Yaab: Hooyo Ilmaheedii Yaraa Ku Riday Kildhi Si Ay Uga Qaado Sawir Ay Ku Soo Bandhigto Facebook!
London 17. February 2017 (SDN/QJ):- Dhacdo aad u naxdin badan oo ay la kulantay hooyo rabtay inay sawir ka qaado ilma yar oo ay dhashay si ay sawir uga qaado oo ay ugu soo bandhigto barta facebook. Tallaabada ay ku kacday Hooyadani ayaa noqotay mid aad looga hadal hayo baraha bulshada ee Internet-ka ee ay…
