Khilaaf Cusub Oo Soo Kala Dhex galay Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia & Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Iyo Fadeexada Ka Dhalatay Gudoomiye Ku Xigeenka Guddida Doorashadu oo Si Cad ugu Ololeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh!! DAAWO
Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Inta badan musharaxiinta u taagan doorashada madaxtinimada Somalia ayaa ka hor yimid go’aankii ka soo baxay guddiga doorashada madaxweynaha ee lagu laalay doodii ay yeelan lahaayeen musharaxiinta ee ka bixi laheyd dhinaca Tv-ga. Musharaxiinta ayaa diiday in dooda la duubo ka dibna laga sii daayo Tv-ga Qaranka, iyagoo ka…
