Xisbiga WADDANI oo Shir-qool Siyaasaddeed Ku Tilmaamay Xadhiga Ambassador Safina+ Ganacsade Reer Somaliland ah oo ay Ku Eedeeyeen Xadhigaas DAAWO

Hargaysa 02. January 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag u cambaareeyey xadhiga xoghayahii Xisbiga WADDANI u qaabilsanaa dawladaha Carabta Ambassador Axmed Safiina oo shalay galabnimaddii loo tabaaxay xabsi ku yaala dalka Kenya, waxaana Xisbiga WADDANI uu xadhigaas ku tilmaamay shirqool loo dhigay isla mar ahaantaana ah cadaawad foggaatay oo ka talowday…

Read More

Miisaaniyada Qaranka ee 2017 oo Golaha Wakiiladdu Duuduub Ku Ansixiyey & Buuq Hadheeyay Fadhigii Maanta DAAWO

Hargaysa 02. January 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Waxaa Hadheeyay Buuq ka Dhashay Ansixinta Miisaaniyada qaranka ee 2017 Kadib Markii la soo Jeediyey Laba aragtiyood oo Odhanaya In Miisaaniyada Duuduub Lagu Ansixiyo iyo in laga Doodo. https://www.youtube.com/watch?v=fG0C5uNZuVs&feature=youtu.be

Read More

Sagaal Bilood Ka Hor Qodobo ay Ku Heshiiyeen Wasiirka Warfaafinta & Saxaafada Somaliland oo uu Buriyey Wasiir Caddaani Iyo Cidhib Xumida ay Keeni Karto DAAWO

Hargaysa 02. January 2017 (SDN/QJ):- Waxay ahayd 3 bishii March ee Sannadkii Tegay ee 2016 Markii uu Wasiirka Warfaafinta Iyo Wacygelint Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani Kulan la qaatay Mulkiilayaasha Saxaafada Madaxa bannaan Isla Markaana ay Isla qaateen in Guud ahaanba La Joojiyo Baahinta Wararka Beelaha ee Kicinaya Bulshada Isla markaana wax u dhimaya…

Read More

Booliiska Waddanka Holland oo Wax Xil Leh Ku Sameeyay Wiil Marookaan ah oo mudo dheer Nafta u keenay !! DAAWO

Holland 02. January 2017 (SDN/QJ):- Wiil Marookaan ah kana soo jeeda qoys lacag leh ayaa mudo dheer waxaa quus ka taagnaa ciidamada booliiska dalka Holland kaas oo si xoog ah ku mari jiray wadooyinka xiran iyo kuwa leerka gaduudan uu shidan yahay ee ishaarada.   Wiilkaan oo wadan jiray gaari qaali ah gaar ahaan nuuca…

Read More

Odayaal uu Soo Abaabulay Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Magaalada Burco Kaga Hadlay Dhawaqyo Naxdin Ku ah Ummada Somaliland DAAWO

Burco 02. January 2017 (SDN/QJ):- Madax dhaqameedka Aqoon-yahanka iyo Waxgaradka Deegaanka Cali Ciise ee Gobolka Togdheer oo Warbaahinta Dawlada la hadlay ayaa Sheegay inay Gef tahay in la Aflagaadeeyo loona hanjabo Wasiirka Warfaafinta Somaliland. Warkan ayaa Laga Baahiyey Idaacada Radio Hargaysa Iyo Telefishanka Qaranka Kaas oo Laf Jab ku ah Milgaha Saxaafada Maadaama uu Kicinayo…

Read More

“Xidhiidh Fiican Oo Iskaashi Ayaanu Leenahay Somaliland Iyo Somaliyaba, Waxaanan Isticmaalnaa Dekedaha Djibouti, Berbera Iyo Kuwa Kale Ee Gobalka” Raysalwasaare Hailemariam Desalegn DAAWO

Addis Ababa 02. January 2017 (SDN/QJ):- Raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa markii u horaysay ka hadlay isbedelada dhinaca dekedaha ee ka socda gobalka Geeska Afrika, waxaanu sheegay in dalkiisu xidhiidh wanaagsan la leeyahay dhammaan dalalka gobalka Geeska Afrika. Raysalwasaare Hailemariam Desalegn oo toddobaadkan u waramay telefishanka Aljazeera, ayaa waxa la weydiiyay su’aal u dhignayd sidan…

Read More

Sheekh Cabdillaahi Beberaawi oo Madaxda Xisbiyada Qaranka Somaliland Ugu Baaqay inay Ka Fogaadaan Hadalada Naxliga Leh ee Shacabka Kala Fogaynaya DAAWO

Hargaysa 02. January 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Cabdillaahi Xassan Xaashi (Beberaawi),oo qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa farriin dar-daaran ah u direy siyaasiyiinta Axsaabta qaranka Somaliland. Sheekh Cabdillaahi Xassan Xaashi (Beberaawi),waxaa uu ugu baaqey madaxda siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta dawladdaba in ay ka fogaadaan ereyada ama hadallada kala fogeynaya bulshada iyo shakhsiyaddiisaba….

Read More

Beesha Bariga Hargeysa oo Xaal Ka Bixiyey Hadalo Naxli iyo Cunfi ah oo Ka Soo Yeedhay Suldaan Habaar DAAWO

Hargaysa 02. January 2017 (SDN/QJ):- Odeyada iyo wax-garadka ka soo jeeda beesha bariga Hargeysa, ayaa xaal marin ka bixiyey hadalo naxli iyo cuqdad iskugu jira oo ka soo yeedhay Suldaan Saleebaan Boqor oo Ku Magac dheer Suldaan Habaar. Qaar ka mid ah Odeyada, wax-garadka, culimaa-uddiinka, aqoonyahanka iyo dhallinyarta ka soo jeeda bariga Burco, ayaa sidan…

Read More

Suldaan Cabdiqani oo Doorashada Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Ku Tilmaamay Xaaraan aan Ergo Sax ahi u Codayn

Muqdisho 02. January 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Cabdiqani Cabdillaahi Maxamed oo ka mid ah Madax-dhaqameedka soo xulayey Ergada dooran lahayd Xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland gaar ahaan Beelaha Foosiya ka soo jeeddo, ayaa sheegay in Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ay ku soo baxday Boob iyo Ergo Xaaraan ah oo aan…

Read More

Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka G.Togdheer Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Tirada Dadka Ku Dhintey Xanuunka Shuban Biyood Ka Dillaacey Deegaanka Coodanle DAAWO

Burco 02. January 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya degmada Burco ayaa sheegaya in Isuduwaha wasaaradda caafimaadka gobolka Togdheer Dr Yuusuf Dirir Cali uu faah-faahin ka bixiyey tirada dadka deegaanka Coodanle ee gobolka Buuhoodle ugu geeriyooday xanuunka shuban biyoodka ee ka dillaacey deeganadaasi oo abaaro baahsani ay ka jiraan. https://www.youtube.com/watch?v=BBBcEgyFBsE

Read More

Musuq  Maasuq Iyo Wax Is daba Marintii Ugu Xumamayd oo Saamaysay Xulashada Baarlamanka Cusub ee (Somalia Warbixin)

Garowe 02. January 2017 (SDN/QJ):- Dalka Somalia, wuxuu haatan diyaar garow ugu jiraa doorasho lagu wado inay qabsoonto dabayaaqada sannadka 2016, waxaana socda loollan xooggan oo loogu jiro kuraasta aqalka sare iyo kan hoose ee Barlamanka dalku yeelan doono sanadkaan dabyaqadiisa. Doorashadan ayaa ka duwan midii dhacday sannadkii 2012, taasoo go’aanka xulista xildhibaanada Barlamanka ka…

Read More

GAROOWE: Puntland oo lagu Qabtay Laba Ruux oo Faafinayey Cudur-dhaliye Halis ah iyo Maamulka PAC oo ka hadlay

Garowe 02. January 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada ammaanka ee Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa qabtay Nin iyo Gabadh la sheegay inay qabaan Cudurka halista ah ee Aids-ka isla-markaana ay si ula kac ah ugu faafinayeen Dadka, sida ay sheegtay Hay’adda PAC oo Puntland u qaabilsan la dagaalanka Aids-ka. Agaasimaha Hay’adda PAC Dr. Cabdiraxmaan Siciid Dhagaweyne, ayaa Warbaahinta u…

Read More

Fannaanka Axmed Biif oo Loo Diiday Inuu Magaalada Muqdisho ka Dhigo Bandhig Faneed Ku Wajahan Dabaal dega Sannadka Cusub DAAWO

Muqdisho 02. January 2017 (SDN/QJ):- Fanaanka caan ah ayaa Habeen Hore iyo Kala Wareegii Sannadkii Tegay iyo Soo dhawaynta Sannadka Cusub ee 2017 loo diiday inuu qabto bandhig faneed Fanaankan oo ah fanaan caan ka ah gayiga Soomaalidu degto waxaana fanaankan la yidhaaha Axmed Cabdikariin Maxamed (Biif) waxaana laga hor joogsaday bandhig faneed uu ku…

Read More