Somalia: Rai’iisul Wasaare Sharmarke oo soo Dhaweeyay Go’aan ka Dhan ah Kenya oo Maxkamadda ICJ soo Saartay
Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku saabsanaa Soohdinta Badda. “Waxaan ku kalsooneyn in Soomaaliya ay ku guuleysaneyso dacwadaan. Maanta, waxaan aragnaa natiijada dadaalka xukuumadaha ku meel gaarka iyo xukuumadda hadda jirta ay ugu jireen difaaca xuduudaheena….
