Xogo Cusub: Boqorka Jilayaasha Filimada Hindiga Ee Shahrukh Khan Iyo Sida Uu Ku Gaadhay Halkuu Maanta Joogo
Delhi 12. February 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo Halyeyga Jilaha Filimada Hindiga ah ee Shahrukh Khan (SRK) uu sannadkan u dabbaal degayo Xuska Dhalashadiisa 52aad oo ku beegan Bisha siddeedaad ee sannadkan bal aan milicsi kooban ka eegno taariikhda iyo nolosha uu ninkan caanka ahi soo maray. Shahrukh Khan wuxuu ku caan yahay in loogu yeedho…
