dalka, Gobolada Galbeedkana Qaab Beelaysan U Kala Qaybiynaya, Dhibaatona Ka Dhex Abuuri Gaadhay Somaliland Iyo Jabuuti?!! DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay Khariirad Been Abuur ah oo lagu Qaybiyay gudaha Dalka Jabuuti, taasi oo dadka lagu Barayay Xuduudaha Somaliland. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdifataax Siciid Axmed ayaa sheegay in khariiradaasi aanay muujinayn xuduudaha rasmiga ah ee Somaliland, isla-markaana dhib loogu gaysanayo qaranimada Somaliland…

Read More

Qabanqaabada Soo Dhaweynta Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi Oo Si Weyn Looga Dareemayo Magaalada Borama

Boorama 01. November 2016 (SDN/QJ):- Waxa Magaalada Borama Ee Xarunta G.Awdal Si Weyn Loga Dareemayaa Dhaqdhaqaaqa Soo dhaweynta Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi Iyada Oo qabanqabada Soo dhaweyntaasi ay wakhtigan tahay ta ugu hadal haynta badan Borama. Wafti Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee…

Read More

Maxaa Ka Jira In Ciidammada Laanta Socdaalka Mushaharkooda Laga Jaro Lacago Lagu Bixiyo Deyn Uu Galey Taliyihii Hore?

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Ciidamadda Laanta Socdaalka Somaliland ayaa la sheegayaa in Mushaharooyinkooda laga Jaro lacago lagu Bixiyo deyn la sheegay inuu galey Taliyihii hore ee ciidamadaasi Korneyl Maxamed Cambaro. Qaar ka mida saraakiisha laanta Socdaalka oo magacyadooda ka gaabsaday arrimo la xidhiidha amniga shaqadooda ayaa Wargeyska Himilo u sheegay in mushaharkooda laga jaro…

Read More

Xisbiga Waddani oo Olole Taageero Ka Wada Deegaano Badan oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Magaalooyin door ah oo ka tirsan Gobolka Togdheer Waxay ka sameeyeen Dhoola Tusyo Siyaasadeed Kuwaas oo la Rumaysan Yahay inuu dabada ka riixayo Hogaamiyaha Cusub ee Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaanu Xisbigani xafiisyo ka furtay Degaanada Shanshacadde, Balicalanle, Gaatama, Gaadlayaal oo dhammaantood…

Read More