Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Ka Deyriyey In Ciidan Shisheeye Saldhig Laga Siiyo Bogcad Ka Mid ah Dhulka Somaliland
Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X Xasan ayaa cambaareeyey heshiiska Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ee aasaaska u ah in madaarka Magaalada Berbera laga siiyo Imaaraadka Carabta Saldhig Millatari oo mudanayaasha labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladu fadhi wada jir ah ku ansixiyeen. Xirsi oo arrintaasi ka hadlaya…
