Madaxweyne Farmaajo oo Markii ugu horeesay isaga oo Madaxweyne ah tagay Villa Somalia Kulan gaar ahna la qaatay Madaxweynaha Xilka ka Sii Degaya SAWIRO
Muqdisho 11. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta markii ugu horeesay isaga oo Madaxweyne ah waxa uu booqasho ku tagay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee dhawaan lagu wado in uu dego kuna shaqeeyo. Farmaajo iyo xubno kale oo la socday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynhii hore ee Soomaaliya…
